Page 1 of 1

Has anybody seen faroole?

Posted: Sun Feb 27, 2011 5:59 pm
by Cali_Gaab
?

Re: Has anybody seen faroole?

Posted: Sun Feb 27, 2011 6:05 pm
by Babygirl-
Caasho are you looking for a man?

Mise Habrahaan baad uu radiin?

Image

Re: Has anybody seen faroole?

Posted: Sun Feb 27, 2011 6:05 pm
by The_Emperior5
marki ugu danbeyse oo abduraxmaan faroole la arkay waxa ahayd maalinti u ka dhoofayey magalaada garowe oo u kicitamay adis ababa ila hada meel uu jaan iyo cidhib dhigay lama hayo :|

Re: Has anybody seen faroole?

Posted: Sun Feb 27, 2011 6:10 pm
by Cali_Gaab
Babygirl, this is the third time you posted that picture. In the first topic nobody laughed, the second topic it was laughed at by FBIsomalia, and this is the third time. I think that should hint to it not being funny :idea:

Emp, walahi weligey waxan oo kale maan arag. Oday dhawr sanno iska aamuusnaa oo marka la weydiyey las canood goormaad qabsan doonta ku jawaabay:

'Las canood cid alaa doorashada Somaliland badisa ayaan uu kala hadlaynaa'

galkacyo iyo garowe na marka laga demonstrate gareeyey oo ey ummadii rabeen iney qurjilaha wax ka celiyaan ayuu dirqi microphone soo qaatay oo lahaa ' dadka yaan ley naga xasuuqin. Waan difaaci doonaa'. Aroorta dambena waa kaa Addis Ababa hotel ku soo quraacanaya oo 'difaacda' gebigiisa ba iska iloowbey :lol:

Re: Has anybody seen faroole?

Posted: Sun Feb 27, 2011 6:13 pm
by Babygirl-
Caash-Gaab beenta hoorta maa Jawana kaso Gurataan!! lol

Waxaan Kuu iri Naaya isaa sii Uunsi & wear your Pink Baacweyne. :up:

Re: Has anybody seen faroole?

Posted: Sun Feb 27, 2011 6:19 pm
by The_Emperior5
cali gaab farooole wa fulay intu hanjabay bbc ka hadlay bu iska dhoofay xita marku adis gaadha warsaxafadeed ma qaban waxba hada marku so noqdo tallo muxu odhan :lol:

Re: Has anybody seen faroole?

Posted: Sun Feb 27, 2011 11:48 pm
by jamols2
Babygirl- wrote:Caasho are you looking for a man?

Mise Habrahaan baad uu radiin?

Image
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
now that is funny babygirl, you are a pure comedian :lol:

Re: Has anybody seen faroole?

Posted: Mon Feb 28, 2011 5:41 am
by Pwani
Babygirl- wrote:Caasho are you looking for a man?

Mise Habrahaan baad uu radiin?

Image
they looked better ben women...curse the shirt and surweel era :( ..everyone dressed like men these days!!,now u can't tell the habroh from men. :lol:

Re: Has anybody seen faroole?

Posted: Tue Mar 01, 2011 2:22 pm
by Barkhadd
Babygirl- wrote:Caash-Gaab beenta hoorta maa Jawana kaso Gurataan!! lol

Waxaan Kuu iri Naaya isaa sii Uunsi & wear your Pink Baacweyne. :up:
:lol: :lol: :lol:

Re: Has anybody seen faroole?

Posted: Tue Mar 01, 2011 2:41 pm
by abdisamad3
Babygirl- wrote:Caasho are you looking for a man?

Mise Habrahaan baad uu radiin?

Image
:lol: :lol: