Museveni : Xataa Hadii Hogaanka Soomaaliya Isbedel Ku Yimaado Ciidamadeydu Way Sii Joogayaan...
Jun 16,2011
by London-Gedo-News
Madaxweynaha dalka Uganda Mr Yoweri Kaguta Museveni ayaa ka hadlay xaaladaha ciidamadiisa ku sugan dalka soomaaliya,waxaana uu sheegey inay ciidamadiisu dalka soomaaliya u tageen sidii ay nabad ugu soo dabaali lahayeen dalka soomaaliya oo dagaalo ka socdeen muddo ka badan 20 sano.
Wargeyska caanka ah ee ka soo baxa dalka Britain The Obsever ayaa shaaciyey inuu Madaxweynaha dalkaasi Uganda uu booqasho ku tagay magaalada Muqdisho isagoo dhiiri gelin u jeedinayey ciidamadiisa isla markaasna u sheegey inay sii wadi doonaan hawlgaladooda xataa hadii hogaanka dalka soomaaliya uu isbedel ku yimaado,waxaana la sheegey inuu u sheegey inay u yimaadeen sidii ay u xasilin lahayeen dalka soomaaliya.
Museveni waxaa uu todobaadkii hore ku yimid magaalada Muqdisho booqasho aan hore loo shaacin,waxaana uu shaaca ka qaaday in ciidamadiisu ay dalka soomaaliya joogi doonaan xatta hadii hogaanka dalka soomaaliya isbedel ku yimaado,waxaana uu sheegey in ciidamadiisa ay ka go,antahay xasilooni soo celinta dalka soomaaliya.
Warkan saaka lagu soo daabacay The Observer ayaa lagu xusay in Madaxweynaha dalka Uganda uu dhiiri gelin u tagay dalka soomaaliya isagoo ciidamadiisa ku sugan magaalada Muqdisho u jeediyey khubado dhiiri galin ah,waxaana uu sheegey inay si weyn ula dagaalamaan Xarakada Alshabaab.
Museveni waxaa la xusay inuu ka soo degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho isagoo diyaarad khaas ah watay,waxaana uu markiiba u gubday Xarunta Xalane oo ah taliska ugu weyn ee ciidamadiisa iyo kuwa Burundi,waxaana uu halkaas kula kulmay saraakiisha ciidamadiisa oo uu hadallo u jeediyey kagana dhageystey.
Sidoo kale The obsever waxaa uu ku waramayaa in M/weyne Musaveni uu la kulmay M/weynaha dawlada KMG ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo sida la sheegay uu kala hadlay arrimo amaanka Muqdisho la xariira sidoo kalena waxaa uu kulamo dhawr saacadood qaatay la yeeshay saraakiisha ciidamada Uganda iyo Burundi oo uu ujeediyay inaysan joojin hawlgalada ay amaanka ku sugayaan.
Si kastey ahaataba Madaxweynaha dalka Uganda oo booqasho qarsoodi ah ku yimid magaalada Muqdisho ayaa isla maalintii dambe la sheegey inuu uga sii gubday wadanka Koonfur afrika oo uu kaga qayb galayey kulan looga hadlayey xaalada dalka soomaaliya.
Keynaan Xirsi Xaashi
South hall,London Uk.
Gedonet.com@gmail.com
Museveni : Xataa Hadii Hogaanka Soomaaliya Isbedel Ku Yimaad
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Museveni : Xataa Hadii Hogaanka Soomaaliya Isbedel Ku Yimaad
- JolieFille
- SomaliNetizen
- Posts: 848
- Joined: Mon Oct 18, 2010 9:58 pm
- Location: Denmark.
Re: Museveni : Xataa Hadii Hogaanka Soomaaliya Isbedel Ku Yi
How sad that Slaves ( Bantus) are ruling over Zoomalia, I am afraid that even Sheikh sherif has been raped by the bantu troops
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 227 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 221 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 3 Replies
- 308 Views
-
Last post by Sagaashan
-
- 0 Replies
- 272 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 14 Replies
- 663 Views
-
Last post by Yasiin2
-
- 12 Replies
- 559 Views
-
Last post by KeligiiJabhad
-
- 1 Replies
- 260 Views
-
Last post by foolxume2005
-
- 14 Replies
- 1679 Views
-
Last post by Publicopinion
-
- 1 Replies
- 359 Views
-
Last post by original dervish
-
- 11 Replies
- 824 Views
-
Last post by Shirib