Dhullos-Jamac Waal still beefing
Posted: Tue Feb 01, 2011 12:28 pm
Waxaa maanta ka dhacay degmada Horufadhi ee gobolka Cayn dagaal kooban oo u dhexeeya dadka deegaanka iyo beesha Habarjeclo.
Waxaa magaalada hareeraheeda ku sugnaa soo guurto beelaha Habarjeclo ah, waxaana shalay odayaal ka soo jeedaa deegaanka Horufadhi u sheegeen inaysan imaan magaalada dhexdooda sababo xaga amaanka ah, waxaana ay iska indho tireen soo jeedintii Duqayda. Waxayna taas bedelkeedii isku urursadeen meel dhanka Qoorlugud ka xigta Horufadhi taasoo dhalisay in dhalinyaro ka tirsan kuwa deegaanka ay weerar ku qaadaan. Halkaas waxaa ku nafbaxay labo ruux oo ka soo jeeday beesha Habarjeclo.
Waxaana dhalintan oo ka cadhaysnaa dagaalkii Kalshaale ee gaadmaada ahaa ay gebi ahaanba ka buriyeen maleeshiyaadkii deegaanka Gamaha. Xaalada magaalada horufadhi ayaa hada degan, waxaana magaalada hada shacabkeedu yihiin kuwo feejigan, mana jirto wax danbe oo dhibaato ah oo dhacay.
Dhanka kale magaalada Laascaanood ayaa weli kacsan ayadoo dadku ay Cutub cutub u wada socdaan, waxaana magaalada ku sugan labo horgal oo wasiiro ugu magacaaban maamulka SNM kuwaasoo kala ah Madiidin Xaabsade iyo C/Risaaq Ahmed Dawdar oo dhawaan isku Cimaamaday Horgalnimo cusub.
Dhanka Kalshaale ayaa weli la isku horfadhiyaa ayadoo xabadu markastaba dhici karto, waxanaa labada dhinacba jira gurmado waa weyn oo u qul qulaya, ayadoo xaalada deegaanku ay tahay mid cakiran.
Waxii wara kala soco wararkeena danbe.
Horufadhi.com