BOSTON: Soo Dhawayntii Madaxda SSC(Daawo)

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

BOSTON: Soo Dhawayntii Madaxda SSC(Daawo)

Post by EastAfrica »

BOSTON: Soo Dhawayntii Madaxda SSC(Daawo)

Shir Waynaha SSC Ee New England Iyo Soo Dhawayntii Madaxda SSC(Daawo)

Waxaa ka dhacay New England gaar ahaan Magaalada Boston Xaflad si heer Sare ah loo soo abaabuley oo lagu soo Dhaweeyey Madaxweynaha Maamul Gobolleedka SSC Dr. Saleebaan Ciise Ahmed iyo Wafti balaaran oo uu Hogaaminayo oo uu ka mid yahay wasiirka arimaha debada SSC Prof: Maxamud Ali Jama. Xafladaa oo u dhacday si Maqsuud ah waxaana ka soo qayb galey boqolaal dad soomaaliyeed ah oo jecel Qarinada iyo Midnimada Soomaaliyeed kana soo horjeeda kala go’a Dhulka Soomaaliyeed Xafladiina Waxay u dhacdey sidatan ee Daawasho wacan.
Uga horeyn waxaa aayado quraan ah noga furaya
Xasan Uguus Baqow
Madax weynaha maamul goballeedka SSC
Dr.Saleeban Ciise Ahmed
Wasiirka Arimaha Debeda Maamul ka SSC
Pro.Mahamud Ali Jama
Oday Ibraahim Xaji Xaashi
Gudoomiyaha Jaaliyada SSC ee Boston
Garaad Food
Pro. Xasaan Warfaa
( Awdaland)
Mohamed Calaawi Negeeye
(Gedoland)
Maxamed Abdi Afgaab
(Putland)
Mohamed Sh.Cumar Siyaad
(Geri)
Mahdi Ahmed Ali
(Mogdisho Dayniile)
Saado Maxamud Ahmed iyo Amina Ali Muse
(SSC)
Xildhibaanaad Ka tirsan dawlada faderaalka soomaaliyeed
Faadumo Daahir Aden

[youtube]dCrJanPoyWw&[/youtube]

[youtube]QyDaAp573vU&[/youtube]

Image

Image

Image

Image

Image

GUUL IYO GOBONIMO SSC SOMALIA , HANOOLATO SSC SOMALIA :up: :up: :up: :som: :som: :som:

LONG LIVE SSC SOMALIA, VIVA SSC SOMALIA :up: :up: :up: :som: :som: :som:

GUUL IYO GOBONIMO UNITED SOMALIA/SOMALIWEYN , HANOOLATO UNITED SOMALIA/SOMALIWEYN :up: :up: :up: :som: :som: :som:

LONG LIVE UNITED SOMALIA/SOMALIWEYN, VIVA UNITED SOMALIA/SOMALIWEYN :up: :up: :up: :som: :som: :som:

:som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap:

Last edited by EastAfrica on Wed Mar 16, 2011 10:43 pm, edited 2 times in total.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: BOSTON: Soo Dhawayntii Madaxda SSC(Daawo)

Post by grandpakhalif »

GUUL SSC

:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: BOSTON: Soo Dhawayntii Madaxda SSC(Daawo)

Post by Goljano Lion »

THESE ARE SSC HOMELESS DA QURBA JOOGA AHA :lol:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: BOSTON: Soo Dhawayntii Madaxda SSC(Daawo)

Post by Babygirl- »

Idoors are stupid walle! he & his ppl are refugees dad bu kuu cayni markaas.. :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”