Page 1 of 2

Great news for Somaliland passport holders

Posted: Wed Jun 08, 2011 6:31 pm
by CORRUPTION
Coming up shortly :clap: :clap: :clap: :clap:

Re: Great news for Somaliland passport holders

Posted: Wed Jun 08, 2011 6:31 pm
by ZubeirAwal
:?

Re: Great news for Somaliland passport holders

Posted: Wed Jun 08, 2011 6:35 pm
by CORRUPTION
What could it be toloow? I'm just waiting for verification, bare with me.

Re: Great news for Somaliland passport holders

Posted: Wed Jun 08, 2011 6:59 pm
by abdikarim86
read hadhwanaag :up: :D

Re: Great news for Somaliland passport holders

Posted: Wed Jun 08, 2011 7:00 pm
by CORRUPTION
Dawladda waddanka Ingiriiska ayaa aqabshay in qofkii sita Baasaaboorka Jamhuuriyadda Somaliland isla markaana ku sugan waddanka Ingiriiska ee la aqbalo dacwadiisa ama loo ogolaado degitaanka rasmida ah ee waddanka Britain (Indefinite Leave To Remain) in sharcigiisa loo saridoono Basaboorka Jamhuuriyadda Somaliland. Sidoo kale waxay dawladda Britain si toosa u aqoonsatay in qofka uu sharcigaasi

(London-HNW) Dawladda waddanka Ingiriiska ayaa aqabshay in qofkii sita Baasaaboorka Jamhuuriyadda Somaliland isla markaana ku sugan waddanka Ingiriiska ee la aqbalo dacwadiisa ama loo ogolaado degitaanka rasmida ah ee waddanka Britain (Indefinite Leave To Remain) in sharcigiisa loo saridoono Baasaaboorka Jamhuuriyadda Somaliland. Sidoo kale waxay dawladda Britain si toosa u aqoonsatay in qofka uu sharcigaasi u saaranyahay Baasaaboorka Somaliland u si toosa uga degi karo waddankiisa Hooyo ee Somaliland isla markaana uu ku soo noqon karo, yadoo laamaha socdaalka ee Ingiriisku si toosa u aqbalaaya in qofka sita Baasaaboorka Somaliland ee u saranyahay sharciga degenansha Ingiriisku uu xaq u leeyahay inuu si xora u tago Somaliland, tasoo markii hore ahayd arrin mabnuuc ah. Arrintan ayaa meesha ka saraysa wer werkii haystay dadka rer Somaliland ee ahaa qofkii aan haysan Baabaasoorka Britishka ah ama sharciga weyn ee Uk in aanu tagi karin guud ahaan Somaaliya. Taasi hadda meesha way ka baxday waxayna wasaaradda arrimaha gudaha ee Britain oo loo yaqaan (Home Office) si toosa u aqbashay inay sarayso sharciyada kala gedisan ee uu bixiyo waddanka Ingiriisku Baasaaboorka Somaliland. Isla markaana Somaliland iyo Baasaaboorkeedu ka gaar yihiin guud ahaan Somaaliyada kale. Arrintan ayaa guul weyn u ah dhammaan shacabka rer Somaliland. Waxaan haddaba arrintan wax ka waydiiyay Safiirka Somaliland u fadhiya waddanka Ingiriiska Axmed Cumar Sanqoore, siduu u arko iyo inuu wali arkay sharcigan cusub ee la dhaqan galiyay wuxuuna ku jawaabay sidan.

