SOMALILAND FLAG TRIBUTE SONG

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
B_A_D_O_W
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 401
Joined: Tue Jun 21, 2005 3:18 pm
Location: The Valley of The Kings

SOMALILAND FLAG TRIBUTE SONG

Post by B_A_D_O_W »

Calanyahow casaankiyo.
Cadaankiyo cakaarkiyo.
Midabkiisu caan yahay.
Intuu wiil cudoon iyo.
Caaqil iyo abwaaniyo.
Gabadh curada kuu goay.
Ciidaa way ka badan tee.
Cadawgaaga weligii.
Caadil kuuma jebiye.

Noqo midaan ku ciilbaxo.
Ciiltire idhaahdiyo.
Cawil nabada ii noqo.
Culimada aduunke.
Casharada dhigta qorey.
Inaad tahay mid caadila.
Taxwiidka caanka ah.
Dusha kaga camiranyahay.
Cadceed soo baxdaad tahay.
Curad noo dhashaad tahay.
Annagoo calool xumo.
Dhamaan wada colownoo.

Sida cawsha geriyaad.
Kala carar ku suganbaa.
Rabbigay ku curiyoo.
Caqliga iyo maankii.
Midka cawiyaad tahay.
Anigoo caruuran.
Caqligayga geliyoo.
Damcay inaad mar cugate.
Cantar binu -shiddaadiyo.
Waxaan ahay nin cudud weyn.
Casarkiyo habaynkii.
Anaa ciidan ku ahe.
Ku ciyaar dushaydoo.
Weligaa ha cishoon.


Somaliland Somaliland Somaliland
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Post by original dervish »

ahh thats nice,


but the blue flag is the only one thats recognised.
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Post by XidigtaJSL »

[quote="original dervish"]ahh thats nice,


but the blue flag is the only one thats recognised.[/quote] How about you wipe your Afxakame futo with the blue flag Very Happy
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Post by original dervish »

awww,don`t be sad nigger,just showing you like it is.

1people
1nation
1flag

keep it real bro!
User avatar
Erigavo_Gal
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2348
Joined: Mon Dec 20, 2004 1:08 pm
Location: §ømêwhê®ê·´`·.¸.»ßêtwêêñ.´`·.¸.»Çïï®kä Iÿö Ðhu1kâ

Post by Erigavo_Gal »

^^^like i care..somaliland is a countryy haterz can hate beggerz can beg ya get me....... Very Happy
User avatar
B_A_D_O_W
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 401
Joined: Tue Jun 21, 2005 3:18 pm
Location: The Valley of The Kings

Post by B_A_D_O_W »

Dar wanaag sanaanta iyo.
Ciideeda dahabta ah.
Tii loogu deeqay.

Daallo iyo ubaxeeda.
Guudyada saraad.
Burco daawo dacalada.

Hargeisa damashteedda.
Arabsiyo dusheedda iyo
Boorama daawo dacalada.

Alla danaha dhaqankeena.
Dambarsamaa calankeena.
Dugsi laga bartaa.

Deeq ilaahey baa leh.
Dawladnimo somalilanders baa leh.

Dalkeeninna weeyaan.
Ku dalxiis macanaa.
Duunyo dhaqasho wacanaa.


Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

AND WHO MADE THAT FAQASH BLUE FLAG FOR U Laughing
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

it was made in hargeisa so was the song Laughing
DAMN WALAWEYN ARE XAYAWAAN Arrow
User avatar
Khalid 5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5633
Joined: Thu Jan 19, 2006 4:27 pm
Location: jerusalem

Post by Khalid 5 »

DO YOU KNOW WHERE I CAN LISTEN DO THAT SONG

WHERE SINGER IS SINGIN IT

CAIJIBAY CAJIBAY CALANKY CAGAAR KIYO

THATS A HEAVY SONG MAN
User avatar
mahamed99_sex
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6380
Joined: Tue May 24, 2005 7:27 pm
Location: far away from yall
Contact:

Post by mahamed99_sex »

okkkkky
User avatar
Khalid 5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5633
Joined: Thu Jan 19, 2006 4:27 pm
Location: jerusalem

Post by Khalid 5 »

NOO ONE KNOWS
User avatar
B_A_D_O_W
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 401
Joined: Tue Jun 21, 2005 3:18 pm
Location: The Valley of The Kings

Post by B_A_D_O_W »

somaliland dadkayga
somaliland dalkayga

dadku waa midkii
faqashtii diray
dadku waa mid qudha
iyo uliyo diir

diintu waa islaam
cidi doori karin
usha waxa u sudhan
calan aan dageyn

dagmadaydu waa nabad
deeqdaydu caano
dugsigeygu waa dhaqan
aqal laba daryaala ah
waxan doonayaa nolol
aan cidi dilaalayn


somaliland dadkayga
somaliland dalkayga

dandaansiyo kibir
colaadaha dab uma shido
dariskii wanaag jecel
aan docadocayneyn

dib waxii u dhigay iyo
ka digtoon waxii gabay
daw waxay u leeyihiin
aan laga duduuceyn

dhurwaagaan ci deyneny
garanaaya kii dagay
dakharkii i gaadhiyo
doogashada ka bayr qaba
daayinow allahayow igaa
dunida kaan xidhay

somaliland dadkayga
somaliland dalkayga Somaliland Love Somaliland Love Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Post by Sakhraan »

@BADOW Laughing Laughing WHAT A NAME,,, STRAIGHT FROM BAADIYE TO THE WEST MIYAA


VIVA IDOORLAND !




SAKHRAAN,SEEKER OF TRUTH & JUSTICE
User avatar
B_A_D_O_W
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 401
Joined: Tue Jun 21, 2005 3:18 pm
Location: The Valley of The Kings

Post by B_A_D_O_W »

Ina Daami-boy.....Isbiirtoole waliidkii ku khasaara tahay..Hooyada wase.


yes, I am badow from the Hawd plains a GARHAJIS WARRIOR.
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Post by HELWAA »

[quote="B_A_D_O_W"]Ina Daami-boy.....Isbiirtoole waliidkii ku khasaara tahay..Hooyada wase.


yes, I am badow from the Hawd plains a GARHAJIS WARRIOR.[/quote]

Shocked Shocked Shocked Shocked
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”