ASWJ(beesha dir) joins puntland
Moderator: Moderators
- Shift
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1740
- Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
- Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin
ASWJ(beesha dir) joins puntland
Is this true?
Gaalkacyo:Puntland oo soo dhaweysay go’aankii ay Beesha Direed ugu birtay dawlada Puntland.
3. april 2011
APL
Gaalkacyo:(Allpuntland)-Maamulka gobolka Mudug ee dawlada Puntland ayaa si rasmi ah usoo dhaweeyey go’aankii ay maanta si rasmi ah beesha direed oo kamid ah beelaha dega gobolka Mudug kuna fidsan meelo badan oo kamid ah dhulka Soomaaliyeed,waxaana uu maamulku sheegey in tilaabadasi ay ahayd mid ku dayasho mudan islamarkaasna loo qaaday dhanka hormarka,isagoo maamulku sheegey in hada kadib ay beeshaas kamid noqonayso beelaha dega dhulweynaha Puntland.
Gudoomiyaha gobolka Mudug ee dawlada Puntland Gol.Axmed Cali Salaad oo ka qeybgalay xaflad ay beeshani maanta uga dhawaaqday ku biiristooda Puntland ayaa sheegey in ay dawladiisu ku faraxsantahay go’aanka beeshan,islamarkaasna imika laga bilaabo ay kamid tahay beelaha Puntland islamarkaasna ay ka qeybqaadan karto hormarka dalka kajira sida tacliinta & difiicasta dalka ee muqadiska ah.
Axmed Cali Salaad wuxuu ku celceliyey in Puntland ay soo dhaweynayso go’aanka beeshan isagoo sheegey in ay beeshani go’aankan qaadatay islamarkaasna ay dawladiisu kala shaqaynayso sidii loo hirgelin lahaa.
Cabdiqani Xayir
Allpuntland

- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: ASWJ(beesha dir) joins puntland
i welcome this if its true, my enemy is my other enemies friend, it only proves i am at the center of it all. Noolloow Shiekh Ibrahim Noolloow Ahlu Sade Noolloow Jaalle Hiiraale.
- Shift
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1740
- Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
- Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin
Re: ASWJ(beesha dir) joins puntland
How did you manage to see your self in this 

- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: ASWJ(beesha dir) joins puntland
how cant i see myself in this, its my country, Somalia, its not Kiilka shanaad 

- abdalla11
- SomaliNet Super
- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: ASWJ(beesha dir) joins puntland
Faroole has bigger plans than Garowe, so far he has Nuur Caddes support. Muhammed Dheere's support and now ASWJ. The only southern players he needs are D&M and Ogadeen. Time to use 'kablalax card'

Shift wrote:How did you manage to see your self in this

- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: ASWJ(beesha dir) joins puntland
Faroole is weak cant get ahold of SSC or Makhir and your talking about South Somalia, get over yourself mate. faan, suuro iyo dhaqan naageed waxaad ka heshi hala arko. 

- Shift
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1740
- Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
- Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin
Re: ASWJ(beesha dir) joins puntland
Abdalla,
I dont know much about their regions,where exactly in mudug bey dagaan?.The kablalax card naftaad nooga qadeen ee maad naga deysid
Ibrahim,
I totally understand your the guardian of somalia,but you said "enemies" who are those folks.
I dont know much about their regions,where exactly in mudug bey dagaan?.The kablalax card naftaad nooga qadeen ee maad naga deysid

Ibrahim,
I totally understand your the guardian of somalia,but you said "enemies" who are those folks.
- abdalla11
- SomaliNet Super
- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: ASWJ(beesha dir) joins puntland
Shift, they live in the south and east of mudug. Waxay isdiriraan saleebaan iyo mareexaan mar bey labadaas hilifaha uqaadeen lol. As for the kablalax card once in a while waa in la is xasuusiyaa lol
Ibrahim,
Watch and learn. Abgaal are on his side and now Dir, lots of D&M already support him
Ibrahim,
Watch and learn. Abgaal are on his side and now Dir, lots of D&M already support him
- Shift
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1740
- Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
- Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin
Re: ASWJ(beesha dir) joins puntland
I see,never knew they had weight in mudug guess you live and learn.From what i understand faroole wont be satisfied till he sits in villa amisom.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: ASWJ(beesha dir) joins puntland
wlc our brothers and sisters of dir

- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: ASWJ(beesha dir) joins puntland
may i remind you of Sacad, the brave business men of Sacad community have taken up arms and are now milking the long tits of bintiland with their Kalashnikov. a sub sub sub sub sub sub sub........sub clan of Hawiyo.abdalla11 wrote:Shift, they live in the south and east of mudug. Waxay isdiriraan saleebaan iyo mareexaan mar bey labadaas hilifaha uqaadeen lol. As for the kablalax card once in a while waa in la is xasuusiyaa lol
Ibrahim,
Watch and learn. Abgaal are on his side and now Dir, lots of D&M already support him

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: ASWJ(beesha dir) joins puntland
FBISOMALIA wrote:wlc our brothers and sisters of dir![]()

abdalla, i really wish him or any one from PL should just stay the hell away from xamar politics.
we are far better off staying away from that mess

Last edited by quark on Sun Apr 03, 2011 2:44 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: ASWJ(beesha dir) joins puntland
ibrahimcw wrote:i welcome this if its true, my enemy is my other enemies friend, it only proves i am at the center of it all. Noolloow Shiekh Ibrahim Noolloow Ahlu Sade Noolloow Jaalle Hiiraale.

Last edited by quark on Sun Apr 03, 2011 2:56 pm, edited 2 times in total.
- abdalla11
- SomaliNet Super
- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: ASWJ(beesha dir) joins puntland
lol the same sacad that took gelinsoor from you and made sure that mareexaan are cut from the main road in Mudug. Don't mind Sacad who are the pioneers of HG, even Ceyr plays with you guy, we all know they are becoming a force to reckon with in Ballanbale, walle iyo bille MR are finished in Mudug. Every clan of Mudug karbaashed you: Majeerteen, sacad, ceyr, saleebaan and ofcourse dir only leelkasse and the list would be complete loolibrahimcw wrote:may i remind you of Sacad, the brave business men of Sacad community have taken up arms and are now milking the long tits of bintiland with their Kalashnikov. a sub sub sub sub sub sub sub........sub clan of Hawiyo.abdalla11 wrote:Shift, they live in the south and east of mudug. Waxay isdiriraan saleebaan iyo mareexaan mar bey labadaas hilifaha uqaadeen lol. As for the kablalax card once in a while waa in la is xasuusiyaa lol
Ibrahim,
Watch and learn. Abgaal are on his side and now Dir, lots of D&M already support him
When mareexaan were stealing a gabay made by an Ogadeen woman bey ogaadeenka anaga na amaani jireen

Majeerteen dagaalkii dhawayd, duni u siigee dheh.
Daandaansigii Reer-Islaan, Sacad u daaduun dheh
Sacad were fighting reer islaan and they got badly karbaashed, not majeerteen heck not even reer mahad. Several moths ago the sacad were speaking of xasuuq when they were again fighting a subclan of reer mahad, gormay naga adkaadeen marka? Somali Maxamed knows how we put sacad on their places for centuries even you, i can post your comments when you called galmudug puntlands b!tch lol.
Quark,
So do i, but i rather have faroole in Villa Somalia than Donkey shariif or the docile jalaato

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 3362 Views
-
Last post by TheNewElectedWarLord
-
- 11 Replies
- 667 Views
-
Last post by Addoow
-
- 3 Replies
- 640 Views
-
Last post by Mustafee101
-
- 52 Replies
- 3930 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 33 Replies
- 2276 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 35 Replies
- 2889 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 12 Replies
- 776 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 11 Replies
- 1626 Views
-
Last post by GuleedWarsame
-
- 7 Replies
- 1060 Views
-
Last post by MrSinister