"Muniir arrintan safaarad ahaan waan lasocona wanan ka wada hadalnay dawladda Ingiriiska wanan aragnay dadkii ugu horeeyay ee sharciyada loo saaro Baasaaboorka Somaliland, oo halkan safaaradda ayay noogu yimaaden yagoo sita Baasaaboorkii Somaliland oo sharcigii loo soo saaray, runtii waa guul weyn oo u soo hoyatay shacabka rer Somaliland, waayo maanta qofkii haysta Baasaaborka Somaliland ee dawladda Ingiriisku u aqoonsato sharci ama sharci siiso siday doonto haku siise, ama ganacsi haku siiso ama Famligiisa oo degen haku siise waxay u saaraysa Baasaaboorka Jamhuuriyadda Somaliland, wuxuuna ku tagayaa markuu doono fasaxiisa dhulkiisa hooyo, yadoo ka warhaysa dawladda Ingiriisku safarkiisa iyo inuu qofkaasi waddankiisi fasax u tagaayo, arrintaasi markii hore mid dhici jirtay maha, waayo qofkii haystay sharciga ka yar Baasaaborka weyn ee Britishka loo yaqaan, muu tagi kari jirin waddankiisa, tusaale hadaan ku siiyo qofka Somaaliga ah ee haysta sharciga yar haduu tago Konfurta Somaliya way qabsanaysa dawladda Ingiriisku, waayo waa ka mabnuuc, lakiin Jabuuti wuu tagi kara. Maanta Somaliland Baasaaborkeedi way aqoonsatay dawladda Britain, marka qofkii isagoo sharicgu doono ha hayste sita Baasaaboorka Somaliland ayuu ka degeyaa waddankiisi oo hadana soo noqonaya. Taasi waxay tahay guul weyn oo shacabka iyo dawladda rer Somaliland u soo hoyatay, mida kale annagu safaarad ahaan waxaanu qabilaynaa in aanu u jadiidino cidii uu ka dhaco Baasaaboorka Somaliland ee ku sugan waddanka Britian."

Re: Great news for Somaliland passport holders

Posted: Wed Jun 08, 2011 7:01 pm
by ZubeirAwal
CORRUPTION wrote:Dawladda waddanka Ingiriiska ayaa aqabshay in qofkii sita Baasaaboorka Jamhuuriyadda Somaliland isla markaana ku sugan waddanka Ingiriiska ee la aqbalo dacwadiisa ama loo ogolaado degitaanka rasmida ah ee waddanka Britain (Indefinite Leave To Remain) in sharcigiisa loo saridoono Basaboorka Jamhuuriyadda Somaliland. Sidoo kale waxay dawladda Britain si toosa u aqoonsatay in qofka uu sharcigaasi

(London-HNW) Dawladda waddanka Ingiriiska ayaa aqabshay in qofkii sita Baasaaboorka Jamhuuriyadda Somaliland isla markaana ku sugan waddanka Ingiriiska ee la aqbalo dacwadiisa ama loo ogolaado degitaanka rasmida ah ee waddanka Britain (Indefinite Leave To Remain) in sharcigiisa loo saridoono Baasaaboorka Jamhuuriyadda Somaliland. Sidoo kale waxay dawladda Britain si toosa u aqoonsatay in qofka uu sharcigaasi u saaranyahay Baasaaboorka Somaliland u si toosa uga degi karo waddankiisa Hooyo ee Somaliland isla markaana uu ku soo noqon karo, yadoo laamaha socdaalka ee Ingiriisku si toosa u aqbalaaya in qofka sita Baasaaboorka Somaliland ee u saranyahay sharciga degenansha Ingiriisku uu xaq u leeyahay inuu si xora u tago Somaliland, tasoo markii hore ahayd arrin mabnuuc ah. Arrintan ayaa meesha ka saraysa wer werkii haystay dadka rer Somaliland ee ahaa qofkii aan haysan Baabaasoorka Britishka ah ama sharciga weyn ee Uk in aanu tagi karin guud ahaan Somaaliya. Taasi hadda meesha way ka baxday waxayna wasaaradda arrimaha gudaha ee Britain oo loo yaqaan (Home Office) si toosa u aqbashay inay sarayso sharciyada kala gedisan ee uu bixiyo waddanka Ingiriisku Baasaaboorka Somaliland. Isla markaana Somaliland iyo Baasaaboorkeedu ka gaar yihiin guud ahaan Somaaliyada kale. Arrintan ayaa guul weyn u ah dhammaan shacabka rer Somaliland. Waxaan haddaba arrintan wax ka waydiiyay Safiirka Somaliland u fadhiya waddanka Ingiriiska Axmed Cumar Sanqoore, siduu u arko iyo inuu wali arkay sharcigan cusub ee la dhaqan galiyay wuxuuna ku jawaabay sidan.

