Cape Town: (Sh. M. Network) Ciidamada booliska dalka Koofur Afrika ayaa jirdil ku dilay ganacsade Soomaali ah oo ku dhaqnaa dalkaasi xili uu ku jiray howlihiisa shaqo, waxaana arintaani walaac xoogan ka muujiyay Muwaadiniinta Soomaalida ah ee ku dhaqan dalkaasi.
Ciidamada Jirdilka u gaystay Marxuum Cismaan Nuur Max’ed ayaa waxaa la sheegay inay ahaayeen dharcad oo gaarayay ilaa 4- kuwaasi oo ka shakiyay in uu hub u yaalo dukaanka uu ku ganacsanayay, waxaana ay ciidamada muwaadinkaasi Soomaaliga ah ay madax iyo feeraha kala dhaceen laad wallow uu markii dambe ku geeriyooday Isbitaalkii dhaawac ahaanta loo geeyay.
Dhaqaatiirta Caafimaadka ee Isbitaalka ugu wayn magaalada Port-Elizabeth ee dalka Koofur Afrika ayaa waxaa ay cadeeyeen in Marxuumkaasi uu u geeriyooday jirdil xoogan oo loogaystay, iyagoo sheegay in Marxuumkaasi uu dhiiga ugu hooray gudaha taasina ay soo da dajisay dhimashada ganacsadahaasi.
Ciidamada booliska ee dalka Koofur Afrika ayaa mararka qaar jirdil ba’an waxaa ay u gaystaan ganacsatada Soomaaliyeed xiliga ay ku sugan yihiin goobihoodi ganacsi, iyadoo aan jirin cid si toos ah wax ugu qabatay dhibaatooyinka baahsan ee loo gaysto Soomaalida ku dhaqan dalkaasi.
hadaba maxey tahay cadaawada halkan gaartay ee s/africa somalida u qabto ,maxaanse ka haleeynay ma dad soomaali ah ayaa meesha dhib ka geystay .waa suaalo aan is weydiiyay jawaabteedana rabo
s/africa police killed somali refugee in cape town
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Re: s/africa police killed somali refugee in cape town
war madowgaan soo waashay yaanagu soo diray ,horaa waxaan u maqlay hindidii ganacsiga kula jirtay soomalida dagan kenya ayaa isaga guuray kenya oo s/afrika dagay kuwaas ayaa ka danbeeya dilka ,warkaasna ma xaqiijin karo laakin meel ayeey arinta ka qurunsan tahay
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 20 Replies
- 1271 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 1 Replies
- 324 Views
-
Last post by QansaGabeyle
-
- 15 Replies
- 1122 Views
-
Last post by AvidThinkerr101
-
- 118 Replies
- 9699 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 0 Replies
- 331 Views
-
Last post by *jr
-
- 0 Replies
- 385 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 5 Replies
- 507 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 0 Replies
- 538 Views
-
Last post by Coeus
-
- 3 Replies
- 517 Views
-
Last post by snoop12