Guddiga gurmadka abaaraha wilaayada Baay iyo Bakool ayaa weli wada howlihii loogu gar gaarayey dadka abaaraha ku saameeyeen wilaayada Baay iyo Bakool. Madaxa guddiga gurmadka abaaraha wilaayada Baay iyo Bakool Sheekh Axmed cabdi salaan ayaa sheegey in Boqolaal qoys oo abaarta weli ay heyso raashin isugu jira galey iyo saliid ugu qey biyeen 14 degmo oo kamid ah wilaayada Baay iyo Bakool .
Kasokow raashin qeybinta ay wadaan waxaa kaloo jirta in biya dhaamina ay u sameynayaan dadka biya la'aanta daran ay heyso ayadoo talaabadana dadku ay ku iloobeen hayadihii kirishtanka ee sheegan jireen in masaakiinta ay quudinayaan ayagoo siin jirey galey bakhaaro ku raagtey oo dixriga ku dhaley iyo matarafiish ay keeni jireen xiliga beeruhu ay soo go'aan sidaana waxaa yiri
madaxa gurmadka abaaraha wilaayada Baay iyo Bakool .
Inkastoo weli abaaruhu ay kajiraan degmooyin iyo deegaano wilaayada islaamiga Baay iyo Bakool kamid ah hadana waxaa shacabka wilayaadu ay wadaan sidii dadka masaakiinta ah loogu sameyn lahaa biyo dhaamin iyo raashiin qeybin.
shacabka muslimiinta ee wilaayada baay iyo Baay iyo Bakool ayaa waxay noqdeen kuwo kuwanaagsan in ay isku caawiyaan wanaaga isla markaana xumaanta iska reebaan iyagoo docda kalane dagaal kula jira ciidamada Kirishtanka Itoobiya iyo Maleeshiyaadka calooshood u shaqeystayaasha ah.
Abaaraha iyo Reer Baay
Moderator: Moderators
- ruralboy
- Posts: 171
- Joined: Wed Mar 09, 2011 11:05 pm
- Location: Soomaaliya dhankeedana dhawaaq farax leh mooyee dhiillo kama sugaayee
Re: Abaaraha iyo Reer Baay







-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 244 Views
-
Last post by Mr Bill
-
- 0 Replies
- 497 Views
-
Last post by fatimazahra
-
- 8 Replies
- 631 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 0 Replies
- 228 Views
-
Last post by StormShadow
-
- 21 Replies
- 1360 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 221 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 332 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 4 Replies
- 718 Views
-
Last post by kadarre
-
- 2 Replies
- 475 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan