Ceebeey Tacaal-Fadeexaddii ugu weyneyd oo soo food saartay

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
AbrahamXirsi
Posts: 136
Joined: Wed May 05, 2010 7:09 pm

Ceebeey Tacaal-Fadeexaddii ugu weyneyd oo soo food saartay

Post by AbrahamXirsi »

Ceebeey Tacaal-Fadeexaddii ugu weyneyd oo soo food saartay SSC iyo xulafadooda
Published By Webmaster On Thursday, February 24th 2011.
Ceebeey Tacaal -kooxda nabad -diidka xidhiidhka dhow lah argagixisada ayaa beryahanba waxa ay wadeen dacaayado iyo been abuur lagu baahinaayey websiteyada iyo youtube ka iyada oo ay u jeedadu tahay in lagu khaldo dadka waxmagaratada iyo maxasta ah ee kooxdaa sida indho la’aanta ah u taageerta, waxyaalaha layaabka leh ee been abuurka ah ee ay sameeyeen waxaa ka mida dagaalkii maxaakiimta iyo ethiopianka ee Buurhakabo oo ay ka dhigeen dagaal Kalshaale ku dhexmaray kooxdan iyo ciidamada somaliland kaas oo ay youtubeka soodhigeen iyaga oo ssc ku qortay heesana ku dul duubay.

waxa kaloo kamida filkan ay jabhadda janjaweed Chad ka soo xadeen taasina waxa ay ku tusinaysaa in ay kooxdani khiyaali iyo mala awaal ku dhisan tahay. Haddaba waxa ay waxaa u samaynayaan waa markii in ay dagaalkii ku jabeen oo ay waayeen wax xaqiiqo ah oo ay taageerayaadii u sheegaan ama ay tusaan ayey ku kaliftay in ay been abuur iyo foojeri sameeyaan si aan lacagtii Qurbajoogu uga go’in laakiin runta uun baa lama huraan ah, (qurbajooga in la khaldaanbaa warkaa loo subcinayaaye, sidii kaleba way kaga xuntahay inay sameeyaane)

halkan ka daawo filmadkii ay soo xadeen iyo meeshii ay ka soo xadeenba waana Fadeexad badheedh qaawan ah oo ay kooxdaasi ku kacday,




Halkankan hoose ka doowo filmkan meeshii ay ka soo xadeen.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”