Page 1 of 1

BREAKING NEWS 60 SHISKABAB DEAD IN BELED HAWO. LIBERATED

Posted: Sat Mar 05, 2011 5:59 am
by CoolPoisons
dad badan ayaa muradhilaac ku dhacay. jabkii ugu weyna ayaa la gaarsiyey Shiskabab

B/XAAAWO;- Dagaal XOogan oo saakay kabilowday Magaalada B/Xaawo ee Gobolka Gedoa ayaa sheegaya in uu sababay in Magaalada ay lawaregaan Dowlada KMG iyo AHlu Sunna Waljamaaca.

Dagaalka oo la isku adeegsaday Hubka Nuucyadiisa kala duwan duqeyna ay bar bar socotay ayaa lasheegay in dhanka Dowlada ay kula wareegeen Gacan kuhaynta Magaalada Buulo Xaawo ee dhacda Sedex Geesoodka Koofurt Galbeed Soomaaliya.

Wararka ayaa intaa kudaraya in dagaalada oo goos goos ah ay hadda kasocdaan dhanka Bari ee B/Xaawo gaar ahaan jidka aada Garbahaarey oo ay shabaab Afka saareen.

Qasaaraha Dagaalka saakay ayaa lagu sheegay in uu yahay kii ugu xumaa ee Mudooyinka Dagaal uu kadhasho, Waxaana lasoo sheegay in Magaalada B/Xaawo ay daadsan yihiin Meydad aad ubadan.

Meydadka ayaa lasheegay in ay yihiin dhinacyadii dagaalamay, gaar ahaan Al-Shabaab oo Weerarka lagu soo qaaday.


Wararkii soo kordha Dhanka B/Xaawo iyo Jabka Al-Shabaab oo aan xog idiinka hayno, Waraysiyo Masuuliyiinta Dowlada ah iyo Shabaab oo ana kuraadjoogno dib ayaad kala socon doontaan.

Re: BREAKING NEWS 60 SHISKABAB DEAD IN BELED HAWO. LIBERATED

Posted: Sat Mar 05, 2011 7:37 am
by ahmed yey
Warya u r useless walahi.makawaranta magaladi damale in ey guben tangiyada ethiopia.aqligaga yaran badana,

Re: BREAKING NEWS 60 SHISKABAB DEAD IN BELED HAWO. LIBERATED

Posted: Sat Mar 05, 2011 10:17 am
by Nabeela
This is not something to be proud of, isku xishood :down:

Re: BREAKING NEWS 60 SHISKABAB DEAD IN BELED HAWO. LIBERATED

Posted: Sat Mar 05, 2011 11:41 am
by grandpakhalif
The place was invaded with Ethiopian tanks, new police puppets and drugged Garre Somali militia. They will not hold the city for long, but only succeed in vandiliziation, loot and force thousands to flee. Shame on you puppets of axbash.

Re: BREAKING NEWS 60 SHISKABAB DEAD IN BELED HAWO. LIBERATED

Posted: Sat Mar 05, 2011 2:00 pm
by union
A great victory for the people and government of Somalia. :clap: :up: :som:

Re: BREAKING NEWS 60 SHISKABAB DEAD IN BELED HAWO. LIBERATED

Posted: Sat Mar 05, 2011 2:26 pm
by XimanJaale
Guul dowlada Inshallah :up: :som: It's the time for development, peace, freedom, progression and prosperous governance inshallah

Re: BREAKING NEWS 60 SHISKABAB DEAD IN BELED HAWO. LIBERATED

Posted: Sat Mar 05, 2011 2:43 pm
by Archerr
Dhaliyaro mareexaan oo dagaal micno daro ku dhintay wax lagu farxo ma aha. Doqonimadii baa kugu badatay.
XimanJaale wrote:Guul dowlada Inshallah :up: :som: It's the time for development, peace, freedom, progression and prosperous governance inshallah
I assure you bro none of that will come but as someone who is not from Gedo I don't think you would care if it did or not. All these guys will bring to the region is isbaaro and lawlessness. Just watch.

Re: BREAKING NEWS 60 SHISKABAB DEAD IN BELED HAWO. LIBERATED

Posted: Sat Mar 05, 2011 5:34 pm
by FBISOMALIA
good job :up: