Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa toogasho ku dilay dad rayid ah oo ku socdaalayay meel ku dhaw kuliyadda Jaalle siyaad ee degmada Dayniile magaalada Muqdisho.
Maydadka dad rayid ah oo madaxa laga toogtay ayaa saaka lagu arkay meel 50 talaab ujirta Kuliyadda jaalle siyaad oo fariisin weyn u ah ciidanka Burundi oo qeyb ka ah shisheeyaha magaca AMISOM Muqdisho uga howlgala.
Goob joogayaal ayaa soo sheegay in dadka ladilay ay ahaayeen laba Nin oo da’ ah kuwaasi oo kamid ahaa xoola dhaqatada degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho, xalay saqdii dhexe ayaa lamaqlay rasaas xoogan oo loo maleynayo in ay ciidanka Burundi ku dilayeen dadka Maydadkooda saaka lasoo helay.
Tacadiyada ay ciidamada AMISOM u gaystaan shacabka Rayidka magaalada Muqdisho ayaa caadi ka noqday magaalada waxayna mar walba madaafiic ku garaacaan xaafadaha ay deganyihiin shacabka Rayidka ah.
Allgedo News Media Network
Ciidamada AMISOM oo dad Rayid ah ku dilay meel ku dhaw Jaall
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ciidamada AMISOM oo dad Rayid ah ku dilay meel ku dhaw J
Ilahay ha u naxaristo , wuxuushtan sinjiga madow leh ilahoow ummada ka qabo
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Ciidamada AMISOM oo dad Rayid ah ku dilay meel ku dhaw J
they where probably suicide bombers..amisom have every reason to defend them self's even if that means killing few civilians here and there everyday..allso bakaraha is a terrorist area so is all the civilian populated area's of muqdisho.
thats what I would say if I was a lowlife secular scumbag with no dignity or honour..
thats what I would say if I was a lowlife secular scumbag with no dignity or honour..

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 982 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 0 Replies
- 297 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 441 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 543 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 340 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 12 Replies
- 741 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 56 Replies
- 2143 Views
-
Last post by snoop12
-
- 1 Replies
- 400 Views
-
Last post by Individual
-
- 1 Replies
- 407 Views
-
Last post by Umal Zamzam