BreakingNews: President of Hiiraanstate announce his cabinet

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

BreakingNews: President of Hiiraanstate announce his cabinet

Post by AhlulbaytSoldier »

Madaxweynaha Hiiraan oo ku dhawaaqay golahiisa wasiirada.

Muqdisho: (Sh. M. Network) Madaxweynaha Hiiraan State Dr. Maxamuud Cabdi Gaab ayaa maanta shir Jaraa’id oo uu ku qabtay Hotel Ambasador ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kaga dhawaaqay Xubnaha Xukuumadiisa , iyadoo wareegtada uu akhriyay Madaxweyne ku xigeenka Hiiraan State Mukhtaar iimaan Cabdulle , waxaana Wasiirada ay kala yihiin sidatan :



1) Wasiirka Amniga: S/guuto ismaaciil Cilmi Xareed

2) Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Diinta :

Prof. Ibrahim Sheekh Xasan .

3) Wasiirka Arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose :

Prof. C/raxmaan A/kadir A/raxiim

4) Wasiirka Gaashaandhigga :

S/guuto Xasan Cali Qeylooy

5) Wasiirka Xiriirka dibadda iyo iskaashiga caalamiga:

Dr. C/qaadir Cali Cabdi “Xuur”

6)Wasiirka Maaliyadda :

Mr .C/qaadir Sh.mu’min Faarax

7) Wasiirka Warfaafinta :

Mr. C/qaadir C/lle Xooshow

8) Wasiirka Caafimaadka

Dr. C/llaahi Sheekh Yuusuf Macalin Maxamed

9) Wasiirka Waxbarashada, barbaarinta iyo Tacliinta sare :

Prof. Axmed Maxamuud Wehliye “Xiji”

10) Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta :

Mr. Aadan Cabdi Wayax

11) Wasiirka Dib u dhiska :

Eng. Maxamed Cusmaan Axmed “ Baasto”

12) Wasiirka Dib u dejinta:

Mr. Siyaad Aadan

13) Wasiirka Xiriirka Hiiraan State iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya:

Avv. Daahir Xasan Cabdi

14) Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka :

Mr. ismaaciil Aadan

15) Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Daaqa:

Xaaji Siciid Maxamed

16) Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska :

Marwo Istanbuul Xaaji C/samad

17) Wasiirka Macdanta,Batroolka iyo Biyaha :

Mr. Jaamac Qoor-madoobe

18) Wasiirka Ganacsiga :

Mr. Maxamed Cismaan Xasan

19) Wasiirka Dastuurka :

Mr. Maxamed Guuleed Cabdi

20)Wasiirka Shaqada ,shaqaalaha ,dhalinyarada iyo Cayaaraha:
Marwo Sucaad Diiriye Xasan

21) Wasiirka Beeraha :

Dr. Maxamed Faarax Makaraan

22)Wasiirka Qorsheynta :

Mr. Haadi Cabdi Yuusuf

23) Wasiirka Deegaanka:

Col. Cageey

24) Wasiirka Howlaha guud iyo guriyeynta:

Mr. Yuusuf Macalin Maxamed Owxaaji “Guulwade”

25) Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta:

Mr. Xasan Nuur iidow

Waxaa kaloo Madaxweynaha Hiiraan State, magacaabay Mas’uuliyiinta kala ah:

Taliyaha Ciidamada Milatariga:

S/guuto Maxamed Goodax Barre

Taliye ku xigeenka koowaad ee Ciidamada Milatariga:

G/sare Dhaqane Cabdi Axmed Nuur

Taliye ku xigeenka Labaad ee Ciidamada Milatariga:

G/sare Siraad Xiish

Taliyaha Ciidamada Nabadsugidda:

S/guuto Khaliif Mu’min Tooxow

Gudoomiyaha Maxkamada sare:

Cabdi Rooble Naxar

Gudoomiyaha Hanti dhowrka:

Dr. C/llaahi Maxamed Cadow

Lataliyaha Madaxweynaha Arrimaha Siyaasadda iyo ammaanka :

Duuliye sare Axmed Cismaan Beyle

Lataliyaha Madaxweynaha Arrimaha Sharciga :

Dr. C/kariim Maxamed Caraale (Huutaan)

Agaasimaha Madaxtooyada :

Marwo Canab Maxamed Abtidoon

Afhayeenka Xukuumadda :

Mr. Cilmi Khaliif Guuleed “Cilmi yare”

Afhayeenka Madaxtooyada :

Mr. Maxamed Keynaan Wehliye

Agaasimaha Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka :

Mr. Maxamed Bukhaari Axmed

Madaxweynaha Hiiraan State , wuxuu si dhaqsiya ah ku soo magacaabi doonaa wasiir ku xigeenada wasaaradaha iyo sidoo kale Taliska Booliska , ku xigeenadiisa , ku xigeenada Nabadsugidda, ku xigeenka Hanti dhowrka , Gudoomiyaha Bankiga dhexe, ku xigeenkiisa , ku xigeenka Gudoomiyaha Maxkamadda sare , Xeer ilaaliyaha guud , Xeer ilaaliye ku xigeen iyo Gudoomiyeyaasha gobolada seddexda ah ee Hiiraan State ay ka kooban tahay oo kala ah sidatan :

Gobolka Dhagax Jibis , waxa uu ka kooban yahay 7 degmo oo kala ah : Magaalada Baladweyne oo ah Caasimadda dowladda Hiiraan State ,sidoo kalana ah Xarunta Ganacsiga iyo Magaalo Madaxda gobolka Dhagax jibis, Degmada Jawiil ,Degmada Coomaad,Degmada Matabaan,Degmada Deefoow,Degmada Feerfeer Soomaaliya iyo Degmada Farlibaax .

Gobolka Deebley , waxa uu ka kooban yahay 7 degmo oo kala ah : Degmada Buulo burde oo ah Xarunta gobolka Deebley , Degmada Maxaas,Degmada Magokori ,Degmada Halgan ,Degmada Dabayoodle,Degmada Buqda iyo Degmada Hees.

Gobolka Koonfurta Hiiraan , waxa uu ka kooban yahay 6 Degmo oo kala ah : Degmada Jalalaqsi oo ah Xarunta gobolka koonfurta Hiiraan, Degmada Qoryaale,Degmada Jimbilley,Degmada Dhurwaale ,Degmada Booco iyo Degmada Buurane .

Waxaa jira tuulooyin badan oo hoostaga degmooyinka gobolada aan soo sheegnay ,kuwaasoo ku xusan Khariidada Hiiraan ee Soomaaliya.

Xuduudaha Dowlad Goboleedka Hiiraan State, ay la wadaagto gobolada kale ayaa ah sidatan :-

Dhanka waqooyi – Degmada Feer feer Soomaaliya /Degmada Feer feer ee kilinka Shanaad ee ismaamulka Soomaalida Ethiopia.

Dhanka bari – Rugta lagu magacaabo libi Hiiraan oo ah marinka kala qeybiya Hiiraan iyo Gobolka Galgaduud ee Soomaaliya.

Dhanka Koonfur – Deegaanka Caluu baaley oo ah soohdinta kala qeybisa Hiiraan iyo Gobolka Sh/hoose.

Dhanka koonfur – wadada kala qeybisa degmada Buurane ee Hiiraan iyo Degmada Mahadaay ee gobolka Sh/dhexe ,halkaasoo ah Xadka kala qeybiya Hiiraan iyo Gobolka Sh/dhexe .

Dhanka koonfur Galbeed- dhulka loo yaqaan Dalandoole ee dhuxusha laga gubo ee ka tirsan gobolka Baay, halkaasoo ah xadka kala qeybiya Hiiraan iyo gobolka Baay.

Dhanka galbeed – Togga Abeesaale ee ku dhow Deegaanka Qurac joome oo ah halka ay ku kala qeybsamaan Hiiraan iyo Gobolka Bakool ee Soomaaliya.


Madaxweynaha Hiiraan oo ku dhawaaqay golahiisa wasiirada.


Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

NALA SOO XARIIR Webmaster@shabelle.net
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: BreakingNews: President of Hiiraanstate announce his cab

Post by Coeus »

Thats a huge cabinet..
James Dahl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5212
Joined: Mon Dec 04, 2006 11:05 pm
Location: Vancouver, British Columbia, Canada
Contact:

Re: BreakingNews: President of Hiiraanstate announce his cab

Post by James Dahl »

For a state that doesn't currently control any land that's a very large government
User avatar
shidow1
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5873
Joined: Sat Jul 21, 2007 3:36 pm
Location: Sarman

Re: BreakingNews: President of Hiiraanstate announce his cab

Post by shidow1 »

Good for them.... :roll: somaliland gone also puntaland and jubaland is history.... :roll:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: BreakingNews: President of Hiiraanstate announce his cab

Post by ciyaal_warta »

that a bunch of jobless motherfockers..how come a state in somalia can have all these ministers..wtf are we running CHina :down: :down:
Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Re: BreakingNews: President of Hiiraanstate announce his cab

Post by Addoow »

lOL BUURANE BEING PART OF HIIRAAN.
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: BreakingNews: President of Hiiraanstate announce his cab

Post by S-D-M »

James Dahl wrote:For a state that doesn't currently control any land that's a very large government

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Jamac Geele ileen wuu kaftamaa...........
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: BreakingNews: President of Hiiraanstate announce his cab

Post by Goljano Lion »

S-D-M wrote:
James Dahl wrote:For a state that doesn't currently control any land that's a very large government

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Jamac Geele ileen wuu kaftamaa...........
:lol: :lol:
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: BreakingNews: President of Hiiraanstate announce his cab

Post by S-D-M »

Goljano Lion wrote:
S-D-M wrote:
James Dahl wrote:For a state that doesn't currently control any land that's a very large government

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Jamac Geele ileen wuu kaftamaa...........
:lol: :lol:

People said this guy is whitey and this is the Somali name I gave him. By the way Jamac Geele was named Somali guy who owned Marfish in Nairobi. Lacag Qaat baan kala soo gostay. I heard the dude is still looking for me in Kenya. :lol: :lol: :lol:
Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Re: BreakingNews: President of Hiiraanstate announce his cab

Post by Addoow »

17) Wasiirka Macdanta,Batroolka iyo Biyaha :

Mr. Jaamac Qoor-madoobe

18) Wasiirka Ganacsiga :

Mr. Maxamed Cismaan Xasan

I personaly know these two guys.one is a doctor and the other is an engineer.good to see how they are doing something good for their degaans.!
User avatar
Shift
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1740
Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin

Re: BreakingNews: President of Hiiraanstate announce his cab

Post by Shift »

Talk about unemployment line :lol:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: BreakingNews: President of Hiiraanstate announce his cab

Post by AbdiWahab252 »

:lol: :lol: :lol:

Nice, this is about as legit as the SNET Government :up:
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: BreakingNews: President of Hiiraanstate announce his cab

Post by Cirwaaq »

I recall a Topic/post by AW regarding city-states around the time i registered. For 20years everything tried has failed to jump start a united republic. If regional admins are able to command local respect and contripute to stability and peace it is a welcomed solution. As Marcus would say bottoms up aproach is better then top down.
James Dahl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5212
Joined: Mon Dec 04, 2006 11:05 pm
Location: Vancouver, British Columbia, Canada
Contact:

Re: BreakingNews: President of Hiiraanstate announce his cab

Post by James Dahl »

Cirwaaq wrote:I recall a Topic/post by AW regarding city-states around the time i registered. For 20years everything tried has failed to jump start a united republic. If regional admins are able to command local respect and contripute to stability and peace it is a welcomed solution. As Marcus would say bottoms up aproach is better then top down.
I don't think anyone is joking about forming a regional state, but this is one more government with no means to actually form a state (things like a military, a budget, or territory).

If Hiiraan State has a gigantic army stationed at Kalabeyr junction right this minute and reconquer the Shabelle from Beledweyne to Jalalaqsi, then I will apologize and declare myself proved wrong.

At the moment though, this is like Waax iyo Waadi or Central Somali State.
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: BreakingNews: President of Hiiraanstate announce his cab

Post by Cirwaaq »

I would rather see them win the hearts of the population with ideas and projects that benefit the people then carry weapons. It seems only a gun can give an adminsteration legitimacy in the eyes and minds of somalis! which is sad

If they represent the population and benefit the population without guns i respect them more.

Those who live by the gun will die by the gun.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”