NEW maamul *Galgaduud State*

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

NEW maamul *Galgaduud State*

Post by 1moonlight »

Maamul goboleed la magacbaxay Galgaduud State ayaa dhawaan looga dhawaaqay dalka isutaga imaaraadka Carabta kadib kulan ay halkaasi ku yeesheen dad ka soo jeeda gobolkaasi.

Taariikhdu markay ahayd 26-02-2011 ayaa waxaa laga u qabtay magalada Dubai shir ay isugu yimaadeen Waxgradka , aqoonyahanno, Ganacsatada, ka kala yimid wadamada, USA, Gemany, Canada , London, iyo jaliyadda Galggaduud State Wadanka Imaaraadk. Carabta,

Shirkaas ayaa waxaa Marti geliyay jaaliyadda Galgaduud ee Imaraadka Carabta ee waxaana shirkaas si gaar ah loogu hambalyeey Gabdhaha maamul gobolka Galdaduud State oo sida gaarka isugu hawlay In shirkan ay wax la taaban karo oo bulshada gobolka waxtar leh ay ka soo baxaan.

Kulankaasi ayaa gaba gabadiisa waxaa Gudoomiyaha Galgaduud State loogu doortay C/rashiid Max’ed Dirir, waxaana gudoomiayahaasi oo Shabelle u waramayay uu sheegay in ujeedada loo aas aasay Maamulaan ay tahay in la isku keeno shacabka Galgaduud iyo qaabka dhibaatada looga saaro lahaa.

Marti sharaftii ka hadashay shirkaas waxay mar walba xusayeen Dumarkii muddada dheer ku hawlanaa in la dhiso maamul goboleedkan Kuna bixiyeey muddo 8 bilood ah Juhdi dheraad ah

Marti sharaftu waxay isku afgarteen in lagama maarmaan u tahay in la dhiso Maamul goboleed la magac baxay Galgaduud States , waxaana maamulkaas oo looga baahanyahay in uu si hagar la’aan ah ugu adeego bulsho weynta Galgaduud state

sawirka gudoomiyaha Galgaduud State

Image
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: NEW maamul *Galgaduud State*

Post by Cirwaaq »

If it will help improve the lifes of civilians then :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”