"Dib uheshiisiin Soomaaliyeed waa in lagu qabtaa gudaha Dalka Soomaaliya"




This agreement is ground breaking, as it covers what the people of Somalia need. Peace,'security cooperation and a unified front against the biggest problems we face.
The Agreement:
Arrimaha Nabadgalyada
• Ka wadashaqaynta dhinaca berriga iyo badda
• Xoojinta ka wadashaqaynta nabadgalyada
• Iskuxirka maamullada.
Cooperation between the two admins, is vital to clear up any misunderstandings and not to give room to the Shababites and other murderous groups wanting to sew seeds of distrust.
Somali’s tendt to dwell on differences, but what are the similarities, however what is common ideologically and vital?
1. In midnimadda Soomaaliyeed tahay lagama maarmaan, iyadoo loo marayo nidaamka Dawladnimo ee Federaaliga ah.
2. In kororsiimada xilligan ee Baarlamaanka iyo Xukuumadda Federaalka ah aysan munaasib u ahayn ummadda Soomaaliyeed waqtigan, taasoo niyad jab ku riday shacbiga Soomaaliyeed iyo beesha Caalamka.
3. Waxaan u aragnaa in xalka Soomaaliya ku jiro in la qabto shirwayne Qaran oo u gogolxaaraya sidii loo dhisi lahaa dawlad Soomaaliyeed oo loo dhan yahay, laguna qabto dalka gudihiisa meeshii ku haboon.
Galmudug which in essence claims South Mudug and parts of Galgaduud and which is speaking in behalf of the powerful and well armed clans of central Somalia is an agreement to host a national Somali conference.
The Grand National Conference; When, how and where?
1. Shirwaynaha qaran waa in uu ku qabsoomaa kuna dhamaadaa mudada u harsan DFKM, oo ah 20 Agosto,2011.
2. In la sameeyo gudi qabanqaabo oo uu yeesho Shirwaynaha qaran,kana kala yimaada DFKM, Puntland, Galmudug, Somaliland, Ahlu Sunna Wal jamaaca, maamulada kale iyo wakiillo ka socda deegaanadda aanmaamuladu u dhisnayn.
Galmudug to play a bridging role
1. Si uu habsami ugu qabsoomo shirwayne qaran waxay Dawlad Goboleedka Galmudug xil iska saareysaa in ay dhexdhexaadiso DFKM iyo Dawlada Puntland