Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxammad Maxamuud Siilaanyo oo ku tala jira inu xilka ka qaado Wasiirka arimaha gudaha Mudane Dr Maxammad abdi Gaboose, warkan maha war la shaaciiey oo saxaafada so gaadhay , laakin wa warar ka soo baxaya magaalada hargeysa oo dadweynaha ku dhaqan magaalada hargeysa ay aad u hadal hayaan.
Suldaan Emperior
