Has anybody seen faroole?
Moderator: Moderators
Re: Has anybody seen faroole?
Caasho are you looking for a man?
Mise Habrahaan baad uu radiin?

Mise Habrahaan baad uu radiin?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Has anybody seen faroole?
marki ugu danbeyse oo abduraxmaan faroole la arkay waxa ahayd maalinti u ka dhoofayey magalaada garowe oo u kicitamay adis ababa ila hada meel uu jaan iyo cidhib dhigay lama hayo 

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Has anybody seen faroole?
Babygirl, this is the third time you posted that picture. In the first topic nobody laughed, the second topic it was laughed at by FBIsomalia, and this is the third time. I think that should hint to it not being funny
Emp, walahi weligey waxan oo kale maan arag. Oday dhawr sanno iska aamuusnaa oo marka la weydiyey las canood goormaad qabsan doonta ku jawaabay:
'Las canood cid alaa doorashada Somaliland badisa ayaan uu kala hadlaynaa'
galkacyo iyo garowe na marka laga demonstrate gareeyey oo ey ummadii rabeen iney qurjilaha wax ka celiyaan ayuu dirqi microphone soo qaatay oo lahaa ' dadka yaan ley naga xasuuqin. Waan difaaci doonaa'. Aroorta dambena waa kaa Addis Ababa hotel ku soo quraacanaya oo 'difaacda' gebigiisa ba iska iloowbey

Caash-Gaab beenta hoorta maa Jawana kaso Gurataan!! lol
Waxaan Kuu iri Naaya isaa sii Uunsi & wear your Pink Baacweyne.
Waxaan Kuu iri Naaya isaa sii Uunsi & wear your Pink Baacweyne.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Has anybody seen faroole?
cali gaab farooole wa fulay intu hanjabay bbc ka hadlay bu iska dhoofay xita marku adis gaadha warsaxafadeed ma qaban waxba hada marku so noqdo tallo muxu odhan 

Re: Has anybody seen faroole?
Babygirl- wrote:Caasho are you looking for a man?
Mise Habrahaan baad uu radiin?

now that is funny babygirl, you are a pure comedian

-
- SomaliNetizen
- Posts: 677
- Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
- Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
- Contact:
Re: Has anybody seen faroole?
they looked better ben women...curse the shirt and surweel eraBabygirl- wrote:Caasho are you looking for a man?
Mise Habrahaan baad uu radiin?

Re: Has anybody seen faroole?
Babygirl- wrote:Caash-Gaab beenta hoorta maa Jawana kaso Gurataan!! lol
Waxaan Kuu iri Naaya isaa sii Uunsi & wear your Pink Baacweyne.

- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Has anybody seen faroole?
Babygirl- wrote:Caasho are you looking for a man?
Mise Habrahaan baad uu radiin?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 338 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 14 Replies
- 1028 Views
-
Last post by Transformer
-
- 8 Replies
- 580 Views
-
Last post by tightrope
-
- 4 Replies
- 1439 Views
-
Last post by udun
-
- 15 Replies
- 1197 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 0 Replies
- 314 Views
-
Last post by hanad_mn
-
- 0 Replies
- 247 Views
-
Last post by Murax
-
- 4 Replies
- 31 Views
-
Last post by canood
-
- 1 Replies
- 289 Views
-
Last post by D-Runner
-
- 12 Replies
- 971 Views
-
Last post by hahaha1