"Muniir arrintan safaarad ahaan waan lasocona wanan ka wada hadalnay dawladda Ingiriiska wanan aragnay dadkii ugu horeeyay ee sharciyada loo saaro Baasaaboorka Somaliland, oo halkan safaaradda ayay noogu yimaaden yagoo sita Baasaaboorkii Somaliland oo sharcigii loo soo saaray, runtii waa guul weyn oo u soo hoyatay shacabka rer Somaliland, waayo maanta qofkii haysta Baasaaborka Somaliland ee dawladda Ingiriisku u aqoonsato sharci ama sharci siiso siday doonto haku siise, ama ganacsi haku siiso ama Famligiisa oo degen haku siise waxay u saaraysa Baasaaboorka Jamhuuriyadda Somaliland, wuxuuna ku tagayaa markuu doono fasaxiisa dhulkiisa hooyo, yadoo ka warhaysa dawladda Ingiriisku safarkiisa iyo inuu qofkaasi waddankiisi fasax u tagaayo, arrintaasi markii hore mid dhici jirtay maha, waayo qofkii haystay sharciga ka yar Baasaaborka weyn ee Britishka loo yaqaan, muu tagi kari jirin waddankiisa, tusaale hadaan ku siiyo qofka Somaaliga ah ee haysta sharciga yar haduu tago Konfurta Somaliya way qabsanaysa dawladda Ingiriisku, waayo waa ka mabnuuc, lakiin Jabuuti wuu tagi kara. Maanta Somaliland Baasaaborkeedi way aqoonsatay dawladda Britain, marka qofkii isagoo sharicgu doono ha hayste sita Baasaaboorka Somaliland ayuu ka degeyaa waddankiisi oo hadana soo noqonaya. Taasi waxay tahay guul weyn oo shacabka iyo dawladda rer Somaliland u soo hoyatay, mida kale annagu safaarad ahaan waxaanu qabilaynaa in aanu u jadiidino cidii uu ka dhaco Baasaaboorka Somaliland ee ku sugan waddanka Britian."

BRIEF TRANSLATION PLESE

Re: Great news for Somaliland passport holders

Posted: Wed Jun 08, 2011 7:03 pm
by CORRUPTION
Ma weligaa ayaa wax lagu ytranslate gareeya, we can't hold your hand forever son :lol:

Re: Great news for Somaliland passport holders

Posted: Wed Jun 08, 2011 7:05 pm
by ciyaal_warta
shytt...i gota take out my somaliland passport (boodh baa qariyey wa inaan ka jafaa ) :sland: :sland: :up:

Re: Great news for Somaliland passport holders

Posted: Wed Jun 08, 2011 7:07 pm
by CORRUPTION
Ciyaal, not so fast. I'm still waiting for more reliable sources. Untill then, the usual you-know-who kids can stay out of this topic.

Re: Great news for Somaliland passport holders

Posted: Wed Jun 08, 2011 7:09 pm
by ciyaal_warta
CORRUPTION wrote:Ciyaal, not so fast. I'm still waiting for more reliable sources. Untill then, the usual you-know-who kids can stay out of this topic.
waryaa either get us reliable news or dont post at all sxb..u get us all excited ...passport kayga baan boodhka ka jafay :down: :down: :mrgreen:

Re: Great news for Somaliland passport holders

Posted: Wed Jun 08, 2011 7:32 pm
by FBISOMALIA
source = somaliland post as usually :lol:

Re: Great news for Somaliland passport holders

Posted: Wed Jun 08, 2011 7:34 pm
by ZubeirAwal
FBISOMALIA wrote:source = somaliland post as usually :lol:
hadhwanaag is a reliable resource doqonyahow

Re: Great news for Somaliland passport holders

Posted: Wed Jun 08, 2011 7:52 pm
by ToughGong
AbuukarSubeer wrote: BRIEF TRANSLATION PLESE
Vey briefly "if you are a Somalilander and are have been granted residency or indefinate leave to remain,You can now have that stamped on your S/L passport "

Coming up shortly
CORRUPTION:How did you know it was coming

Re: Great news for Somaliland passport holders

Posted: Wed Jun 08, 2011 7:53 pm
by grandpakhalif
:lol: :up: Great news, Somalilanders don't have to lie to the Immigration Office and claim they had a horrible life in Mogadishu.

Re: Great news for Somaliland passport holders

Posted: Wed Jun 08, 2011 7:54 pm
by CORRUPTION
seemeyer wrote:
AbuukarSubeer wrote: BRIEF TRANSLATION PLESE
Vey briefly "if you are a Somalilander and are have been granted residency or indefinate leave to remain,You can now have that stamped on your S/L passport "

Coming up shortly
CORRUPTION:How did you know it was coming
From my adan madoobe friend :mrgreen: