Page 1 of 1
breaking news.....Abubakar Cilmi Wabar new Sultan of JY
Posted: Tue Jan 25, 2011 11:18 am
by Elmi_Dheere
Washington DC (Harowo) - Magaalada Guljeed oo 18 Mayl dhinaca waqooyi galbeed ka xigta Boorama, ayaa waxa maanta lagu soo gabagabeeyay shir halkaasi mudo labo wiig ah uga socday hogaamiye dhaqa meedyada ardaayada beesha Jibriil Yoonis. Hadaba Xaflada balaadhan oo saaka ka dhacday dugsiga sare ee Quljeed, kana soo qayb galeen boqolaal ka mid ah waxgaradka beesha J/Y oo ka kala yimid Somaliland, Djibouti Ethiopia iyo Qurbahaba, ayaa waxa lagu magacaabay Abubakar Cilmi Wabar oo degan magaalada Chicago (USA) inuu noqdo suldaanka guud ee beesha, waxaana la filayaa inuu dhwaanta u guuro Boorama, halkaas oo ay ku soo dhaweyn doonaan madax dhaqameeyadii doortay.
Re: breaking news.....Abubakar Cilmi Wabar new Sultan of JY
Posted: Tue Jan 25, 2011 12:40 pm
by The_Emperior5
Beesha Jibriel Yoonis eeh Makahil gadabuursi hambalyo suldaanka cusub eeh ku so biiray salaadiinta Somaliland

Re: breaking news.....Abubakar Cilmi Wabar new Sultan of JY
Posted: Tue Jan 25, 2011 12:43 pm
by Xamud.
I fail to see how this is "breaking news" maad iska tiraahdid "Good nayuus"
Re: breaking news.....Abubakar Cilmi Wabar new Sultan of JY
Posted: Tue Jan 25, 2011 6:43 pm
by Blue_609
hambaliyo ayaano leenahay Suldaanka beelwaynta Jibriil Yonis Suldaan abubakar cilmi wabar.

Re: breaking news.....Abubakar Cilmi Wabar new Sultan of JY
Posted: Tue Jan 25, 2011 8:14 pm
by The_Emperior5
[youtube]qngcl0JcLss&feature=player_embedded#t=1s[/youtube]
Re: breaking news.....Abubakar Cilmi Wabar new Sultan of JY
Posted: Tue Jan 25, 2011 9:59 pm
by NewHargeisaGirl
what sub clan of Djibril Abokor is the suldaankana?
Re: breaking news.....Abubakar Cilmi Wabar new Sultan of JY
Posted: Wed Jan 26, 2011 5:28 am
by djibsomali
Newhargeisagirl wrote:what sub clan of Djibril Abokor is the suldaankana?
he is not jibril abokor looool
He is your proper Abtii (reer Ahmed)
Re: breaking news.....Abubakar Cilmi Wabar new Sultan of JY
Posted: Wed Jan 26, 2011 11:21 am
by NewHargeisaGirl