zingii wrote:Idaacada (baquuq-baqaaq) oo waraysi la yeelatay (s-net daanyeer) oo maanta u ahayd maalinta mooska, taas oo ka dhiganta dabaaldagii ka dambe guushii kaga soo hoyatay xubnihii is bahaystay.
Waraysigii Q&A:
zingii...> daanyeerow maxaa war inaga siin kartaa dagaalkii dhacay?
daanyeer...> "wuu waa, ahaa hiii hi".
zingii...> warar baa shegaya in mooska laguu tubakeyay ka hor dagalku intuusan dhicin ee maxaa kaa soo gaaray?
daanyee...> "a aaaa, hu hu hu"
Markay ii cadaatay inuusan warkiisa nuxur ku fadhinin ee aynu is af garan la'nahay ayaan u qariyay suaal ciyaal suuqnimo ah.
zingii...> sidee lagaaga siiyay?
daanyeer...> "uuu aaa, ahaa aaa".
warka oo dhan ka aqrista (baquu-baqaaq.com)
waxaa isoo xasuusisay filimka RIO ..marka xarfaanta danyeerka labada baqbaqa soo arkayaan SMS leesku soo diraayo ooo aaa haahaha
GaajoUnit wrote:we call on all related xawayan and xawayanka deriska ethiopia to intervene

United Xawayaan Nations oo warning adag siisay isbaheysigeyga ka dib markii Nabeele geysatay gumaad kasoo horjeedo xuquuqda xawayanaadka