An Office-Ku Sheeg Opened Up In NAIROBI For SSC-Supporters !

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

An Office-Ku Sheeg Opened Up In NAIROBI For SSC-Supporters !

Post by Knight of Wisdom »

http://horufadhi.com/?p=1602


Munaasabad balaadhan oo lagu furayay xafiiska SSC ee dalka Kenya ayaa manta waxaa ay ka dhacday xafiiska gudihiis
Xafiisakan ayaa waxaa albaabada u furay wasiirka arimaha dabada mohamuud ali jaamac iyo sido kale wasiirada kala duwan ee SSC oo halkaasi joogay waxaane isne halkaasi ku sugnaa garaad jaamac garaad ali garaad jaamac iyo sidoo kale xubno ka socda jaaliyada Nairobi oo uu ka mid tahay mtaan xasan boobe iyo cabdiqaadir firdhiye iyo sidoo kale maamo khadro Mohamed ciise oo ah aqoonyahada ku xil dheer arimaha siyaasada soomaaliya mudane ku soo jirtay
Waxaa xafiiska way nee SSC uu ku yalaa daartawayn ee la yidhaahdo Tirecoria kuna taalo badhtamaha magaalada Nairobi
Xafiiskan ayaa waxaa uu ahaa ujeedada loo furay in laga hago dhamaan inta danayneeso hawlaha SSC sida hay adaha caalamiga ah iyo kuwa waliba u dooda xuquuqda bili aadamka oo codsaday in ay furtaan xafiis si loogu wareejiyo wax alaalah wixii loogu tala galay SSC maadama ay awal mari jireen maamulada dariska ah balse waxaa ay sheegeen in hada wixii xaq ay u leeyihiin ay mari doonana xafiiskan way nee ee SSC ay ku leedahay Nairobi
Sidoo kale waxaa uu ufuran yahay dhamaan bulsho waynta soomaaliyeed ee had iyo jeeraa daneeyo hawlaha SSC iyo waliba bulshada xaqa u leh xafiiskan oo ah kuwa SSC
Guntii iyo gabagabadii waxaa la kala wareegay xafiiskan wasiirka arimaha dabeda mohamuud ali jaamac oo ku wareejiyay Eng Mohamed xasan xaaji oo ah nin aad ugu takhasusay hawlaha hay adaga iyo waliba xafiisyada isla markaane aqoon wayn u leh sidii uu ugu shaqayn lahaa umada SSC
Wasiirka arimaha dabada mohamuud ali jaamac markii uu albaabada u furay xafiiska aykuu ka ambabaxay magaalada Nairobi isagoo socdaal ku mari doona wadamo badan oo ka mid ah imaaraadka yurub iyo waliba marykanka.
Abdiwahaab Mohamed Abdweyne.
Kenya Nairobi.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: An Office-Ku Sheeg Opened Up In NAIROBI For SSC-Supporte

Post by Khalid Ali »

ssc embassy in nairobi kenya well done :up:

:up:
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: An Office-Ku Sheeg Opened Up In NAIROBI For SSC-Supporte

Post by Knight of Wisdom »

khalid ali wrote:ssc embassy in nairobi kenya well done :up:

:up:
Sooner or later, there will be SSC-office in Addis Ababa, Djibouti, Mogadishu, Dar-as-Salam, Cairo, and so forth.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: An Office-Ku Sheeg Opened Up In NAIROBI For SSC-Supporte

Post by Khalid Ali »

Knight of Wisdom wrote:
khalid ali wrote:ssc embassy in nairobi kenya well done :up:

:up:
Sooner or later, there will be SSC-office in Addis Ababa, Djibouti, Mogadishu, Dar-as-Salam, Cairo, and so forth.

inshallah there will be even offices in hargeisa kampala asmara khartoum Juba inshallah viva ssc :up:
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: An Office-Ku Sheeg Opened Up In NAIROBI For SSC-Supporte

Post by Knight of Wisdom »

khalid ali wrote:

inshallah there will be even offices in hargeisa kampala asmara khartoum Juba inshallah viva ssc :up:
No, Hergeisa is part of SSC...loo ma bahna office in laga sameeyo in Hergeisa ! :lol: :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: An Office-Ku Sheeg Opened Up In NAIROBI For SSC-Supporte

Post by Khalid Ali »

Knight of Wisdom wrote:
khalid ali wrote:

inshallah there will be even offices in hargeisa kampala asmara khartoum Juba inshallah viva ssc :up:
No, Hergeisa is part of SSC...loo ma bahna office in laga sameeyo in Hergeisa ! :lol: :lol:

how can hargeysa be part of ssc i thought ssc was sool sanaag and cayn only confused here pinky boy :lol:
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: An Office-Ku Sheeg Opened Up In NAIROBI For SSC-Supporte

Post by Knight of Wisdom »

khalid ali wrote:

how can hargeysa be part of ssc i thought ssc was sool sanaag and cayn only confused here pinky boy :lol:
:lol: :lol:

SSC will take over and Hergeisa and occupy it, thus it will fall under SSC rule. :lol: :lol: :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: An Office-Ku Sheeg Opened Up In NAIROBI For SSC-Supporte

Post by Khalid Ali »

Knight of Wisdom wrote:
khalid ali wrote:

how can hargeysa be part of ssc i thought ssc was sool sanaag and cayn only confused here pinky boy :lol:
:lol: :lol:

SSC will take over and Hergeisa and occupy it, thus it will fall under SSC rule. :lol: :lol: :lol:

Kingdom of pinky well thats not fair ssc should not be the aggressor here
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: An Office-Ku Sheeg Opened Up In NAIROBI For SSC-Supporte

Post by Knight of Wisdom »

khalid ali wrote:

Kingdom of pinky well thats not fair ssc should not be the aggressor here
Rumors has it that General. Abdicasis and Morgan will be coming to Buuhoodle :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: An Office-Ku Sheeg Opened Up In NAIROBI For SSC-Supporte

Post by Siciid85 »

khalid ali. I just realised Knight of mspinky is a chick. :shock:


Check this topic out.

viewtopic.php?f=18&t=263227
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: An Office-Ku Sheeg Opened Up In NAIROBI For SSC-Supporte

Post by Knight of Wisdom »

Siciid85 wrote:khalid ali. I just realised Knight of mspinky is a chick. :shock:


Check this topic out.

viewtopic.php?f=18&t=263227
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: An Office-Ku Sheeg Opened Up In NAIROBI For SSC-Supporte

Post by Khalid Ali »

Kingdom are u a girl or a boy
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: An Office-Ku Sheeg Opened Up In NAIROBI For SSC-Supporte

Post by Goljano Lion »

khalid ali wrote:Kingdom are u a girl or a boy
:lol: :lol: Bintu-qudhan weydii
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: An Office-Ku Sheeg Opened Up In NAIROBI For SSC-Supporte

Post by Knight of Wisdom »

khalid ali wrote:Kingdom are u a girl or a boy
:lol: :lol: :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: An Office-Ku Sheeg Opened Up In NAIROBI For SSC-Supporte

Post by Khalid Ali »

Knight of Wisdom wrote:
khalid ali wrote:Kingdom are u a girl or a boy
:lol: :lol: :lol:

whats so funny cant u just answer saaxib or saaxibaday oo
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”