Page 1 of 3

Breaking News (ciyaal-warta) breaks down.

Posted: Sun May 29, 2011 10:30 pm
by zingii
Halkani waa cidaacada baquuq baqaaq ee aad kala socotaan wararkii ugu dambeeyay caalamka.
Sidaynu ognahay maanta galinkii hore ayay ahayd markii daanyeero dhac u gaysteen guri uu daganaa
mudane ciyaal-warta.

Hadaba cidaacada baquuq baqaaq waxay idiin soo gudbinaysaa muuqaalo muujinaya siday wax u dhaceen.
daawasho wacan.




Ciyaalwarta walks on them stealing from his home.



Celebrating after successful heist.



Ciyaal-Warta & family member crying
. :lol:

Re: Breaking News (ciyaal-warta) breaks down.

Posted: Sun May 29, 2011 11:01 pm
by ciyaal_warta
hahahaha :lol: :lol: :lol: :lol: nice one sxb

war dagaalkii rogaal celinta ayaan qaadi rabaa bacdal casir inshallah Nabeella oo garbaasarka usoo dhiibatay hyper ayaa ii joogto sxb...sidaan danyeerada u galno arag :lol:

Re: Breaking News (ciyaal-warta) breaks down.

Posted: Sun May 29, 2011 11:10 pm
by zingii
Duurka waa lagaaga badanyahay sxb.

adoo lagu soo cajiimay lee ha soo laaban.

Re: Breaking News (ciyaal-warta) breaks down.

Posted: Mon May 30, 2011 9:40 am
by waryaa
lol -
warta we support u!!! let's know if you lost this time so that we can beat up our snet resident daanyeer.

Re: Breaking News (ciyaal-warta) breaks down.

Posted: Tue May 31, 2011 5:54 am
by ciyaal_warta
Waryaa n Zingi

shalay ani iyo nabeela cashir lama iloowaan noola dhigay nooh...ka dib markii sxbkeen hyper dagaalka gudihiis cagta wax ka dayay..kaaga sii daran qamiis ayuu dagaalka ku imaadey wa ku kufay markaasey ka fara maceesteen oo odaygi af somali dhan wa hilmaamey carabi lee ku daldalmooyaa nooh :lol: ..sxbteen nabeela malqabati iyo boorsadeyda ayaa laga qaniimeysta :lol: ...ani mininkayga ayaa lala wareegay oo la bililiqeystay..hada waxaan u gaagaatamooyaa our s.net resident mr:danyeer inaan afduubto :lol:

Re: Breaking News (ciyaal-warta) breaks down.

Posted: Tue May 31, 2011 8:08 am
by waryaa
LOL - never take arabized somalis to a war zone :) rumor has it hyper who never saw a naked female of any kind fainted when he got close to one of the females :)

Re: Breaking News (ciyaal-warta) breaks down.

Posted: Tue May 31, 2011 8:19 am
by Hyperactive
waryaa wrote:LOL - never take arabized somalis to a war zone :) rumor has it hyper who never saw a naked female of any kind fainted when he got close to one of the females :)
:lol: :lol: :lol:

waryaa, da'aayada ika daa , i thought we were friends. :evil:

now is war between us. i know you're just normal citizen of somalinet, so young man, you got your first warning. :ugeek:

Re: Breaking News (ciyaal-warta) breaks down.

Posted: Tue May 31, 2011 8:47 am
by waryaa
lol - hyper the rumor was started by warta/nabs... lol

Re: Breaking News (ciyaal-warta) breaks down.

Posted: Tue May 31, 2011 9:25 am
by Nabeela
waryaa wrote:LOL - never take arabized somalis to a war zone :) rumor has it hyper who never saw a naked female of any kind fainted when he got close to one of the females :)

:lol: :lol: :lol: :lol:


We taught these danyeers a lesson. :clap:

Re: Breaking News (ciyaal-warta) breaks down.

Posted: Tue May 31, 2011 9:28 am
by Kukri
zingii wrote:
Ciyaal-Warta & family member crying
. :lol:

:lol: :lol: :lol:

Re: Breaking News (ciyaal-warta) breaks down.

Posted: Tue May 31, 2011 10:17 am
by ciyaal_warta
waryaa wrote:LOL - never take arabized somalis to a war zone :) rumor has it hyper who never saw a naked female of any kind fainted when he got close to one of the females :)
:lol: :lol: :lol: :lol: looooooooool the monkeys were smart they had a counter-hyper plan :lol:

Nabeela wrote:
waryaa wrote:LOL - never take arabized somalis to a war zone :) rumor has it hyper who never saw a naked female of any kind fainted when he got close to one of the females :)

:lol: :lol: :lol: :lol:


We taught these danyeers a lesson. :clap:
:lol: :lol: :lol:
run mise been wan qarxinaa sheekada cml ...anaga cashir noola soo dhigay ...garbasaarkaaga gabar danayeer oo xiran aan maanta arkaayey :lol:

Re: Breaking News (ciyaal-warta) breaks down.

Posted: Wed Jun 01, 2011 6:30 am
by zingii
Idaacada (baquuq-baqaaq) oo waraysi la yeelatay (s-net daanyeer) oo maanta u ahayd maalinta mooska, taas oo ka dhiganta dabaaldagii ka dambe guushii kaga soo hoyatay xubnihii is bahaystay.

Waraysigii Q&A:

zingii...> daanyeerow maxaa war inaga siin kartaa dagaalkii dhacay?
daanyeer...> "wuu waa, ahaa hiii hi".

zingii...> warar baa shegaya in mooska laguu tubakeyay ka hor dagalku intuusan dhicin ee maxaa kaa soo gaaray?
daanyee...> "a aaaa, hu hu hu"

Markay ii cadaatay inuusan warkiisa nuxur ku fadhinin ee aynu is af garan la'nahay ayaan u qariyay suaal ciyaal suuqnimo ah.

zingii...> sidee lagaaga siiyay?
daanyeer...> "uuu aaa, ahaa aaa".

warka oo dhan ka aqrista (baquu-baqaaq.com)

Re: Breaking News (ciyaal-warta) breaks down.

Posted: Wed Jun 01, 2011 6:36 am
by LobsterUnit
we call on all related xawayan and xawayanka deriska ethiopia to intervene :up:

Re: Breaking News (ciyaal-warta) breaks down.

Posted: Wed Jun 01, 2011 6:38 am
by zingii
:lol: :lol:

Re: Breaking News (ciyaal-warta) breaks down.

Posted: Wed Jun 01, 2011 7:30 am
by ciyaal_warta
zingii wrote:Idaacada (baquuq-baqaaq) oo waraysi la yeelatay (s-net daanyeer) oo maanta u ahayd maalinta mooska, taas oo ka dhiganta dabaaldagii ka dambe guushii kaga soo hoyatay xubnihii is bahaystay.

Waraysigii Q&A:

zingii...> daanyeerow maxaa war inaga siin kartaa dagaalkii dhacay?
daanyeer...> "wuu waa, ahaa hiii hi".

zingii...> warar baa shegaya in mooska laguu tubakeyay ka hor dagalku intuusan dhicin ee maxaa kaa soo gaaray?
daanyee...> "a aaaa, hu hu hu"

Markay ii cadaatay inuusan warkiisa nuxur ku fadhinin ee aynu is af garan la'nahay ayaan u qariyay suaal ciyaal suuqnimo ah.

zingii...> sidee lagaaga siiyay?
daanyeer...> "uuu aaa, ahaa aaa".

warka oo dhan ka aqrista (baquu-baqaaq.com)
:lol: :lol: :lol:

waxaa isoo xasuusisay filimka RIO ..marka xarfaanta danyeerka labada baqbaqa soo arkayaan SMS leesku soo diraayo ooo aaa haahaha :lol: :lol:

GaajoUnit wrote:we call on all related xawayan and xawayanka deriska ethiopia to intervene :up:
United Xawayaan Nations oo warning adag siisay isbaheysigeyga ka dib markii Nabeele geysatay gumaad kasoo horjeedo xuquuqda xawayanaadka