More people leaving Al-Shabaab area and coming to TFG area
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
More people leaving Al-Shabaab area and coming to TFG area
Boqolaal qoys oo degenaa xaafado ka tirsan Degmada Kaaraan ayaa bilaabay inay guryahooda ka barakacaan, kaddib markii ay u adkeysan waayeen duruufo dhinaca nolosha ah oo la soo gudboonaaday iyo cuna qabateynta maleeshiyada ururka Al-Shabaab ay ku soo rogeen dadka degan meelaha ay ka taliyaan, iyadoo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay Degmada X/Weyne xaafado ka tirsan ay ku soo qulqulayeen qoysaskaasi horay u degenaa Demaga Kaaraan, iyagoo qaarkood aqallo cooshado ah ka sameystay bartamaha Degmada Xamar Weyne, gaar ahaan dhismayaashii ay magaalada Muqdisho caanka ku ahayd.
Dhismayaasha caanka ah ee Degmada X/Weyne ku yaalla oo dadka barakacayaasha ah ay degeen waxaa ka mid ah xaruntii Kaniisadda, Hotel Shabelle, Sulficar Ali Bhuto, Shinemo Misyooni iyo dhismayaal kale oo ku dhow, iyadoo dhismayaashaasi ay degeen qoysas ka soo barakacay xaafado ka tirsan Degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid kuwaasi oo u badan qoysas xoolo dhaqato ah.
"Waxaan ka soo qaxnay Kaaraan, Dowladeena sharafta leh waxaan ka dooneynaa inay dhibka aan ku jirno naga saarto" ayay tiri hooyo ka tirsan qoysaska ka soo barakacay degmada Kaaraan ee dhinaca Dowladda u soo raadsaday nolol, kaddib markii ay u adkeysan weysay amarrada iyo cadaadiska dhinaca nolosha ah ay kala kulantay ururka Al-Shabaab.
Degmada X/Weyne oo ka mid ah degmooyinka sida aadka ah ugu burburay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay 20-kii sano ee la soo dhaafay, waxaana degmadaasi oo ay ku yaalaan inta badan dhismayaasha qadiimiga ah ee Soomaaliya caanka ku tahay iyagoo uu ka muuqdo burburkii soo gaaray haatan isku bedelay xarumo ay degan yihiin qoysaska ka soo barakacaya degmooyinka G/Banaadir ee ay ka taliyaan ururka Al-Shabaab.
May Al-Shabaab suffer and go to jahanama

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: More people leaving Al-Shabaab area and coming to TFG ar
Now the question is will Dalxiis give them any help or ignore them and continue his adventure.
- Cirwaaq
- SomaliNet Super
- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: More people leaving Al-Shabaab area and coming to TFG ar
May Allah protect this people who have had to flee, however running from shabab to Tfg area is akin to jumbing out of the ban and into the fire. The increased civilian presence in TFG area comes with a cost:
- Concentration of population will lead to increased casualities per shell that falls in their midst.
- The situation is also a greater threat to the 4km compound as it will become harder to detect shabab members, who will hide among the mass influx.
Let us hope this is not a shabab engineered strategy to overwhelm the 4sq km.

- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: More people leaving Al-Shabaab area and coming to TFG ar
XimanJaale=Somaliboqor when in yey was president = baqdad bob

- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: More people leaving Al-Shabaab area and coming to TFG ar
S-D-M wrote:XimanJaale=Somaliboqor when in yey was president = baqdad bob![]()
![]()

- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: More people leaving Al-Shabaab area and coming to TFG ar
lol this is so true, he reminds me of somali boqor when his awowe was in the office.S-D-M wrote:XimanJaale=Somaliboqor when in yey was president = baqdad bob![]()
![]()
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: More people leaving Al-Shabaab area and coming to TFG ar
WTF are you guys talking about?
My awoowe is not the president of Somalia.
I am just publising a news, about what the khaawarij do to the innocent people, so wat does this got to do with Qabil????
F***** Al-SHabaab sympathisers, you guys have no feelings for the innocent Somali people, and are supporting a terrorist group while you guys are in comfort abroad!!!
Inshallah Somali republic will return and we will have strong government soon!! Inshallah

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: More people leaving Al-Shabaab area and coming to TFG ar
XimanJaale wrote:Boqolaal qoys oo degenaa xaafado ka tirsan Degmada Kaaraan ayaa bilaabay inay guryahooda ka barakacaan, kaddib markii ay u adkeysan waayeen duruufo dhinaca nolosha ah oo la soo gudboonaaday iyo cuna qabateynta maleeshiyada ururka Al-Shabaab ay ku soo rogeen dadka degan meelaha ay ka taliyaan, iyadoo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay Degmada X/Weyne xaafado ka tirsan ay ku soo qulqulayeen qoysaskaasi horay u degenaa Demaga Kaaraan, iyagoo qaarkood aqallo cooshado ah ka sameystay bartamaha Degmada Xamar Weyne, gaar ahaan dhismayaashii ay magaalada Muqdisho caanka ku ahayd.
Dhismayaasha caanka ah ee Degmada X/Weyne ku yaalla oo dadka barakacayaasha ah ay degeen waxaa ka mid ah xaruntii Kaniisadda, Hotel Shabelle, Sulficar Ali Bhuto, Shinemo Misyooni iyo dhismayaal kale oo ku dhow, iyadoo dhismayaashaasi ay degeen qoysas ka soo barakacay xaafado ka tirsan Degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid kuwaasi oo u badan qoysas xoolo dhaqato ah.
"Waxaan ka soo qaxnay Kaaraan, Dowladeena sharafta leh waxaan ka dooneynaa inay dhibka aan ku jirno naga saarto" ayay tiri hooyo ka tirsan qoysaska ka soo barakacay degmada Kaaraan ee dhinaca Dowladda u soo raadsaday nolol, kaddib markii ay u adkeysan weysay amarrada iyo cadaadiska dhinaca nolosha ah ay kala kulantay ururka Al-Shabaab.
Degmada X/Weyne oo ka mid ah degmooyinka sida aadka ah ugu burburay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay 20-kii sano ee la soo dhaafay, waxaana degmadaasi oo ay ku yaalaan inta badan dhismayaasha qadiimiga ah ee Soomaaliya caanka ku tahay iyagoo uu ka muuqdo burburkii soo gaaray haatan isku bedelay xarumo ay degan yihiin qoysaska ka soo barakacaya degmooyinka G/Banaadir ee ay ka taliyaan ururka Al-Shabaab.
May Al-Shabaab suffer and go to jahanama

- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: More people leaving Al-Shabaab area and coming to TFG ar
Is the suffering of innocent people amusing for you now? SubxannallahThe_Patriot wrote:XimanJaale wrote:Boqolaal qoys oo degenaa xaafado ka tirsan Degmada Kaaraan ayaa bilaabay inay guryahooda ka barakacaan, kaddib markii ay u adkeysan waayeen duruufo dhinaca nolosha ah oo la soo gudboonaaday iyo cuna qabateynta maleeshiyada ururka Al-Shabaab ay ku soo rogeen dadka degan meelaha ay ka taliyaan, iyadoo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay Degmada X/Weyne xaafado ka tirsan ay ku soo qulqulayeen qoysaskaasi horay u degenaa Demaga Kaaraan, iyagoo qaarkood aqallo cooshado ah ka sameystay bartamaha Degmada Xamar Weyne, gaar ahaan dhismayaashii ay magaalada Muqdisho caanka ku ahayd.
Dhismayaasha caanka ah ee Degmada X/Weyne ku yaalla oo dadka barakacayaasha ah ay degeen waxaa ka mid ah xaruntii Kaniisadda, Hotel Shabelle, Sulficar Ali Bhuto, Shinemo Misyooni iyo dhismayaal kale oo ku dhow, iyadoo dhismayaashaasi ay degeen qoysas ka soo barakacay xaafado ka tirsan Degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid kuwaasi oo u badan qoysas xoolo dhaqato ah.
"Waxaan ka soo qaxnay Kaaraan, Dowladeena sharafta leh waxaan ka dooneynaa inay dhibka aan ku jirno naga saarto" ayay tiri hooyo ka tirsan qoysaska ka soo barakacay degmada Kaaraan ee dhinaca Dowladda u soo raadsaday nolol, kaddib markii ay u adkeysan weysay amarrada iyo cadaadiska dhinaca nolosha ah ay kala kulantay ururka Al-Shabaab.
Degmada X/Weyne oo ka mid ah degmooyinka sida aadka ah ugu burburay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay 20-kii sano ee la soo dhaafay, waxaana degmadaasi oo ay ku yaalaan inta badan dhismayaasha qadiimiga ah ee Soomaaliya caanka ku tahay iyagoo uu ka muuqdo burburkii soo gaaray haatan isku bedelay xarumo ay degan yihiin qoysaska ka soo barakacaya degmooyinka G/Banaadir ee ay ka taliyaan ururka Al-Shabaab.
May Al-Shabaab suffer and go to jahanama![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: More people leaving Al-Shabaab area and coming to TFG ar
what Mr Marexan?
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: More people leaving Al-Shabaab area and coming to TFG ar
Wat you on about? Your obessed about marexaan take a chill pill mate.The_Patriot wrote:what Mr Marexan?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: More people leaving Al-Shabaab area and coming to TFG ar
Give me the pillXimanJaale wrote:Wat you on about? Your obessed about marexaan take a chill pill mate.The_Patriot wrote:what Mr Marexan?
You posted an article that was inaccurate thus I laughed at your naivity or should I say it was bolox.
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: More people leaving Al-Shabaab area and coming to TFG ar
What news is inaccurate? This news is true and you can call Mogadishu now and ask them, wallahi u are ignorant. Btw this news is not new people have been coming to the TFG area since the drought started, wat does that tell us? That Al-SHABAAB have nothing for the citizens. Btw you can look at every news websites/ newspapers/ media that this news is true!!!!!!!!!!!!!!!!!!!The_Patriot wrote:Give me the pillXimanJaale wrote:Wat you on about? Your obessed about marexaan take a chill pill mate.The_Patriot wrote:what Mr Marexan?
You posted an article that was inaccurate thus I laughed at your naivity or should I say it was bolox.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: More people leaving Al-Shabaab area and coming to TFG ar
so you are telling me people are flocking to the 4 km safe heaven?
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: More people leaving Al-Shabaab area and coming to TFG ar
Firstly, TFG don't control 4KM it's just a term that people use to degrade the government, lastly TFG controls 6 districts, central mogadishu, and all posh areas of Mogadishu. So yeah people that were in AL-Shabaab area in Xamar are coming to TFG areas such as Degmada Xamar weyne, Degmada Xamar jabjab, Degamada waberi, Degamada Dharkenley etc. So warka sii fiican la socoThe_Patriot wrote:so you are telling me people are flocking to the 4 km safe heaven?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 3812 Views
-
Last post by Unclebin
-
- 1 Replies
- 516 Views
-
Last post by Kees70
-
- 10 Replies
- 928 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 27 Replies
- 4514 Views
-
Last post by Shirib
-
- 22 Replies
- 2272 Views
-
Last post by Strategic
-
- 11 Replies
- 1606 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 31 Replies
- 3376 Views
-
Last post by Amira143
-
- 32 Replies
- 3259 Views
-
Last post by Abdi_westldn
-
- 3 Replies
- 1005 Views
-
Last post by rich-boy