Faroole oo noqday nin ka sareeya dowladda KMG isaga oo shir gaar ah layeeshay waxa loogu yeedho beesha caalamaka (Sawirkan nala fiiri
By nuur on Jan 21, 2011
ShareMadaxweynaha Maamulka Ashahaado la dirirka ah ee Puntland C/rixmaan Maxamed Faroole ayaa cidla diray dowlada KMG ee uu hogaamiy sheekh Shariif Axmed, kadib markii uu shir la yeeshay waxa lagu yeedho beesha Caalamka oo hada u eg innayba tahay dowlada dhexe ee ka jirta dalka somaliya.
Marka aad eegto sida ay beesha caalamku ulla dhaqmayso dowlada dhex ee somaliya ayaa ah mid ka dhigan maamul Goboleedka ka tirsan somaliya unna muuqan dowlad dhexo oo u talisa somaliya.
Beesha caalmka oo mudo 20 sanno ah ku shaqaysanaysay somaliya, ayaan wali helin rag ka dhiciya dalka somaliya oo aqoon u leh innay mar uun beesha caalamka u sheegaan inay lugooyada ka daayaan somaliya iyo kala qub-qubka ay ku hayaan umma soomaliyeed.
Isku soo wada duub waxaa muuqta in dowladaha Mareykanka, Faransiiska, iyo kuwa kalaba ay doonayaan innay waligood somaliya aysan isu imaan ee marbda mid u yeedhaan oo ay ka boodaan dowladadii dhex ee howshaas la hayd, oo ayna u yeedhaan hadba kii ay doonaan Faroole, Shariifka, iyo Axmed siilaanyo. Balse waxaa cad in beesha caalamka aysan waligood aqoonsanayn downlada KMG oo shacabka ay u egmadeen innay maamusho dalka somaliya, halka ay ku cadaadin lahayd maamulada ka jira somaliya inay hoos tagaan dowlada dhexe ee somaliya.
Faroole above the TFG it seems
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- D-Runner
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1293
- Joined: Mon Nov 02, 2009 12:09 am
- Location: What plan? Let's just meet up for a cup of tea and come up with our own state too.
- Contact:
Re: Faroole above the TFG it seems
Dowlada Sh. Shariif wa ku guldareystey in Somalida dib u heshiisiin ka dhex sameeyaan... Madaxweyne ku sheega ruunti isaga ku qasbaay inaay Puntland u jarto xiriirkii wadashaqeyntii.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 338 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 14 Replies
- 1028 Views
-
Last post by Transformer
-
- 8 Replies
- 581 Views
-
Last post by tightrope
-
- 4 Replies
- 1439 Views
-
Last post by udun
-
- 15 Replies
- 1197 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 0 Replies
- 314 Views
-
Last post by hanad_mn
-
- 0 Replies
- 248 Views
-
Last post by Murax
-
- 4 Replies
- 31 Views
-
Last post by canood
-
- 12 Replies
- 971 Views
-
Last post by hahaha1
-
- 9 Replies
- 671 Views
-
Last post by Pwani