Sifir Arrives Back in Hargeisa after Years

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Sifir Arrives Back in Hargeisa after Years

Post by LiQaaye_TDH »

Waxa Saaka garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport kazoo dagay siyaasiga Cismaan Jaamac Sifir oo kamid aha siyaasiyiintii 20kii sano ee ay Somaliland xornimadeeda dib ula soo noqotay u ololaynayay midnimada Soomaali wayn.

Cismaan sifir waxa madaarka saaka ku qaabiley dadwayne badan, hase ahaatee may jirin cid habayaraatee xukuumada ka socota oo kusoo dhawaysay madaarka imaatinkiisa dalka. MudaneSifir waxa uu dalka ku yimi Cafis uu kazoo dalbaday Madaxwaynaha Somaliland Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), kaas oo uu madaxwaynuhu u fidiyay siyaasiga.

Cismaan Jaamac Sifir oo u dhashay Somaliland ayaa mudadii ay Somaliland xornimadeedda dib ula soo noqotay, kamid ahaa siyaasiyiinta aad ka ugu ololayn jiray Midnimada Somali wayn, waxaanay inta badan dadka reer Somaliland su’aalo iska waydiinayaan waxa iska badalay mabda’iisii iyo Cafiska uu Madaxwayne Siilaanyo u fidiyay.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Sifir Arrives Back in Hargeisa after Years

Post by kaliil »

emperor oo xanaaqsan ayaa hadda meesha soo geli isagoo ordaaya :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Sifir Arrives Back in Hargeisa after Years

Post by The_Emperior5 »

kaliil wrote:emperor oo xanaaqsan ayaa hadda meesha soo geli isagoo ordaaya :lol:
:lol: :lol: :lol: Sifir caade qaate bu aha laakin dee inadeerku ba cafis siiyey :lol:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Sifir Arrives Back in Hargeisa after Years

Post by kaliil »

The_Emperior5 wrote:[
:lol: :lol: :lol: Sifir caade qaate bu aha laakin dee inadeerku ba cafis siiyey :lol:
:lol: :lol:

dawlada ama Siilaanyo weli maka hadleen cafiska?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Sifir Arrives Back in Hargeisa after Years

Post by The_Emperior5 »

haa maalin hore bu cafis u fiidiyey madaxweynuhu marka maantu yimi sifir hargeisa
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Sifir Arrives Back in Hargeisa after Years

Post by kaliil »

The_Emperior5 wrote:haa maalin hore bu cafis u fiidiyey madaxweynuhu marka maantu yimi sifir hargeisa
waan gartay?
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Sifir Arrives Back in Hargeisa after Years

Post by Cali_Gaab »

Kaliil, i posted this last week or so: Here you go:
Cali_Gaab wrote:Silaanyo has officialy pardoned him and this is his response:

Maxamuud Cabdillaahi Jaamac (Sifir) oo isagoo jooga magaalada Nayrobi xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu cafiska ugu fidiyay Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, “Aad baan ugu faraxsanahay waanan soo dhawaynayaa oo uga mahadcelinayaa, intii aanan warqadda soo qirina waanu wada hadalnay Madaxweynaha waanan u sharaxay, waraaqdana waan u soo qoray, markaas waan imanayaa dhawaan inshaalah Hargeysa.” ayuu yidhi Sifir.

Waxa uu intaas ku daray inuu shacabka reer Somaliland ka raali gelinayo go’aankii uu kaga tagay, “Dadkayga ayaan u soo hoyanayaa, waxaanan shacabka Somaliland oo dhan ka raali gelinayaa is af-garan waagii iyo wixii ay iga tabanayeen, marna colaad uguma maqnayn ee sidaas ha ula socdaan. Aragtidayda ayuun baa halkaas ila martay, laakiin markaad tijaabiso ee aad natiijadeeda aragto halkii uun lama taagnaado haddii ay hagaagi waayaan. Maah maah carbeed ayaa tidhaahda Arujuuc ilal Xaqa Fadiila oo macnaheedu yahay xaqood u soo noqotaa waa samafal.”

He finally saw the light and took the reality at face value :clap:
And here's the topic:

viewtopic.php?f=245&t=260540
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Sifir Arrives Back in Hargeisa after Years

Post by kaliil »

Cali_Gaab wrote:Kaliil, i posted this last week or so: Here you go:

:up:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Sifir Arrives Back in Hargeisa after Years

Post by kaliil »

Siyaasiga Maxamud C/laahi Sifir Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Sheegayna In Uu Diyaar Yahay In Uu Ka Qayb Qaato Masraxa Siyaasada Somaliland

