BREAKINGNEWS:Somali Airlines to be restablished after 20yrs

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

BREAKINGNEWS:Somali Airlines to be restablished after 20yrs

Post by XimanJaale »

Image


Image

Image
:clap: :clap: :som: :som: :som: :som:

I thank Allah for this wadani cabinet that have thrived since 30 October and 14 October since Mudane Farmaajo came into the platform.

Inkastoo tan iyo wixii ka dambeeyay bur burkii Dowladii dhexe aanu garoonka Diyaaradaha Muqdisho ka dib maray garoomada casriga ah ee Caalamka, ayaa hadana labadii sano ee u dambeeyay waxaa muuqanayay waxoogaa saan-qaad ah, kaasoo dib boorka looga jafayay.

Garoonka Diyaaradaha oo sanadkii 2006-dii ay ku guuleysteen Midowgii Maxkamadaha inay dib u furaan kadib tobanaan sano oo ay isku heysteen howl gelidiisa Hogaamiye kooxeedyadii, ayaa hada garoonka waxaa uu helay dib u dayactir iyo qaabeyn xoog leh, kaas oo tan iyo 2007-dii Dowladda KMG isku dayaysay inay Garoonka u muuqaal ekeysiiso Garoomada caalamiga ah.

Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Maxamed Cismaan Cali Dhagaxtuur oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay inay gacanta ku hayaan qorshe ah in Garoonka uu shaqo bilaabo habeenadii, oo uu ka baxo howlihii maalinlaha ahaa.

Mr Dhagaxtuur ayaa sheegay in Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo dhulka ay diiwaan gelisay Xarumaha Wasaarada iyo guryaha gaarka ah ay u leedahay oo ay ku jirto Gurigii ay laheyd Somali Air-Line oo ay degenaan jireen Shaqaalaha Diyaarada.


Waxaa uu sheegay in qorshahaas haatan meel fiican marayo, isagoo xusay in garoonka Diyaaradaha iyo Dekeda ay yihiin ilaha kaliya ee Dowladda ka soo galo daqliga, isla markaana ay tahay meelihii bulshada indhaha u ahaa.

Dhowaan ayay aheyd markii Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka uu sheegay in dib u howl gelin doonaan Shirkadihii Diyaarada ee Somali Air-line, ayna dadaal ugu jiraan inay soo celiyaan wixii hanti ah oo ay laheyn.

Garoonka Diyaradaha ee Muqdisho waxaa iminka ka howl gala shirkado kala duwan oo Diyaaradaha, kuwaasoo aanay shaqeyn haba yaratee habeenkii, inkastoo mararka qaar xilliga gabal dhaca la maqlo guuxa diyaarado sii duulaya.

Ciidamada AMISOM oo ammaanka garoonka gacanta ku haya ayaa xilliyada qaar ee aroorti diyaarado uga soo dega, iyo xilliyada fiidkii, xilligaas oo loo isticmaalo dhalalka waa weyn ee diyaaradaha ugu soo caga dhigtaan wadada Run-way-ga.


More news:

The mother's of Jamuriyada Somalia winning in the battlefields against terrorist burkha wearing khawaarij :clap:



Latest Politcal map:

http://upload.wikimedia.org/wikipedia/c ... tricts.png

You can see that All of Gobolka Gedo apart from degmada Baardheere is under the hands of Dowlada Somalia (I thank Farmaajo for saving his region, he has to work hard to free degmada Baardheere) and on behalf of the rest of Somalia he has to work extra hard! :mrgreen: Also you can see the advance in Gobolka Banaadir and the little advance in Gobolka Bakool at the top in Yeed section.

Guuul :clap: :som: :som: :som:


Guusha anaga leh :som: :som: :som:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: BREAKINGNEWS:Somali Airlines to be restablished after 20

Post by XimanJaale »

My friends lets make du'a for more development :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :heart: :heart: :heart: :heart: :heart: :heart: :heart: :heart: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :heart: :heart: :heart: :heart: :heart:
User avatar
GacanSareeye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1410
Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
Location: Minnogadishu

Re: BREAKINGNEWS:Somali Airlines to be restablished after 20

Post by GacanSareeye »

August 2011, the collapse of everything we built since Farmaajo came to office :clap:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: BREAKINGNEWS:Somali Airlines to be restablished after 20

Post by XimanJaale »

GacanSareeye wrote:August 2011, the collapse of everything we built since Farmaajo came to office :clap:
August 2011 Farmaajo becomes president Insha'allah :clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”