Page 1 of 1

Shariff speaks to Somali Police Force(67 anniversary)

Posted: Tue Dec 21, 2010 5:43 pm
by grandpakhalif
Image

Maalintii Shalay waxaa magaallada Muqdisho laga xusay 67 guuradii ka soo wareegtay Aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, waxaana munaasabaddaasi ka qeyb galay Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed, R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka gaashaandhigga, wasiirka arrimaha Gudaha, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, saraakiil Ciidan iyo madax kale.

Munaasabadda waxaa suugaan ku soo badnhigay kooxda Fanaaniinta Heegan ee ciidanka Booliska, ayadoo cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska ay halkaasi salaan ku siiyeen Madaxda Dowladda.

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image
:up: :up: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som:

Re: Shariff speaks to Somali Police Force(67 anniversary)

Posted: Tue Dec 21, 2010 5:45 pm
by garoweboy
nice pictures :lol:

Re: Shariff speaks to Somali Police Force(67 anniversary)

Posted: Tue Dec 21, 2010 5:46 pm
by The_Emperior5
That doesn't look bad

Re: Shariff speaks to Somali Police Force(67 anniversary)

Posted: Tue Dec 21, 2010 5:48 pm
by grandpakhalif
The_Emperior5 wrote:That doesn't look bad
Because of H.E Farmaajo has stopped corruption things are looking for Muqdisho 8-)

Re: Shariff speaks to Somali Police Force(67 anniversary)

Posted: Tue Dec 21, 2010 5:53 pm
by Coeus
:som: :up: