Puntland Minister and deputy police chief defect to S/land
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Puntland Minister and deputy police chief defect to S/land
Hargeysa (HWN) Wasiirkii warshadaha iyo taliye xigeenkii ciidamada Booliska Maamul Goboleedka Puntland iyo gaadhi ciidan ah oo wehelinayay ayaa xalay ka soo goostay isla markaana soo galay dhinaca Somaliland.
Masuuliyiintan oo sii heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa la sheegayaa in ay hadda marayaan magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil iyaga oo ku soo jeeda magaalada Hargeysa.
Xubno ka mid ah xukuumadda Somaliland ayaa la sheegaya in ay gadhwadeen ka yihiin Wasiirka iyo taliye xigaanka, waxaana goob kasta si heer sare ah ugu soo dhaweynayay madaxda gobolada iyo degmooyinka ay soo marayeen.
Lama oga sababta wakhtigan ay xubnahani uga soo goosteen maamul Goboleedka Puntland oo ay xilal sare ka hayeen, balse waxa la filayaa in marka ay soo gaadhaan Caasimada ay faahfaahin ka bixiyaan sababta ay uga soo goosteen.
Si kastaba ha ahaatee goor dhaw ayaa loo badinayaa in Wasiirka warshadaha iyo taliye xigeenka ciidamada Booliska Puntland ay soo gaadhaan caasimada iyada oo la kulmi doonaan Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.
Waa goosankii ugu heer sareeyay ee tan iyo intii ay xukuumada cusub ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo talada dalka la wareegtay u soo talaaba dhinaca dalka Somaliland.

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Puntland Minister and deputy police chief defect to S/la
siiland news says this with out telling the names ...!!!
isn't siiland embarrassed from plane story
i like reer sheegto

- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Puntland Minister and deputy police chief defect to S/la
In the scheme of self preservation P.land's peace and prosperity is beneficial to S.land and vice versa...
There is a force fast approaching and it has a single VIEW...

Shabab takes no prisoners!

Last edited by Cirwaaq on Sat Jan 15, 2011 9:26 am, edited 1 time in total.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Puntland Minister and deputy police chief defect to S/la
Punaniland is finished, from soldiers to Politicians all defecting to Somaliland, heck even Caasho Boqorads Dad Moved to Hargeisa after when he saw the Hunger and the Heat in Bosaaso 
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Puntland Minister and deputy police chief defect to S/la
Perhabs they will take over silently without a bullet being fired?LiQaaye_TDH wrote:Punaniland is finished, from soldiers to Politicians all defecting to Somaliland, heck even Caasho Boqorads Dad Moved to Hargeisa after when he saw the Hunger and the Heat in Bosaaso
Welcome back
Re: Puntland Minister and deputy police chief defect to S/la
Nothing is wrong with defection to S.land....It makes no difference....because the defectors never left somalia anyway.....LiQaaye_TDH wrote:Punaniland is finished, from soldiers to Politicians all defecting to Somaliland, heck even Caasho Boqorads Dad Moved to Hargeisa after when he saw the Hunger and the Heat in Bosaaso
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Puntland Minister and deputy police chief defect to S/la
Wasiir,Maayaro,Kornayl iyo Cuqaal Ka Soo Goostay Puntland oo u Soo Goostay Dhinaca Soomaaliland.
Burco(Ramaas)Jan,15.2011- Koox miisaan culus oo uu hogaaminayo wasiirka wax-barashada Puntland Xasan Maxamuud, oo ay weheliyaan Kornaylka Guud ee Ciidanka Booliska Puntland, Korl. Sayd Cabdile iyo laba Maayar oo kala ah Maayarka Degmada Xudur iyo Taleex iyo cuqaal, oo dhamaantood ka soo jeeda Beesha Dhulbahante ayaa u soo goostay Dhinaca Soomalind.
Weftigan oo watay laba gaadhi oo tikniko ah iyo gaadhi landcruser ah iyo xaajiyad ayaa maanta abaaro 01:00 soo gaadhan magaalada Burco, iyaga oo u dhaafay dhinaca caasimadda Somaliland.
Mar ay isku dayday in shabakada wararka ee ramaas ay ka hesho xogo dheeraad ah iyo sawiro weftigaas, haddana uma ay suuro gelin, waxaanay weftigaasi ka gaabsadeen in ay wax war ahka bixiyaan soo goosashadooda.
Si kastaba ha ahaatee arrintan waa mid ay la socdeen maamulka soomaaliland, oo goob kasta oo ay marayaan ahaa mid la socda oo ay is arkayeen Masuuliyiinta Gobolka iyo Degmadaba
Ramaasnews Desk

typical idoor newsThe_Emperior5 wrote:Wasiir,Maayaro,Kornayl iyo Cuqaal Ka Soo Goostay Puntland oo u Soo Goostay Dhinaca Soomaaliland.
Burco(Ramaas)Jan,15.2011- Koox miisaan culus oo uu hogaaminayo wasiirka wax-barashada Puntland Xasan Maxamuud, oo ay weheliyaan Kornaylka Guud ee Ciidanka Booliska Puntland, Korl. Sayd Cabdile iyo laba Maayar oo kala ah Maayarka Degmada Xudur iyo Taleex iyo cuqaal, oo dhamaantood ka soo jeeda Beesha Dhulbahante ayaa u soo goostay Dhinaca Soomalind.
Weftigan oo watay laba gaadhi oo tikniko ah iyo gaadhi landcruser ah iyo xaajiyad ayaa maanta abaaro 01:00 soo gaadhan magaalada Burco, iyaga oo u dhaafay dhinaca caasimadda Somaliland.
Mar ay isku dayday in shabakada wararka ee ramaas ay ka hesho xogo dheeraad ah iyo sawiro weftigaas, haddana uma ay suuro gelin, waxaanay weftigaasi ka gaabsadeen in ay wax war ahka bixiyaan soo goosashadooda.
Si kastaba ha ahaatee arrintan waa mid ay la socdeen maamulka soomaaliland, oo goob kasta oo ay marayaan ahaa mid la socda oo ay is arkayeen Masuuliyiinta Gobolka iyo Degmadaba
Ramaasnews Desk
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Puntland Minister and deputy police chief defect to S/la
the guys are in hargeysa right now stay tuned for more news 
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Puntland Minister and deputy police chief defect to S/la

Is this linked to the men captured in burco?
I wonder if it was Atom and the Puntland delegation are going to hargiesa to collect him?
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Puntland Minister and deputy police chief defect to S/la
sland giving atom for not puntland attacking lasscound ..!!!Cirwaaq wrote:
Is this linked to the men captured in burco?
I wonder if it was Atom and the Puntland delegation are going to hargiesa to collect him?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 2244 Views
-
Last post by fiiltare
-
- 10 Replies
- 1177 Views
-
Last post by paperino
-
- 2 Replies
- 1154 Views
-
Last post by gemini07
-
- 1 Replies
- 2112 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 36 Replies
- 3212 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 14 Replies
- 2101 Views
-
Last post by Lord_Pleaser
-
- 14 Replies
- 1796 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 3 Replies
- 1027 Views
-
Last post by sahal80
-
- 16 Replies
- 2380 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 19 Replies
- 2758 Views
-
Last post by fanaanYG