Page 1 of 1

Burhan Cilmi oo ah Wasiir ku xigeenka Beeraha Puntland in UK

Posted: Sun Jan 02, 2011 12:31 am
by FBISOMALIA
London(Puntlandi.com) Burhan Cilmi oo ah Wasiir ku xigeenka Beeraha Puntland ayaa booqasho ku jooga UK, Waxaana aad usoo dhaweeyey Jaaliyada Puntland oo aan ukala harin, Xafladadaan oo jamcadii dhacdey ayaa waxaa hadalo kala duwan kasoo jeediyey hogaamiyayaasha jaaliyada Puntland ee UK, qaar kamid ah jaaliyada iyo masuuliyiin matalaya Haweenka Puntland ee UK.

Wasiir ku xigeenka waxaa halkaas lagu waydiiyey su’aalo muhiim ah, sida xaalada Laascaanood iyo maqnaansheheeda ay ka maqantahey deegaanka Puntland, hoos ka daawo xafladii