Wasiirka amniga Puntland Oo Ka Hadlay Xaalada Amni Ee Deegan

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Wasiirka amniga Puntland Oo Ka Hadlay Xaalada Amni Ee Deegan

Post by FBISOMALIA »

Image
Boosaso ( RBC Radio ) Wasiirka Wasaarada amniga Puntland Gen: Yusuf Axmed khayr ayaa waxaa uu Ka Hadalay xaalada guud ee dhinaca Amniga Puntland Guud ahaan Gaar ahaan Boosaso.

Wasiirka Oo La Hadlayay Qaybo Ka mid ah Saxaafada Gobolka ayaa sheegay in amniga guud ee deeganada Puntland Yahay mid Meel Wanaagsan Maraya isla markaasina arintaasi Uga Mahad Celinayaan Ciidamda amaanka iyo Shacabka Puntland Oo Kala shaqeyay sidii Amniga Gcan Loogu dhigi Lahaa.

Gen: Yusuf Axmed Khayr ayaa sheegay in Ciidamda amaanka Sidoo kale Hakiyeen dilal Ka dhici jiray Boosaso Taasi oo Ku Macneeyay in ay Tahay Mid ka Timid Wada shaqey ay Yeeshen Laamaha amniga iyo Shacabka Xaafadaha Boosaso.

isagoona Tusaale U soo Qaatay Howlgalkii ay Ciidamada Booliska Boosaso Ku Dileen Kuna Dhaawaceen Rag La sheegay in ay Laf Dhabar u ahaayen Amni Darida Boosaso.

Wixii intaa ka danbeyayna aysan jirin Wax la Taaban Karo oo la xiriira Falalka amni darada Ee Dhici Jiray Kal Hore Oo mar Danbe Dhacay.

ugu danbeyntiina wasiirka ayaa Ugu Baaqay shacabka reer Puntlan dIsku Duubni iyo in Meel Looga Soo Wada Jeesto Arimaha amniga Gudaha Puntland.

Mohamed A Rashiid
RBC Radio Garowe
User avatar
jamols2
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Tue Feb 24, 2009 9:31 am

Re: Wasiirka amniga Puntland Oo Ka Hadlay Xaalada Amni Ee De

Post by jamols2 »

:dj: :down:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Wasiirka amniga Puntland Oo Ka Hadlay Xaalada Amni Ee De

Post by FBISOMALIA »

------
User avatar
jamols2
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Tue Feb 24, 2009 9:31 am

Re: Wasiirka amniga Puntland Oo Ka Hadlay Xaalada Amni Ee De

Post by jamols2 »

my bad :lol: :up: :up: :up: :dj: :dj: :dj:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”