Page 1 of 1

puntland navy capture 3 pirates

Posted: Mon Mar 28, 2011 6:53 am
by FBISOMALIA
Garowe(Puntlandi.com) Ciidamada Ladagaalanka Burcad Badeedka ee Puntland ayaa gacanta ku dhigey sadix kamid ah Burcad badeedka Heysta Qoyska Daanishka ah, Waxaa sidaas noo xaqiijiyey Sargaal ka tirsan Ciidanka.

Ciidamada la dagaalanka Burcad Badeedka ayaa maalmahaan wadey howlgal xoogan oo ku aadan sidii loogasoo furan lahaa Burcad Badeedka Qoyskaan ka kooban 7 qof ee u dhashey Dalka Denmark oo ay Burcad Badeedku heysteen ilaa sadix seetamaan.

Nalooma faahfaahin sida iyo meesha ay ciidanku ku qabteen nimankaan wuxuuse sargaalku uu sheegey in sadixdaan nin ee ay qabteen ay yihiin rag xubno muhiim ah ka ah kooxda heysta Qoyskaan, Ciidamaduna howlgalka ay maalmahaan wadeenna waxey u tahey guul la taaban karo ayuu sargaalku noo raaciyey.

Dowlaada Puntlandayaa tan iyo markii Qoyskaan ay Burcad Badeedku la yimaadeen dhulka Puntland waxey bilowdey howlgalo xoogan oo ay doonayaan iney ku badbaadiyaan Qoyskaan.

Dhinaca kale Agaasimaha Guud ee Ladagaalanka Burcad Badeedka ee Puntland Cabdirsaaq Maxamed Dirir(Duceysane) mar uu howlo shaqo u joogey Denmark oo ku aadaneyd xiligii la qabsadey Qoyskaan ayuu sheegey ineysan habooneyn in wax madax furasho ah la siiyo Burcad badeedka.

Qoyskaan Daanishka ah waxey ka kooban yihiin 7 qof oo sadix ka mid ah Caruur yihiin.

Re: puntland navy capture 3 pirates

Posted: Mon Mar 28, 2011 8:14 am
by tightrope
THE DANES ARE SO DEAD :|

Re: puntland navy capture 3 pirates

Posted: Mon Mar 28, 2011 1:42 pm
by Pwani
tightrope wrote:THE DANES ARE SO DEAD :|
i think they should negotiate with the pirates for the safety and wellbeing of the poor hostages,we've seen what happened to US hostages..i sure wish they don't harm the poor family,that wont be a good headline for world news!. :|

Re: puntland navy capture 3 pirates

Posted: Tue Mar 29, 2011 11:41 am
by udun
Pwani wrote:
tightrope wrote:THE DANES ARE SO DEAD :|
i think they should negotiate with the pirates for the safety and wellbeing of the poor hostages,we've seen what happened to US hostages..i sure wish they don't harm the poor family,that wont be a good headline for world news!. :|
Agreed. PL security forces should negotiate with them to ensure the safety of the hostages.

Re: puntland navy capture 3 pirates

Posted: Tue Mar 29, 2011 1:36 pm
by Pwani
udun wrote:
Pwani wrote:
tightrope wrote:THE DANES ARE SO DEAD :|
i think they should negotiate with the pirates for the safety and wellbeing of the poor hostages,we've seen what happened to US hostages..i sure wish they don't harm the poor family,that wont be a good headline for world news!. :|
Agreed. PL security forces should negotiate with them to ensure the safety of the hostages.
it was last month (i guess) when the forces tried to attack the pirates,we do remember the tragic outcome for the state...the pirates are aware of every single step that is planned against them..the admin should deal with them first then use other tactics,attacking them isn't a good idea. :|