Liberation of Baardheere city postponed after heavy rain
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Liberation of Baardheere city postponed after heavy rain
Wararka naga so garaya Dagmada Ceelwaaq ee Gobolka gedo ayaa tibaxaya in Xisadihi Colaadeed ee ka tagna Wadada u dhexaysa Ceelwaaq iyo bardheere ay yara qaboobeen ka dib marki halkaasi ay ka da’een Robaab mahigaan ah.
Waxaa sido kale hawada ka maqaan Isgarsinti Deeganadaas wax Gadiid shacab ah ama tikniko oo dhaqaaqi karo ma jiraan roobka ayaa biyo dhigaay Wadooyinki isku xiri jiraay Tulooyinka u dhexeya Ceelwaaq iyo bardheere.
Ciidamada Dowlada Somalia oo ay kabayan kuwa Ahlusuna iyo Ciidamo ka tirsan Xarakada Alshabaab ayaa waxaay isku farasareen dhowr tuulo oo ku taala Wadada dheer ee isku xirta Baardheer iyo Ceelwaaq Dagaal Culus ka dib Waxaa Ciidmada Dowlada Somalia iyo kuwa ahlu suna waxaa u gacan galay Gabi ahaan Tuloyinki lagu Dagaalamay oo ay ka mid tahay Busaar .
Robabka ka curtay Deeganadaas waxaa si weyn ugu dirsaday Shacaabka Xolo dhaqatada ah ee ku nool Degaankas oo in mudo ah ba la daaladhacayay Abaar daba dheratay .
Waxaa sido kale hawada ka maqaan Isgarsinti Deeganadaas wax Gadiid shacab ah ama tikniko oo dhaqaaqi karo ma jiraan roobka ayaa biyo dhigaay Wadooyinki isku xiri jiraay Tulooyinka u dhexeya Ceelwaaq iyo bardheere.
Ciidamada Dowlada Somalia oo ay kabayan kuwa Ahlusuna iyo Ciidamo ka tirsan Xarakada Alshabaab ayaa waxaay isku farasareen dhowr tuulo oo ku taala Wadada dheer ee isku xirta Baardheer iyo Ceelwaaq Dagaal Culus ka dib Waxaa Ciidmada Dowlada Somalia iyo kuwa ahlu suna waxaa u gacan galay Gabi ahaan Tuloyinki lagu Dagaalamay oo ay ka mid tahay Busaar .
Robabka ka curtay Deeganadaas waxaa si weyn ugu dirsaday Shacaabka Xolo dhaqatada ah ee ku nool Degaankas oo in mudo ah ba la daaladhacayay Abaar daba dheratay .
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Liberation of Baardheere city postponed after heavy rain
Colaad ka socotay meella badan oo kamid ah gobolka Gedo ayaa waxaa qaboojiyey roob lagu diirsaday oo ka da'ay deegaanno kamid ah gobolka oo si weyn ay dadka xoola dhaqatada ah u sugayeen.
Wararka ka imanayo tuulada Buusaar oo hoostimaado magaalada Ceelwaaq ayaa sheegayo in labadii maalmood ee u dambeysay uu halkaas ka da'ayey roob lixaad leh oo xitaa hakad geliyey isku socodkii gaadiidka iyo isgaarsiinta, warku wuxuu intaas ku darayaa in 48-saacadood ay go'an tahay Isgaarsiinta Buusaar iyo tuulooyinka kale ee ka tirsan.
Da'itaanka roobkan wuxuu joojiyey colaad iyo xiisad dagaal oo ka taagneyd maalmahanba Buusaar, labada dhinac ee dagaalamay ee ciidamada dowladda KMG iyo Al-Shabaab ayaa qola kasta waxay ku hakatay meeshii ay joogtay markii jidkii uu roobka gooyey.
Gobolka Gedo oo abaar ba'an ay ka jirta ayaa dadka reer miyiga waxaa dan ugu jirtaa in ay mar uun roob helaan si ay uga baxaan gaajada iyo haraadka ka taagan.

- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: Liberation of Baardheere city postponed after heavy rain
its not going to get any better, specially anywhere south of Baardheere, we are near April expect floods
Barre needs move, if he wants to capture Kismaayo 2011, mind you there are nothing but dirt tracks anything south of Baardheer. the only other option is to go east and into Eelay land and then to Barawe another shishkabab strong hold before going to Kismaayo. 
- Garbo_Gedo
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1138
- Joined: Sun Mar 29, 2009 10:42 am
- Location: Gedo, Baladki Amiirada
Re: Liberation of Baardheere city postponed after heavy rain
lol,,,the rain is another laughable excuse to their cowardness.These mooryaan and their dirty masters aren't going to reach Baardheere. They have not the courage nor the strength or capacity to take such step.
Re: Liberation of Baardheere city postponed after heavy rain
How weird?ibrahimcw wrote:its not going to get any better, specially anywhere south of Baardheere, we are near April expect floodsBarre needs move, if he wants to capture Kismaayo 2011, mind you there are nothing but dirt tracks anything south of Baardheer. the only other option is to go east and into Eelay land and then to Barawe another shishkabab strong hold before going to Kismaayo.
- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: Liberation of Baardheere city postponed after heavy rain
i can just imagine yarkaan oo dahaya "hogaa hooge!" asagoo boodboodayo.Garbo_Gedo wrote:lol,,,the rain is another laughable excuse to their cowardness.These mooryaan and their dirty masters aren't going to reach Baardheere. They have not the courage nor the strength or capacity to take such step.
- Garbo_Gedo
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1138
- Joined: Sun Mar 29, 2009 10:42 am
- Location: Gedo, Baladki Amiirada
Re: Liberation of Baardheere city postponed after heavy rain
Lol @ "dahaya", did u mean "Dhahaya"? don't u need to first learn how to put together a one somali sentence together before even thinking to lie about knowing the region. The irony; the student trying to teach the master. Kid I am reer Gedowiyan and know more than you know and never will know about and these thugs and their dirty Ethiopian do not belong in Gedo and god willing will soon be digging their own graves or running back to their caves.ibrahimcw wrote:i can just imagine yarkaan oo dahaya "hogaa hooge!" asagoo boodboodayo.Garbo_Gedo wrote:lol,,,the rain is another laughable excuse to their cowardness.These mooryaan and their dirty masters aren't going to reach Baardheere. They have not the courage nor the strength or capacity to take such step.![]()
waryaa aan ku kala baro gedo, there is not one single tarmac road in Gedo, all it takes is a drizzle for all the dirt roads to be completely impassable, and April month is rainy season. kala baro dhulka, Jubaland wax kama taqaanidee.
Last edited by Garbo_Gedo on Thu Mar 17, 2011 2:36 pm, edited 1 time in total.
Re: Liberation of Baardheere city postponed after heavy rain
"...there is not one single tarmac road in Gedo,"
Thanks
to Kacaankii
barakaysnaa ee Puntland iyo Somaliland dekadaha iyo laamiyada ay maanta ku faanaan
u dhisay.
But mind you, If there were tarmac roads in Gedo we could have been engulfed by the USC

Thanks
But mind you, If there were tarmac roads in Gedo we could have been engulfed by the USC
- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: Liberation of Baardheere city postponed after heavy rain
Garbo, first of all i salute you for correcting me, awoowgeey Shire Jaamac waxuu ahaa ninkii afsoomaaliga qoraalka soo saarey anigana waa fududeeyste, marka taa waa igu heshey ina adeer
laakin runta ii sheeg, ma afsoomaali ayaa i bareysaa misa af maymay.
"hogaa hooge"
"hogaa hooge"
- Archerr
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1242
- Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
- Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.
Re: Liberation of Baardheere city postponed after heavy rain
USC did capture the region and they were destroyed. After their defeat in Gedo they were not able to launch any more attacks on any region and they were eventually forced to retreat back to Mogadishu and fight amongst themselves for blocks of the city. Paved roads or the lack of it had nothing to do with it. Also the Kacaan was not to blame for the lack of development in Gedo but its former governors. Men like Iris pocketed the development money set aside for Gedo.LooxJiid wrote:"...there is not one single tarmac road in Gedo,"
Thanksto Kacaankii
barakaysnaa ee Puntland iyo Somaliland dekadaha iyo laamiyada ay maanta ku faanaan
u dhisay.
But mind you, If there were tarmac roads in Gedo we could have been engulfed by the USC :
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Liberation of Baardheere city postponed after heavy rain
Waryee garbo gedo, It's against Sade culture to fight after heavy rainfall. Let the kids play in the rain until then ciidamada qaranka are having a break until the kids have enjoyed and stopped playin in the rain. We can't attack a city when the whole region starts to flood. The river banks can flood, the waterfall areas might over flow, water will gush down from the mountains. It's dangerous yaroow! U want them to drown u idiot.
Re: Liberation of Baardheere city postponed after heavy rain
I see. So Hon Gen. Gaanni Built Hargeysa, and Omar Dheeman (Governor of Bari; Reer Diini) built Boosaaso, and then all of a sudden Irris guy could pocket the money allocated for Gedo region?Archerr wrote:USC did capture the region and they were destroyed. After their defeat in Gedo they were not able to launch any more attacks on any region and they were eventually forced to retreat back to Mogadishu and fight amongst themselves for blocks of the city. Paved roads or the lack of it had nothing to do with it. Also the Kacaan was not to blame for the lack of development in Gedo but its former governors. Men like Iris pocketed the development money set aside for Gedo.LooxJiid wrote:"...there is not one single tarmac road in Gedo,"
Thanksto Kacaankii
barakaysnaa ee Puntland iyo Somaliland dekadaha iyo laamiyada ay maanta ku faanaan
u dhisay.
But mind you, If there were tarmac roads in Gedo we could have been engulfed by the USC :
It is pathetic when you guys blame anyone else for your faults. That is what brought us where we are today.
Enjoy dusty Garbaharreey!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 333 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 17 Replies
- 1450 Views
-
Last post by Byootuhful
-
- 1 Replies
- 443 Views
-
Last post by GuleedWarsame
-
- 10 Replies
- 1015 Views
-
Last post by kambuli
-
- 0 Replies
- 569 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 719 Views
-
Last post by Bunayste
-
- 6 Replies
- 679 Views
-
Last post by JaMaaL-23
-
- 2 Replies
- 374 Views
-
Last post by Advo
-
- 1 Replies
- 392 Views
-
Last post by FBISOMALIA