Hargeysa(OWN)- Siyaasiga Maxamud C/laahi Jaamac (sifir) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay ka dib markii uu Dhawaan uu cafis u Fidiyey Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo waxaanuu maanta barqadii ka soo degay Madaarka Cigal International Airport ee Magaalada Hargeisa.
Waxa maanta madaarka ku soo dhaweeye Eheladiisii iyo saxaxaabtiisii, waxa markii uu soo dagay diyaaradii uu saarnaa uu qolka nasashada ee madaarka Hargeisa ugu waramay wariyayaal ka Warbaahinta Somaliland waxana uu sheegay in uu muddo Todoba sano ah dalka ka maqnaa isla markaana uu mudadaas ka qayb galay siyaasado badan oo dalka dibadiisa ah .
Dr. Sifir ayaa waxa uu sheegay in la gaadhay wakhtigii uu rabitaanka iyo siyaasada dadkiisa uu ka shaqayn lahaa mar uu ka jawaabayay in uu ka qayb galayo siyaasada dalka waxa uu yidhi “haddii la ii baahado diyaar ayaan u ahay in aan u shaqeeyo dadkayga iyo dadkayga, maantana ma Garnaqsanasaynee waan isug xogwaramaynaa.”
Waxa kale oo waxa laga weydiiyey Md. Sifir aragtidiisii hore ee uu aaminsanaa ee Soomaaliweyn waxa uu yidhi “ Nimba maalin ayaa uu Soomaaliweyn aamin sanaa, adduunka waxa jiray dadal hore oo midaysnaa jiray, sida Midawgii Soofiyeeti balse markii danbe ay kala noqdeen wadamo kala gaar ah noqdeen, sidaa darteedna ay Somaliland la mid tahay dalalkaasi dib u kala noqday.”

Siyaasiga Maxamud C/laahi Jaamac (sifir) ayaa waxa uu Soamliland ka tagay sandii 2003 markii uu Madaxweynihii hore ee Somaliland Md.Daahir Rayaale Kaahin, dooradshadii kaga guulaytay Madweynaha Hada Axmed Maxmed Siilaanyo, Wakhtigaas uu uu Md. Sifir ka mid ahaa Masuuliyiintii Xisbiga KULMIYE, waxanuu wakhtigaas ka tagay Somaliland isaga oo iclaamiyey in aanay waxba ka jirin qadiyada Qaranimada iyo Gooni isutaaga ee Somaliland waxa uu sheegay in uu aaminsan yahay fihir Soomaaliweyn, isaga oo fikirkaas uu aaminsanaa abaal marin ugu helay Xilal uu ka soo qabtay dawladii u danbeeyey ee dibadaha loogu soo dhisay Somaliya isaga oo Raysay Wasaare ku xigeen ka noqday Xukuumadii uu Raysal Wasaaraha ka ahaa Dr.Cali Maxmed Geeddi, Madweynahna ka ahaa Col.Cabdilaahi Yuusuf Axmed kuwaas oo wakhtigaas cadaystay cadaawdii ay u qabeen Somaliland, waxa kale oo Sifir lagu xasuustaa hadaladiisii cad cadaa ee uu kaga soo hor jeeday Qaranimada iyo Madaxbanaanida Somaliland.

Isuku soo wada Xooriyoo waxa ay ahayd dhawaan marrkii uu Siyaasiga Maxamud C/laahi Jaamac (sifir) codsi cafis ah u soo qortay Madaxweyne Siilaanyo, isla markaan uu Madaxweyuhu shaaciyey in uu cafis u fidiyey oo uu dalkiisa Hooyo ku soo laaban karo.

Ma aha markii ugu horaytasay ee Siyaasi u dhashay Somaliland oo aaminsanaa Fikirka Soomaaliweyn uu dalka dib ugu soo laabto, waxan la xusuustaa safarkii ugu dambeeyey ee uu Siyaasiga kale ee Cismaan Kaluun ka yimid dalka, isaga oo aan waxa cafis ah soo codsan, taas oo dhalisay cadho iyo cambaaray xoogan oo ka timaada Shirgudoonka Baarlamaanka ,Gudoomiya yaasha labada Xisbi Qaran ee KULMIYE iyo UCID iyaga oo wakhtigaas cosanayey in sharciga la hor geeyo Cismaan Kaluun, arintaas ayaa waxa ay ku dhamaatay ka dib uu Cismaan Dalka dib ugu laabtay.
Waxa kale oo Xasuus mudan in siyaasiga kale ee Ismaaciil Maxmuud Hurre (Buubaa) uu isaga uu ku sugan Magaalada Nirobi uu sheegay in uu dhawaan dalka ku soo laabanayo.

http://oodweynenews.com/news/36236-siya ... iland.html
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Re: Sifir Arrives Back in Hargeisa after Years

Post by Sakhraan »

waa in laga mamnuucaa all the former Dirta Waqooyi iney wax jaga ka qabtaan Somaliland muddi 5 sano ah.

Sifir mafiiq haloo dhiibo maalinta nadaafada.......it would serve as some sort of Rehabilitation Programme.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Sifir Arrives Back in Hargeisa after Years

Post by Cali_Gaab »

Sakhraan wrote:waa in laga mamnuucaa all the former Dirta Waqooyi iney wax jaga ka qabtaan Somaliland muddi 5 sano ah.

Sifir mafiiq haloo dhiibo maalinta nadaafada.......it would serve as some sort of Rehabilitation Programme.
:lol: :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Sifir Arrives Back in Hargeisa after Years

Post by The_Emperior5 »

Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”