Dhullos-Jamac Waal still beefing
Moderator: Moderators
Dhullos-Jamac Waal still beefing
Waxaa maanta ka dhacay degmada Horufadhi ee gobolka Cayn dagaal kooban oo u dhexeeya dadka deegaanka iyo beesha Habarjeclo.
Waxaa magaalada hareeraheeda ku sugnaa soo guurto beelaha Habarjeclo ah, waxaana shalay odayaal ka soo jeedaa deegaanka Horufadhi u sheegeen inaysan imaan magaalada dhexdooda sababo xaga amaanka ah, waxaana ay iska indho tireen soo jeedintii Duqayda. Waxayna taas bedelkeedii isku urursadeen meel dhanka Qoorlugud ka xigta Horufadhi taasoo dhalisay in dhalinyaro ka tirsan kuwa deegaanka ay weerar ku qaadaan. Halkaas waxaa ku nafbaxay labo ruux oo ka soo jeeday beesha Habarjeclo.
Waxaana dhalintan oo ka cadhaysnaa dagaalkii Kalshaale ee gaadmaada ahaa ay gebi ahaanba ka buriyeen maleeshiyaadkii deegaanka Gamaha. Xaalada magaalada horufadhi ayaa hada degan, waxaana magaalada hada shacabkeedu yihiin kuwo feejigan, mana jirto wax danbe oo dhibaato ah oo dhacay.
Dhanka kale magaalada Laascaanood ayaa weli kacsan ayadoo dadku ay Cutub cutub u wada socdaan, waxaana magaalada ku sugan labo horgal oo wasiiro ugu magacaaban maamulka SNM kuwaasoo kala ah Madiidin Xaabsade iyo C/Risaaq Ahmed Dawdar oo dhawaan isku Cimaamaday Horgalnimo cusub.
Dhanka Kalshaale ayaa weli la isku horfadhiyaa ayadoo xabadu markastaba dhici karto, waxanaa labada dhinacba jira gurmado waa weyn oo u qul qulaya, ayadoo xaalada deegaanku ay tahay mid cakiran.
Waxii wara kala soco wararkeena danbe.
Horufadhi.com

- MujahidAishah
- Posts: 16995
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Dhullos-Jamac Waal still beefing
Reer Jamac Waal need someone else to beef they cant live without a good fighting with someone.. so thier picking on the dhuls now

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Dhullos-Jamac Waal still beefing
This is because of abaar xita waxay gaadheen xili ay xoolo kala qaadan lol just like the old days, 

Re: Dhullos-Jamac Waal still beefing
inabti ninka soo joog laga wayo soo jiif ba laga hela, raggan hj koob shax ah baa loo cabaya may iska fadhistan naf iskuma hayaan ehAishahWaqooyi wrote:Reer Jamac Waal need someone else to beef they cant live without a good fighting with someone.. so thier picking on the dhuls now![]()
![]()

Re: Dhullos-Jamac Waal still beefing
The_Emperior5 wrote:This is because of abaar xita waxay gaadheen xili ay xoolo kala qaadan lol just like the old days,

Re: Dhullos-Jamac Waal still beefing
The tuulos that were taken..can someone point them out on the map?
Re: Dhullos-Jamac Waal still beefing
AsadSL wrote:The tuulos that were taken..can someone point them out on the map?

Re: Dhullos-Jamac Waal still beefing
deegaanada Kalshaale, Hagoogane iyo Maygaagle 

Re: Dhullos-Jamac Waal still beefing
your still spreading cantarbaqash around hereAsadSL wrote:deegaanada Kalshaale, Hagoogane iyo Maygaagle

Re: Dhullos-Jamac Waal still beefing
So Solmadow of HJ did not take over these deegans?
Re: Dhullos-Jamac Waal still beefing
Hell to the canjero no son, n y u askin question which already know the answer toAsadSL wrote:So Solmadow of HJ did not take over these deegans?

Re: Dhullos-Jamac Waal still beefing
If i knew the answer i wouldn't of asked. Im not quite sure. Dont get smart.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Dhullos-Jamac Waal still beefing
garad13 wrote:Hell to the canjero no son, n y u askin question which already know the answer toAsadSL wrote:So Solmadow of HJ did not take over these deegans?Is HJ or Solomadow equivalent to cidanka qaranka?
Garad dont mind asad he reads quriluqud.com they say salamadow ba quriluqud ka so duulay oo hagoogane qabsaday

Re: Dhullos-Jamac Waal still beefing
I can't help myself I was born smartAsadSL wrote:If i knew the answer i wouldn't of asked. Im not quite sure. Dont get smart.

Re: Dhullos-Jamac Waal still beefing
I dont support anything or war im just wondering. And as for land grabbing and beefs over ceels its bein going on for centuries among Somalis.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 809 Views
-
Last post by samadoon-waaxid
-
- 54 Replies
- 3178 Views
-
Last post by Cilmiile
-
- 1 Replies
- 12 Views
-
Last post by galia
-
- 2 Replies
- 983 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 82 Replies
- 3597 Views
-
Last post by sweet..&..sour
-
- 19 Replies
- 906 Views
-
Last post by Chuncky_Lover
-
- 46 Replies
- 1679 Views
-
Last post by razzberry
-
- 24 Replies
- 1090 Views
-
Last post by W12
-
- 2 Replies
- 382 Views
-
Last post by lookz
-
- 16 Replies
- 1132 Views
-
Last post by Niya