TFG comedy

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

TFG comedy

Post by grandpakhalif »

Shariif Xasan oo loo diiday Xaafiiskii Shariif.

MUQDISHO:- Gudoomiyaha baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ah ku simaha Madaxweynaha KMG ah ayaa shalay laga coliyey in uu galo gudaha Xaafiiska Madaxweynaha, maadaama uu yahay ku simaha Madaxweynaha, iyadoo ay talaabadaasi qaadeen qaar ka mid ah Ilaalada ciidamada AMISOM iyo Xoghaymaha Madaxweynaha KMG ah.

Shariif Xasan ayaa ka carooday talaabada lugu sameeyey, wuxuuna sheegay in uusan raali ka noqon doonin talaabadaas, wuxuuna ku sifeeyey go’aankaas mid uu ka dambeeyo Shariif Sheekh Axmed, oo uu sheegay in uu kala dhaxeeyo Siyaasad adag.

Shariif Xasan wuxuu si kulul ugu hanjabay Ilaalada gaarka ah ee Shariif Sheekh Axmed, oo uu sheegay in uu ka aarsan doono talaabada lugu sameeyey , isagoo wax laga xumaado ku sheegay go’aanka Shariif Sheekh Axmed.



http://somalimidnimo.com/2011/01/19/sha ... i-shariif/

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: TFG comedy

Post by grandpakhalif »

Wallahi Sh Shariff's Ugandan gaurds have more say than Sakiin how deplorable ! :lol:
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: TFG comedy

Post by kambuli »

Wuxuu Shariif ka baqay more blades..I don't know how to appload a picture but check the one with so many sakiin.... :lol: also check the one that Puntland and Somaliland are looking for SSC :lol:

http://www.aminarts.com/
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: TFG comedy

Post by Cirwaaq »

oo uu sheegay in uu ka aarsan doono talaabada lugu sameeyey
I wana know how such stories leak out of the Villa if you can't freely move about?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”