Abu Mansuur got injured in Tuulo Barwaaqo (Gedo)
Moderator: Moderators
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Abu Mansuur got injured in Tuulo Barwaaqo (Gedo)
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo la hadlaayay dad isugu soo baxay Tuulo Barwaaqo oo ka tirsan Degmada Garbahaarey ee Gobolka
Geddo ayaa sheegay in dadka deegaankaasi looga baahan yahay inay ka qeyb qaataan waxa uu ugu yeeray Jihaadka lagula jiro Gaalada iyo Murtadiinta.
“Waxaa halkaan na keenay inaan Ilaahay dartiis isku kaashano, oo aan uga hortagno kuwa naga soo weeraray Hiiraan, Baladxaawo, Doolow,
Galgaduud iyo Muqdisho.” ayuu yiri Abuu Mansuur oo waxba kama jiraan ku tilmaamay in dhabarka laga jibiyay kooxda uu ka tirsan yahay ee Al-Shabaab, islamarkaana dafiray in goobo Istaartiiji ah lagala wareegay Al-Shabaab.
Abuu Mansuur ayaa sidoo kale dadka isku soo baxay u sheegay inaysan jirin wax dhaxdhaxaad iyo xuquuqul insaan ah oo eraydaasna uu ku tilmaamay inay isticmaalaan kuwoo uu ku sheegay daba dhilifyo.
“Cid aan ka yeelayno dhaxdhaxaad ayaa ka nahay colaada Soomaaliya, war xaq iyo baadil miyaa dhaxdhaxaad laga noqon karaa, halkudhiga dabadhilifka waa xabadda joojiya, xuquuqul insaanka ha la dhowro, xeerarka caalamiga hala tixgeliyo iyo hadalo kale” ayuu si qiiro leh u yiri Abuu Mansuur oo dadka Geddo ugu baaqay inay heegan buuxa galaan.
Dhinaca warar ayaa sheegaya in dibadbaxaasi uu ka hadalay Abuu Mansuur kadib inuu dhaawac soo gaaray isaga iyo rag la socday, balse ma jiro warar xaqiijinaaya arrintaasi.
This might be true, cause my cousin told me there was gunshots happening in between Tuulo Barwaaqo and Garbahaarey when Abu Mansuur was leaving Tuulo Barwaaqo and was on his way to Ceel Cadde. I hope beesha kill those muthafuckers. A terrorist will not leave Gedo without getting killed insha'allah.

- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Abu Mansuur got injured in Tuulo Barwaaqo (Gedo)
inader please next time, post this kind of stories in somali general politics section
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Abu Mansuur got injured in Tuulo Barwaaqo (Gedo)
Inadeer raali noqo, this breaking news, i will post political stuff in that section, this is more breakings news, we not dicussing politics in this thread my brother.hyperactive wrote:inader please next time, post this kind of stories in somali general politics section
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Abu Mansuur got injured in Tuulo Barwaaqo (Gedo)
INSHALLAH HE DIES A PAINFUL DEATH!
Re: Abu Mansuur got injured in Tuulo Barwaaqo (Gedo)
Good. Keep shooting at him until we send him back to Alabama in a casket. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Abu Mansuur got injured in Tuulo Barwaaqo (Gedo)
This news is %100 false, Sheikh Abu Mansuur he was 100% welcomed by the muslim people of Gedo and he received big dinner and welcoming, even if this was true a mujahid either dies and achives success(paradise) or lives and marches onward to victory

- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Abu Mansuur got injured in Tuulo Barwaaqo (Gedo)
longlive mujahed abu mansuur.
dead to mujrim shariif dameer and farmajo gaal.

dead to mujrim shariif dameer and farmajo gaal.

- MujahidAishah
- Posts: 16995
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Abu Mansuur got injured in Tuulo Barwaaqo (Gedo)
Abu mansur and Cali dheere gets a thumps up from me ps like the tuulos name
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Abu Mansuur got injured in Tuulo Barwaaqo (Gedo)
every one else's thread got moven to the political section but ximanxare got free's to post his political propaganda on the general section..
this proves mods treat people different.
this proves mods treat people different.

Re: Abu Mansuur got injured in Tuulo Barwaaqo (Gedo)
The word "mujahiid" has lost its meaning, a random thug with cimaamad and a short qamiis is a mujahiid now a day. SMH.
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Abu Mansuur got injured in Tuulo Barwaaqo (Gedo)
abu mansuur and his boys are the only one's fighting for Somalia against the enemies..you have xabashi's fufu's and all the rest of gaalo world fighting them..but still they come out as victorious..iam not saying they are perfect but they are 1000 time's better then the dabodhilif motherfucers locket at the villa.Nabeela wrote:The word "mujahiid" has lost its meaning, a random thug with cimaamad and a short qamiis is a mujahiid now a day. SMH.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Abu Mansuur got injured in Tuulo Barwaaqo (Gedo)
Sxb these criminals always disrupting your family in Gedo, ilaahi ha uu gaargaaro, I bet they were living safely under mujahidiinabdisamad3 wrote:longlive mujahed abu mansuur.![]()
dead to mujrim shariif dameer and farmajo gaal.
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Abu Mansuur got injured in Tuulo Barwaaqo (Gedo)
yes they where living perfectly and trying to recover from the abaar..now its my mom lost her home becouse of this xabashi dabodhilif attacking the city..nacalad baa ku taal xabashida iyo wixii la shaqeeyograndpakhalif wrote:Sxb these criminals always disrupting your family in Gedo, ilaahi ha uu gaargaaro, I bet they were living safely under mujahidiinabdisamad3 wrote:longlive mujahed abu mansuur.![]()
dead to mujrim shariif dameer and farmajo gaal.

Re: Abu Mansuur got injured in Tuulo Barwaaqo (Gedo)
Look how far the west is going to impose its views on us. Now the Somali villages are being targetted?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1300 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 5 Replies
- 762 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 4 Replies
- 871 Views
-
Last post by precious_dyme
-
- 24 Replies
- 3549 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 0 Replies
- 42 Views
-
Last post by GacanSareeye
-
- 1 Replies
- 520 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 6 Replies
- 659 Views
-
Last post by Titanium
-
- 0 Replies
- 404 Views
-
Last post by Costa__
-
- 18 Replies
- 1800 Views
-
Last post by Rabshoole