All Isaaq & Somaliland Sub-Clans buu Silaanyo Wefti Uu diray
Posted: Wed Feb 09, 2011 10:15 am
by Babygirl-
Sidi Dhuloos loo Weraari laha oo eey uu yiri shacaabka & Cidamaadu waa ineey Uu gurmadaan oo La iska celiya cadoowga nagu soo dulaay.
Dhulbahantow our Unity can defeat all of them put together.
Listen to this Reer-Boorama oo eey Adaan.
Re: All Isaaq & Somaliland Sub-Clans buu Silaanyo Wefti Uu d
Posted: Wed Feb 09, 2011 10:35 am
by AsadSL
lol what were you expecting from awdal? for them to say they are sending troops to help dhulbahnate?
Re: All Isaaq & Somaliland Sub-Clans buu Silaanyo Wefti Uu d
Posted: Wed Feb 09, 2011 10:53 am
by Babygirl-
AsadSL wrote:lol what were you expecting from awdal? for them to say they are sending troops to help dhulbahnate?
No it just shows how weak you are.
Re: All Isaaq & Somaliland Sub-Clans buu Silaanyo Wefti Uu d
Posted: Wed Feb 09, 2011 12:06 pm
by Siciid85
Reer awdal are part of Somaliland and they will take part of defending their nation from anti peace elements. Time to digest the reality.
Re: All Isaaq & Somaliland Sub-Clans buu Silaanyo Wefti Uu d
Posted: Wed Feb 09, 2011 12:08 pm
by The_Emperior5
reeer awdal babygirl ma dawatay videoga horta mise waxa ku qoran uun baad iska tix raacday
Re: All Isaaq & Somaliland Sub-Clans buu Silaanyo Wefti Uu d
Posted: Wed Feb 09, 2011 12:17 pm
by Babygirl-
Idoor oo Dhaan ha isa soo racaan, Dhulbahante is united to crush them.
Re: All Isaaq & Somaliland Sub-Clans buu Silaanyo Wefti Uu d
Posted: Wed Feb 09, 2011 12:20 pm
by AsadSL
Babygirl- wrote:Idoor oo Dhaan ha isa soo racaan, Dhulbahante is united to crush them.
Lascanood is controlled by somaliland regardless of clan we are one. Buuhodle will be taken over soon.
Re: All Isaaq & Somaliland Sub-Clans buu Silaanyo Wefti Uu d
Posted: Wed Feb 09, 2011 1:48 pm
by Rooble90
Reer Awdal Should NOT Take part in any Battle with The Dhulbahante Because it does not concern us whatsoever...
Those people in that video do not speak for all Awdalites....
At the end of the day, dadka dagalamayo waa dadkii deegaanka laha.. It Reminds me of that song,
"Dhulka sow anigu malihi,dadka sow anigu ma lihi,
ninki dof ku yimadoo, geridu dibeysaaa,, la la la la la la.
Re: All Isaaq & Somaliland Sub-Clans buu Silaanyo Wefti Uu d
Posted: Wed Feb 09, 2011 2:24 pm
by The_Emperior5
Rooble90 wrote:Reer Awdal Should NOT Take part in any Battle with The Dhulbahante Because it does not concern us whatsoever...
Those people in that video do not speak for all Awdalites....
At the end of the day, dadka dagalamayo waa dadkii deegaanka laha.. It Reminds me of that song,
"Dhulka sow anigu malihi,dadka sow anigu ma lihi,
ninki dof ku yimadoo, geridu dibeysaaa,, la la la la la la.
Indeed ninki dhoof ku yimi bay geeridu dhibaysa,,, the rebels are all most of them from Ethiopia booh district they have no say in Somaliland. The gadabursi sultans spoke well that they will defend the nation from all the agressors.
Re: All Isaaq & Somaliland Sub-Clans buu Silaanyo Wefti Uu d
Posted: Wed Feb 09, 2011 4:40 pm
by FBISOMALIA
tomorrow Ethiopia will join sland
Re: All Isaaq & Somaliland Sub-Clans buu Silaanyo Wefti Uu d
Posted: Wed Feb 09, 2011 5:53 pm
by RuralMan08
No Reer Awdal will fight against the Dhulbahante because this does not concern them and if it does I urge SSC to send them to the grave. Stupid old men.
