Caabudwaaq psychiatric center, construction on the way

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Caabudwaaq psychiatric center, construction on the way

Post by ibrahimcw »

mashallah it will be build soon, and will be the first institution of care for the mentally disabled people opened in Caabudwaaq, also there is no such institution elsewhere in Galgaduud region, so it will also be the first in the region. :up:

Image

Dhisme loogu tala galey xanaaneynta dadka dhimirka ka xanuunsan oo markii ugu horeysan laga bilaabey Caabudaaq
Munaasabad lagu dhagax dhigayey dhismahan lagu xanaaneynayo dadka qaba xanuunka Dhimirka ama (waalan) ayaa waxaa ka qeyb galey bulshada qeybaheed kala duwan taa oo ka dhacdey goobta dhagax dhiga dhismahan lagu daryeelayo bukaanka dhimirka ka xanuunsan.


Nabadoon Cismaan Gurxan Muus Cowl (Cismaan Cune) iyo Caaqil Xaaji Aadan Dirir Cadcad ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay dhismahan oo noqonaya kii ugu horeyay ee laga hirgaliyo gobolka Galgaduud tan iyo waxii ka dambeeyey markii ay meesha ka baxdey Dowladii dhexe ee dalka 1991.kii.
Waxaana goobtaasi ka hadlay dad fara badan oo u joogay xaflada lagu dhagax dhigayey dhismahan lagu daryeelayo dadka qaba xanuunka dhimirka waxaana kamid ah maamulka Ahlusuna xubno ka socday, Qurba joogta deegaanka, Golaha haweenka degmada, odayasha dhaqanka. Iyo xubno ka socday ururka daryeelka dadka qaba xanuunka dhimirka.
Gudoomiyaha ururka Daryeelka dalka xanuunsan C/risaaq Cilmi Caato oo ka hadlay goobtaasi ayaa sheegay in ay timid arintan markii ay sameeyeen dadaal dheer oo ay qeyb ka qaateen aqoonyahano u dhashey deegaanka oo ku sugan gudaha iyo dibada isla markaana ay korortay dadka u xanuunsanaya xanuunkaasi dhimirka oo qaarkood wax yeelo ugeysanaya qeybaha kale ee bulshada.

C.risaaq aya uga mahadceliyey cidkasta oooo qeyb ka qaadatey dhismahan iyo kuwii ku deeqay dhulka laga hirgalinayo dhismahan oo ah goobta looga maara helayo dadka xanuunsan iyaguna ay ku nabad galayaan.

Ugu dambeyn bulshada deegaanka ayaa soo dhaweeyey dhismahan iyo dadka wada kuwii soo fakarey waxaana ay tilmaamey insay kaalintooda ka geysanayaan hirgalinta dhismahan lagu daryeelayo walaalahooda dhibaateysan.

C/kariin Axmed Bulxan

Caabudwaaq Somaliya
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Caabudwaaq psychiatric center, construction on the way

Post by ibrahimcw »

Image

dhagax dhigii.

im really proud of Reer Caabudwaaq for working hard and developing their land and people, i notice these sort of development programs are becoming more frequent which means Jaaliyada Caabudawaq is waking up, ilahay ha u sahlo :up:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Caabudwaaq psychiatric center, construction on the way

Post by XimanJaale »

Mashallah :up: Reer balanbale and dhabad have to become more productive like reer abudwak.
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Caabudwaaq psychiatric center, construction on the way

Post by ibrahimcw »

here is the video of the event, much love to the good hearted people of Caabudwaaq, this is a great development not only in practical terms but also it instills the sense of shared responsibility.
"The true test of society is how well it treats its prisoners and old people." may i add, it also applies to how a society treats its disabled(mental) community.



the Nabadoon Cisman cune, he is the son of the famous and much loved nabadoon Gurxan muse cawl (aun), everytime i hear his name i am reminded of the good old days which always brings smile to my face. :lol:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Caabudwaaq psychiatric center, construction on the way

Post by XimanJaale »

Thanks for the video Ibro :up:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Caabudwaaq psychiatric center, construction on the way

Post by quark »

:som: :up:
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Caabudwaaq psychiatric center, construction on the way

Post by TheblueNwhite »

:up:
User avatar
ruralboy
Posts: 171
Joined: Wed Mar 09, 2011 11:05 pm
Location: Soomaaliya dhankeedana dhawaaq farax leh mooyee dhiillo kama sugaayee

Re: Caabudwaaq psychiatric center, construction on the way

Post by ruralboy »

:up: :heart:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”