Buuhoodle (Buraoonline.com) 20.02.11 Waxa Saaka Lagu Warhelay Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer inay saaka salaadi weerar soo qaaden Kooxdi Nabad-diidki ahayd ee isko magacowday SSC ee ku sugnayd Buuhoodle, iyago Halkaas saaka weerar Gaadmo ah 3 Jiho kaga soo qaaday Ciidanka Qaranka ee Xarunta Militariga ee Hagoogone iyo Maygaagle Ku sugna, waxaana Halkaas lagu soo waramaya inay Si arxaan Darro uga Jawaaben Ciidanka Qaranka oo Madaxweynahe Axmed Silaanyo Ka Hortaaganyahay inay La Wareegan Magaaladan Buuhoodle.
Ciidanka Somaliland oo Heegan ku jiray aya Halkaas Weerar Celin Culus Ku Qaaday iyago Halkaas Gaadhi weyn sida la sheegayo Kala Wareegay Maleeshiyada SSC, Iyago Cago Cadaan Halkaas uga Cararay, Waxaano Ciidanki Gaadhigaas ka dhex helay Miinooyin iyo Hub Fudud oo fara badan iyo Rasaastoodi.
Waxaana hadda la soo sheegaya ino Dagaalko Ka socda Meel inyar uu jirta Magaalada Buuhoodle dhinaca kalena waxa uga Yimi Gurmad Ciidanka Qaranka ee aaga Kal-shaale oo halkaas ku sugna. Dhinaca Maleeshiyadka Nabad-diidka ah ee SSC aya iyago iskugu tegay Magaalada Buuhoodle hadda ay ku Suganyhin oo aanay uga Bixi Karayn Dhinacna Magaalada iyado Dhinca Galbeed iyo Waqooyiga Buuhoodle ay Hadda Ku Suganyahin Ciidamo Xad dhaaf ah oo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka.
Muse M Cali
Burao@livecom
Buraoonline.com
Buuhoodle Burning
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Buuhoodle Burning
faankaas oohin baa ka danbeyn doonta,iyo ONLF baa nasoo weerartay

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Buuhoodle Burning
Punaniland wax ma iska Celinaysa Fuley Majeerten Ha Ku Dhuuman Ciidamada Saado Calisheekh-Farax-zero wrote:faankaas oohin baa ka danbeyn doonta,iyo ONLF baa nasoo weerartay![]()
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Buuhoodle Burning
ceebey tacaal,, waa war dhexdhexaad ah,, from Hawiye webside
http://www.shabelle.net/article.php?id=3557Qaar ka mid ah Maxaabiistaasi ayaa waxaa la geeyay degmada Buuhoodle kuwaasi oo ay gacanta ku dhigeen Jabhadda SSC, waxaana dhinaca kale ay wararku tilmaamayaan in iyana ay gacanta ku dhigeen ciidanka Somaliland maxaabiis ay ka qabsadeen Jabhadda SSC.
Re: Buuhoodle Burning
Since When Hawiye uu dhex-dhexaad noqday? marka ay iyaga is haystaan xataa dhexdhexxaad ma yaqaanan , mana filayo in uu Buuga Hawiye laga Helayo Kalmada Dhexdhexaadsheekh-Farax-zero wrote:ceebey tacaal,, waa war dhexdhexaad ah,, from Hawiye webside![]()
![]()
http://www.shabelle.net/article.php?id=3557Qaar ka mid ah Maxaabiistaasi ayaa waxaa la geeyay degmada Buuhoodle kuwaasi oo ay gacanta ku dhigeen Jabhadda SSC, waxaana dhinaca kale ay wararku tilmaamayaan in iyana ay gacanta ku dhigeen ciidanka Somaliland maxaabiis ay ka qabsadeen Jabhadda SSC.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 339 Views
-
Last post by MALMAHA
-
- 7 Replies
- 1409 Views
-
Last post by *Nobleman*
-
- 3 Replies
- 391 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 50 Replies
- 2830 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 0 Replies
- 207 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 16 Replies
- 875 Views
-
Last post by Ebyan80
-
- 0 Replies
- 325 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 0 Replies
- 340 Views
-
Last post by mahoka
-
- 0 Replies
- 296 Views
-
Last post by The-Screw
-
- 17 Replies
- 1442 Views
-
Last post by Fale
