british still protecting their children lool

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

british still protecting their children lool

Post by KyrieJama »

War Deg Deg Ah Dawladda Ingiriiska Oo Ka Fiirsanaysa Inay Ku Darto Liiska Argagixisada Adduunka Kooxda SSC, Warbixin Ay Soo Saaray Wasaaradda Arrimaha Guduhu.


London-HNW) Dawladda Ingiriiska ayaa qarka u saraan inay u aqoonsaro koox argagixisada caalamka kamid ah, ururka nabadiidka ah ee SSC, xog ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha ee Home Office loyaqaan ayaa lagu sheegay in xubno kamid ah ururkani ay maganyihiin weraro

(London-HNW) Dawladda Ingiriiska ayaa qarka u saraan inay u aqoonsato koox argagixisada caalamka kamid ah, ururka nabadiidka ah ee SSC, xog ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha ee Home Office loyaqaan ayaa lagu sheegay in xubno kamid ah ururkani ay maganyihiin weraro ismidaamin ah oo lagu soo qaado dawladda ingiriiska. Xogaha ku saabsan weerar ay kooxdani la damacsantahay waddanka Ingiriiska ayay ka warheshay dawladda Britain


Sidoo kale dawladda Ingiriisku waxay si taxadir leh ula socota arrimaha nabad gelyo darro ee kooxdani ka wado gobolka geeska Afrika, gaar ahaan degaanada hawdka oo xad laleh waddanka Itoobiya, Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay arrimaha kooxdan kala xidhiidhi doonto dawladda Itoobiya, sidoo kale ay tageero ballaadhan la garab istaagi doonto Somaliland oo ay kooxdani dhawr jeer soo werareen. Warxibintan ay soo saartay wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Ingiriisku, waxaa lagu cadeeyay in ay dawladda Britain ka fiirsan doonto sidii liiska argagixisada caalamka loogu darilaha kooxdan SSC, tasoo mabnuuci doonta inuu ku noolado waddanka Uk qof si toosa u sheegta kooxdaas, isla markaana danbi uu mudan doono shakhsigii dhaqaale uga gura waddanka Britain koxdaas.

Xogtan iyo walaacan dawladda Ingiriisku ka bixisay kooxdan SSC, ayaa ku soo beegmay wakhti calanka Ingiriiska lagu gubay magaalada Buhoodle isla markaana hanjabaado loogu jeediyay waddanka Britain. Waxayna arrintani xoogaynaysaa dawladda Somaliland oo dhawr jeer ka dhawaajisay in kooxda SSC ay xidhiidh la leedahay kooxaha Argagixisa caalamka, ku waas oo taakulada iyo saanada ciidanba ka tageera kooxdan SSC, waddanka Ingiriiskuna wuxuu noqonayaa waddankii kobaad ee kamid ah waddamadda adduunka oo ilgaara ku haya kooxdan.


Hadhwanaagmedia.
London. Uk
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: british still protecting their children lool

Post by KyrieJama »

loool some mirqan lander made up this story, pretty funny though :lol: :lol: :lol:
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: british still protecting their children lool

Post by djibsomali »

I am sorry but that is an other article that just put in question the sanity of some people.
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: british still protecting their children lool

Post by Cirwaaq »

Faroole said they are terrorists i am suprised he was not able to get them on the list as he did with Sheik Atom.

Viva Faroole :D
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: british still protecting their children lool

Post by udun »

garad13 wrote:loool some mirqan lander made up this story, pretty funny though :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

That is what I thought so :lol: :lol:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: british still protecting their children lool

Post by udun »

Cirwaaq wrote:Faroole said they are terrorists i am suprised he was not able to get them on the list as he did with Sheik Atom.

Viva Faroole :D
There she goes the outcast :lol: :lol:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: british still protecting their children lool

Post by Babygirl- »

djibsomali wrote:I am sorry but that is an other article that just put in question the sanity of some people.
:lol: :lol: :lol:
garad13 wrote:loool some mirqan lander made up this story, pretty funny though :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”