17th anniversary since the establishment of The Sl army
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
17th anniversary since the establishment of The Sl army
Hambalyada Xuska Sannad-Guurada 17-aad ee Aasaaska Ciidanka Qaranka JSL. Xisbiga UCID
Xisbiga UCID wuxu maanta oo taariikhdu tahay 2.02.2011 oo ku beegan aasaaskii Ciidanka Qaranka ee JSL.
Wuxuu u dirayaa hambalyo iyo boqaadin munaasibada Sannad-guurada 17-aad awgeed dhamaan saraakiisha, saraakiil-xigeenka, askarta iyo xaasaskooda in ay ku waaraan sannadkan sannadkiisa xigga bash-bash iyo barwaaqo Illahayna ku guuleysiiyo xilka ay qaranka u hayaan.Wuxuu kaloo Xisbi ahaan ku hambalyaynaynaa guusha had iyo jeer ay soo hooyaan ciidanka Qaranka JSL iyo dhirbaaxada ay ku dhuftaan cadawga Somaliland.
Xisbiga UCID wuxuu ka xunyahay in sanad guuraeda Todoba iyo toban (17) jirstay ee Ciidanka Qaranka in ay ku gaadhaan darajo la’aan waa arrin aan la aqbali karin.Sidaas awgeed Xisbiga UCID wuxuu ku Baraarujinayaa xukuumadda talad haysa in darajooyinka Ciidanka Qaranka si dhaqso ah loo siiyo, darajooyinku waxay cadaynayaan astaanta Qaranimo.
Xisbiga UCID mar-labaad hambalyo iyo buqaadin wuxuu u dirayaa meel kasta oo ciidanka qaranku joogo iyo xaasaskooda.
Alla Mahad Leh
Md, Faysal Cali Waraabe

Re: 17th anniversary since the establishment of The Sl army

- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N

The_Emperior5 wrote:
Great Image

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: 17th anniversary since the establishment of The Sl army
[youtube]dY7VBZEdBmU&feature=player_embedded#[/youtube]
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: 17th anniversary since the establishment of The Sl army
war xildhibaan obsiye muxu halkan ka qabanaya.....muu odayga langadhe yara waabiyoKeyse_0208 wrote:The_Emperior5 wrote:
Great Image![]()
![]()
![]()

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: 17th anniversary since the establishment of The Sl army
^^ Ma anad arkeyn xirsi oo mindiyashsi siita ba meesha jooga yaa waabin kara madaxweynaha qaranka
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: 17th anniversary since the establishment of The Sl army
The_Emperior5 wrote:^^ Ma anad arkeyn xirsi oo mindiyashsi siita ba meesha jooga yaa waabin kara madaxweynaha qaranka

war horta ninkani midiyada xaguu ku qaata

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: 17th anniversary since the establishment of The Sl army
Keyse_0208 wrote:The_Emperior5 wrote:
Great Image![]()
![]()
![]()
How is this great? I can see 3 reer jaamac waals in the front row alone

-
- SomaliNetizen
- Posts: 537
- Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm
Re: 17th anniversary since the establishment of The Sl army
^Reer jaamac waalku kaadidooday u soo cabeen sanadka. Dhowr habar yonis ahna meesha khasab bay kusoo galeen, oo kamaraddii xataa wanagula tartamayaan, war yaa ilaahay yaqaan
.

- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: 17th anniversary since the establishment of The Sl army
Waar fuck jaamac waals, im talking about the under cover Bodyguard with the white suites and the red beret wearing niggaz, armed like they going on a JihaadCali_Gaab wrote:Keyse_0208 wrote:The_Emperior5 wrote:
Great Image![]()
![]()
![]()
How is this great? I can see 3 reer jaamac waals in the front row alone

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 416 Views
-
Last post by Somaliman%
-
- 14 Replies
- 2066 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 11 Replies
- 1426 Views
-
Last post by Somaliman%
-
- 14 Replies
- 1595 Views
-
Last post by NobleGeeljire
-
- 4 Replies
- 904 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 3 Replies
- 745 Views
-
Last post by TarTar
-
- 0 Replies
- 311 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 31 Replies
- 2692 Views
-
Last post by grandpakhalif