kulamo is daba joog ah oo maalmihii la soo dhaafay ka soconayey magaaladda Hargeysa oo lagaga hadlaayey xaaladda ay waqtigan ku sugan tahay iyo dagaaladda Kalshaale ka socda waxa lays dhinac dhinac dhigay dhawr arimood oo ay ka mid yihiin hoosu dhaca ciidanka awoodiisa oo liicday iyo Puntland oo haatan soo doob yaysa, reer Buuhoodle oo awooda ciidanka Fashiliyey iyo arimo badan oo kale.
Wasiirka war faafinta Axmed Cabdi Xaabsade ayaa ii cadeeyey inay go aansadeen in ciidamadooda ay Kalshaale ka saaraan oo ay u wareejinaayiin dhinaca Laascaanood waxana uu goor danbe ii sheegay markaan siyaalo kala duwan wax uga weydiiyey in waqtigan ciidankoodu aanu qaybsami karayn.
Warar xog ogaal ah ayaa sheegay in dhibaato xoog badan oo raadkeeda uu kaga tegey dagaalkii Kalshaale ayaa la cadaynayaa inciidanka ay soo food saartay, waxaana ka mid ah Guutadii ugu xooga badnayd ciidanka Somaliland oo lagu magcaabi jirey 17aad ayaa guud ahaan meesha ka baxday waxana ay noqotay wax dhintay, wax dhaawac ah iyo wax la waayey.
Dhinaca kale ciidamadii ka soo jeedey galbeedka ayaa markii uu meesha ka baxay maamulkii Riyaale iyaguna sameeyey mucaarad kaasi oo si midhmidh ah iyo kooxkooxba u guurey oo iyaguna jabhad degaan ka sameeyey buuraleyda Itopia ee gobolka Awdal saaran taasi oo awoodii ciidan 30% lumisay.
waxaase maasha ku jirta oo aan la ilaabi karin cududa ciidan iyo tan hubeed ee Buuhoodle taala oo noqotay mid aad u awood badan taasi oo keentay inaaan la holin karin.
Source: RadioLaascaanood1.com
1 Soomaalidiid Brigade was completely wiped out in Kalshaale
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 810 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 5 Replies
- 717 Views
-
Last post by udun
-
- 81 Replies
- 6311 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 14 Replies
- 149 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 25 Replies
- 2553 Views
-
Last post by ultratribalism
-
- 0 Replies
- 496 Views
-
Last post by adanboy
-
- 5 Replies
- 887 Views
-
Last post by fighter
-
- 21 Replies
- 1725 Views
-
Last post by Executive
-
- 4 Replies
- 679 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 3 Replies
- 1726 Views
-
Last post by EEGA9
