Ilmaderayalow hadaad mel ku ogtihiin heeskan aan intan ka xasuusto hoos ku qoray inooso galiya kobtan ama meel iigu shega.
Miyaa lay cabsiiyaa lay caga jugleyaa,,,cududiyo awood iyooo ciidan laygu faanaa.
NY,HANQADH IYO MUJAHIDIINTA WAWEYN
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: NY,HANQADH IYO MUJAHIDIINTA WAWEYN
ma intan umbaad ka haysaa? bal yara wad inaan wax ka garano
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: NY,HANQADH IYO MUJAHIDIINTA WAWEYN
miyaa lay cabsiiya lay caga qugleyaa, dhirin dhirin dhiriin, cudu iyo awood iyooo cidan laygu fanaa
Intaas ka badan garan maayo inaar.
Intaas ka badan garan maayo inaar.
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: NY,HANQADH IYO MUJAHIDIINTA WAWEYN
Walee waligeey ma maqal,waa inaan sugnaa guhad asaa dhinaca heesaha igu dhaama.
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: NY,HANQADH IYO MUJAHIDIINTA WAWEYN
^^ Niyow ninkan la yidhaahdo Guhaad wuxuu yaqanaa hesaha qayilaada yacni qaraamiga ah lakin waxaan u malayn inuuna aqoon kuwa kacaanka Ogadeniya ee ay Jawxo leedahay. 
Re: NY,HANQADH IYO MUJAHIDIINTA WAWEYN
Garaad, inta lago soo qaban heeskan ku sii sug ,,, 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 425 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 63 Replies
- 4036 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 18 Replies
- 1297 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 1 Replies
- 882 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 17 Replies
- 2300 Views
-
Last post by ibrahimcw
-
- 6 Replies
- 15299 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 0 Replies
- 1804 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 2 Replies
- 1928 Views
-
Last post by fatimazahra
-
- 5 Replies
- 2164 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 3 Replies
- 1943 Views
-
Last post by Khalid Ali