Re: All Isaaq & Somaliland Sub-Clans buu Silaanyo Wefti Uu d
Posted: Wed Feb 09, 2011 8:45 pm
by Goljano Lion
AsadSL wrote:lol what were you expecting from awdal? for them to say they are sending troops to help dhulbahnate?
Re: All Isaaq & Somaliland Sub-Clans buu Silaanyo Wefti Uu d
Posted: Wed Feb 09, 2011 8:47 pm
by Goljano Lion
RuralMan08 wrote:No Reer Awdal will fight against the Dhulbahante because this does not concern them and if it does I urge SSC to send them to the grave. Stupid old men.
Listen adari boi you are not even Samaroon, Nigga iska amuus and let the likes iof Djiboutawi represent reer Awdal
Re: All Isaaq & Somaliland Sub-Clans buu Silaanyo Wefti Uu d
Wafti Balaadhan oo ka kooban Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Dr Maxamed Cabdi Gaboose, Cheif Of Cabinateka Madaxtooyada Somaliland iyo masuuliyiin ka tirsan Madaxtooyada iyo golayaasha Qaranka ayaa Saaka Subaxnimadii hore soo gaadhay Magaalada Borama ee Xarunta Gobolka Awdal. waftiga ayaa waxay ka soo kicitimeen Magaalo Madaxda Somaliland ee Hargaysa.
Dadwaynaha Magaalada Borama ayaa ku soo dhaweeyey Duleedka Magaalada Borama Waftiga walaw ay ahayd Subanimo hore oo ay dadwaynaha intiisa Badan ay Hurdeen hada wax si diiran laago soo dhaweeyey tuulada Goroyacowl halkaas oo ay ku sugayeen baabuur iyo dadwayne aad u tiro badan.
Waftigan ayaa loo soo galbiyey Hotel Rays Maagalada Borama halkaas oo ay ku sugayeen Saladiinta, Wax garadka iyo Aqoonyanahada Reer Borama oo iyaguna waftiga Gacmo furan iyo Qalbi furan ku soo dhaweeyey Waftigan, Qureec iyo Nanasho ka dib waxa uu waftigu u kicitimay Hoolka shirarka ee Hotel Rays halkaas oo loogu diyaariyey in ay kulamo kula yeesheen saladiinta iyo wax garadka Reer Awdal.
Ugu horayn wax uu waftigu la kulmay Salaadiinta, Waxgaradka iyo Aqoonyahanka Beelwaynta JIbril yonis, shirka ayaa waxa uu socday 3 saacadood waxaanay ka wada hadlayeen arimho u gaar ah loomana ogolayn saxaafada, waxa sido kale diba ka joogay Maamulka Gobolka heer Degmo iyo Heer gobolba.
markii uu shirku dhamaaday waxaa saxaafada la hadlay Suldaan C/raxmaan Daahir gaboobe oo ku hadlayey Afka Beelwaynta Jibril Yonis waxaana uu cadeeyey in ay isku afgarteen kulankii ay la qaateen waftiga matalayey Madaxwaynaha Somalilnad Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo waxaanu cadeeyey in Beelwaynta Jibril Yonis Hiil iyo Hooba la garab taagan tahay Xukuumada Somaliland oo Waqti adag ku jirta xil ay dalka Ka jiraan Colaado iyo Abaaro.
Taas badalkeed waxaa isaguna saxaafa la hadlay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Dr Maxamed Cabdi Gaboose waxaanu sheegay in uu afgarad ku dhamaaday wada hadaladii dheraa ee ay la qaateen Beelwaynta Jibril yonis waxaanu u mahad naqaday sida diiran ee ay u soo dhaweeyeen Beelwaynta Jibril yonis oo soo agaasinta soo dhawaynta waftiga iyo qabilaadoodaba.
Ugu danbaynta wax uu Waftigu SHir la qaadtay Beelaha kale ee Samaroon oo ay ka wada hadleen Arimaha Nabad galiyada iyo sidii la iskaga kaashan lahaaa Colaadaha iyo Abaaraha adag ee waqtigan ka taagan Jamhuuriyada Somaliland, waftiga ayaa waxa uu ka qaadeeyey Hotel Rays ka dibna waxay u anbabaxeen Magaalada Hargaysa ee Xarunta Jamhuuriyada Somaliland.
Wariye Abdiaziz Mohamed Elmi
Quljeednet Borama Somaliland