Galkacyo(Puntlandi.com);- Askari katirsan ciidamada Bilayska Dawlada Puntland ayaa lagu toogtay gudaha magaalada Galkacyo.
Askariga ayaa kamid ahaa guuto katirsan ciidamada bilayska oo hawlgal ka fulinayay xaafada Garsoor waxaana la sheegay in si dhuumaalaysi ah lagu toogtay askariga.
Sarkaal ku sugan goobta ayaa Puntlandi.com u sheegay in askariga geeriyooday goob guri ahna xabada looga soo furay haatana ay ku hareeraysanyihiin.
Faahfaahin intaa ka baxsan wali ma soo bixin hayeeshee ciidamada ayaa wali ku sugan halka uu dilka ka dhacay waxaana gaaray ciidamo kale xoogan iyagoo wada baaritaano ku saabsan halka xabada looga soo furay iyo cida ku soo riday.
Xaafada oo dilka ka dhacay ee Garsoon ayaa maalmihii udanbeeyay waxaa ka soconayay hawlgal xoogan waxaana laga soo qabtay dad ay tuhumo galeen saakana xaalada cirka ayay isku sii shareertay marka askariga lagu toogtay.
Askarigan ayaa kamidahaa ciidamo dhawaan soo gaaray magaalada Galkacyo kuwaa oo uu horkacayay Taliya xigeenka bilayska Puntland.
War Deg Deg Ah. Askari katirsan Ciidamada Bilayska Puntland
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 517 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 370 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 411 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 596 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 279 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 362 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 4 Replies
- 511 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 253 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 351 Views
-
Last post by FBISOMALIA