Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiraxmaan Faroole ayaa ka hadley dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka Kalshaale, Madaxweynaha oo waraysi siiyey BBC-da ayaa sheegay in deegaanka dagaalku ka dhacay uu yahay Puntland isla markaana loo adeegsadey hub culus sida BM-ka Kaarayaal iyo qaar kale oo badan, waxaana halkaas laga geystey xasuuq.
Dr.Faroole ayaa sheegay in aysan gacmaha ka laaban doonin waxa Somaliland waddo ayna jawaab ka bixin doonaan, waxaana uu hoosta ka xariiqey waxa Somaliland u socoto in uu dagaal yahay isla markaana ay majaxaabiyeen deganaanshihii gobolka.
Dhegayso Waraysiga Weriyaha BBC-du la yeeshay Dr.Faroole
Re: BREAKING NEWS: PUNTLAND DECLARE WAR ON SOMALILAND
Posted: Sun Feb 20, 2011 4:29 pm
by Cirwaaq
War Between British somaliland and Italian somaliland
If that happens imagine the implications: Somalia declares war on Somaliland spin doctors would have a field day with that. Such a move by a Discrict in Somalia is ill adviced. Noone will see this as a move by Pland and the consequence of that is beneficial to only Somaliland.
Oracle says: Bad maneuver People will needlessly die and the outcome will be seperation of the two states that joined in 1960. Conflict will only harm the residence of Sool.
Re: BREAKING NEWS: PUNTLAND DECLARE WAR ON SOMALILAND
Posted: Sun Feb 20, 2011 4:33 pm
by AhlulbaytSoldier
''Lady Punaniland'' threatens Somaliland:
Re: BREAKING NEWS: PUNTLAND DECLARE WAR ON SOMALILAND
Posted: Sun Feb 20, 2011 4:34 pm
by S-D-M
May Allah bless and be on their side my nephews & nieces (Dhullos)..........Puntland iyo booto yaa kala rayn?
Re: BREAKING NEWS: PUNTLAND DECLARE WAR ON SOMALILAND
Posted: Sun Feb 20, 2011 4:38 pm
by Cali_Gaab
Re: BREAKING NEWS: PUNTLAND DECLARE WAR ON SOMALILAND
Posted: Sun Feb 20, 2011 4:38 pm
by burhaan2010
bintiland iyo zoomaliland waa labo naagood, waxba dagaal ka ma yaqaanan.
Re: BREAKING NEWS: PUNTLAND DECLARE WAR ON SOMALILAND
Posted: Sun Feb 20, 2011 4:39 pm
by Keyse_0208
bintiland always making weak threats, they should call it "iska-hadal-land"
haduu hadalku wax taro maanta laascaanod would have the pland flag 5 years ago. talk is cheap madafukkkkes
Re: BREAKING NEWS: PUNTLAND DECLARE WAR ON SOMALILAND
Posted: Sun Feb 20, 2011 4:41 pm
by dynamic
it would be a shame for a full scale conflict to happen in the northen somali territories , inshanlaah they will solve their problems diplomaticly.
Re: BREAKING NEWS: PUNTLAND DECLARE WAR ON SOMALILAND
Posted: Sun Feb 20, 2011 4:41 pm
by SahanGalbeed
Dabcan waa runti , dadka wax ma'kala dhex yaalan , laakin gardarada siyasadeed halkey ka socoto dawladda SL way ka jawaabtay .
Horta been bay inaga sheegeen oo ay yidhadeen SL ba ka soo qayb galaysa shir lagu qabanyo Puntland , maalinti dhaweed e Galmudug iyo Puntland wax kala saxeexdeen . BEEN weeye taasi , dadka haddaad iska wanjalayso ood been ka sheegayso , iney ka xanaaqan waa u daw .
Midda labaad waxa weeye Las Canood anagu xooq ku maynaan qabsane iyaga idin ka soo cararay oo anaga inoo yimid .
Mida sadexaad na waxa weeye , daarood ku dhulbahante , majeerteen , warsangeli , kidhiish iyo kadhash hadda isku kala saaraysaan idinka ayay idin jirta anagu se qaran baynu dhisanayna . Xuduuda yadu na halkey tahay way inoo caddahay !!
Re: BREAKING NEWS: PUNTLAND DECLARE WAR ON SOMALILAND
Posted: Sun Feb 20, 2011 4:44 pm
by sav12600
sxb som1 needs to give it to these idoors samatar style, thats the only language they understand
Re: BREAKING NEWS: PUNTLAND DECLARE WAR ON SOMALILAND
Posted: Sun Feb 20, 2011 4:44 pm
by burhaan2010
bintinland vs zoomaliland
Re: BREAKING NEWS: PUNTLAND DECLARE WAR ON SOMALILAND
Posted: Sun Feb 20, 2011 4:44 pm
by djibsomali
SahanGalbeed wrote:Dabcan waa runti , dadka wax ma'kala dhex yaalan , laakin gardarada siyasadeed halkey ka socoto dawladda SL way ka jawaabtay .
Horta been bay inaga sheegeen oo ay yidhadeen SL ba ka soo qayb galaysa shir lagu qabanyo Puntland , maalinti dhaweed e Galmudug iyo Puntland wax kala saxeexdeen . BEEN weeye taasi , dadka haddaad iska wanjalayso ood been ka sheegayso , iney ka xanaaqan waa u daw .
Midda labaad waxa weeye Las Canood anagu xooq ku maynaan qabsane iyaga idin ka soo cararay oo anaga inoo yimid .
Mida sadexaad na waxa weeye , daarood ku dhulbahante , majeerteen , warsangeli , kidhiish iyo kadhash hadda isku kala saaraysaan idinka ayay idin jirta anagu se qaran baynu dhisanayna . Xuduuda yadu na halkey tahay way inoo caddahay !!
darling without teeth how are u doing tonigth??
Re: BREAKING NEWS: PUNTLAND DECLARE WAR ON SOMALILAND