
Axmed Madoobe oo Duulaan ku ah Jubbooyinka iyo Dhaq dhaqaaqyo caawa ka jira Kismaayo
Xarakada Al shabaab oo caawa Dhaq dhaqaaq ciidan oo xoog leh ka bilaabay Magaalada Kismaayo iyadoo Gadiid dagaal iyo ciidamo farabadan ay maqribkii ka baxeen Magaalada, kuwaas oo qabtay dhinaca degmada Dhoobleey oo xiisado dagaal laga dareemayo.
Read more here: http://jowhar.com/news.php?readmore=2817