Breaking News: Kismaayo bombed by US planes.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Breaking News: Kismaayo bombed by US planes.
Many Al Shabaab leaders died. Update soon.
- CORRUPTION
- SomaliNetizen
- Posts: 956
- Joined: Thu Feb 05, 2009 10:31 am
- Location: The DON "HMC" Click Via London
- Contact:
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Breaking News: Kismaayo bombed by US planes.
According to reliable source Abu Mansuur is killed and many foreign fighters.
- Monk-of-Mogadishu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4962
- Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
- Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine
Re: Breaking News: Kismaayo bombed by US planes.
This is just getting sad. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Breaking News: Kismaayo bombed by US planes.
keep us up to date with the new PM HOW COME i dont see his pics?XimanJaale wrote:According to reliable source Abu Mansuur is killed and many foreign fighters.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Breaking News: Kismaayo bombed by US planes.
Diyaarado weerar dhinaca cirka ah ka fuliyay duleedka Kismaayo
Kismaayo: (Sh. M. Network) Weerar dhinaca cirka ah oo qasaare uu ka soo gaaray dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab ayaa maanta diyaarado dagaal oo joog hoose ku duulayay waxa ay ka fuliyeen duleedka Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose.
Sida Idaacada Shabelle ay u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah oo kusugan xaafada Qandal oo ku taala xeebta duleedka Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, diyaarado dhowr ah ayaa saakay waxa ay duqeyn u geysteen goob ay ku sugnaayen dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab oo ku sugnaa xaafadaasi.
Dadka deegaanka waxa ay sidoo kale sheegeen in ay maqleen dhawaqa duqeynta ay ridayeen diyaaradahaasi oo ay tilmaameen in ay ahaayeen kuwa aad u culus, waxaana mar qura is badaly goobtii diyaaradahaasi ay weerarka ka geysteen.
Gudoomiyaha Magaalada Kismaayo ee xarakada Al Shabaab Sheekh Xasan Yacquub Cali oo caawa la hadlay Idaacada ku hadasha afka Al Shabaab ee Andulus ayaa waxa uu qiray in uu jiro weerarka diyaaradahaasi ay geysteen, isagoo tilmaamay in diyaaradaha laga leeyahay wadamada Faransiiska iyo Maraykanka.
Sheekh Xasan Yacquub waxa uu sheegay in xiligii duqeynta ay dhaceysay ciidamada Al Shabaab Roondeyn ay ka wadeen Xaafada Qandal ee duleedka Kismaayo, waxaana uu xusay in halkaasi uu dhaawac ka soo gaaray labo ka mid ah ciidamadii Al Shabaab.
Wakiilka Al Shabaab ee Magaalada Kismaayo sidoo kale waxa uu xusay in ciidamada Al Shabaab rasaas ay isaga difaaceen diyaaradihii weerarka ku soo qaaday sida uu hadalka u dhigay, wuxuuna carabka ku dhuftay in xaalad haatan ay tahay mid degan.
Marka laga soo tago hadalka Maamulka Xarakada Al Shabaab ee Magaalada Kismaayo ayaa hadana waxaa jira warar kale oo Shabelle ay ka haleyso dadka magaalada Kismaayo oo sheegaya in uu jiro qasaare dhimsho iyo dhaawac leh oo soo gaaray saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Al Shabaab.
Ilaa iyo hadda si dhab ah looma oga wadamada laga leeyahay diyaaradaha weerarka dhinaca cirka ah ka fuliyay saakay duleedka Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

According to my co-worker 13 Somali Al Shabaabist died and 5 foreign leaders died. See http://www.radiomuqdisho.net for more updates.
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Breaking News: Kismaayo bombed by US planes.
wats getting sad? Monk-of-masturbation get off my lap. Bitch.Monk-of-Mogadishu wrote:This is just getting sad.
- ZubeirAwal
- SomaliNet Super
- Posts: 15174
- Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
- Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.
Re: Breaking News: Kismaayo bombed by US planes.
How the US just bombs over somalia is like in afghanistan and how the british bombed over taleex,that's what happens when the gaals rule over u 

- ciyaal_warta
- SomaliNet Super
- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: Breaking News: Kismaayo bombed by US planes.
waaaaaaaaw i hope they all dead

Last edited by ciyaal_warta on Thu Jun 23, 2011 3:44 pm, edited 1 time in total.
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Breaking News: Kismaayo bombed by US planes.
just protect ur girls from germans, and bounce off my thread. Wasteman.AbuukarSubeer wrote:How the US just bombs over somalia is like in afghanistan and how the british bombed over taleex,that's what happens when the gaals rule over u
- ZubeirAwal
- SomaliNet Super
- Posts: 15174
- Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
- Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.
Re: Breaking News: Kismaayo bombed by US planes.
just protect yourself from the next air raid on mogadishu by the U.S wam batty boi!XimanJaale wrote:just protect ur girls from germans, and bounce off my thread. Wasteman.AbuukarSubeer wrote:How the US just bombs over somalia is like in afghanistan and how the british bombed over taleex,that's what happens when the gaals rule over u
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Breaking News: Kismaayo bombed by US planes.
ciyaal_warta wrote:waaaaaaaaw i hope they all day![]()
![]()

- ciyaal_warta
- SomaliNet Super
- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: Breaking News: Kismaayo bombed by US planes.
waryaa wassup i hear rumors that Mr A.Weli aint good for soomaaliya a friend of mine was saying he was apologizing to ethiopia when they were slaughtering somalis and the guy is a sell out and his gona use his harvard education to sink soomaaliya deeper..well i replied we will see am hoping he is gona come out as farmaajo but am lil bit worried manXimanJaale wrote:ciyaal_warta wrote:waaaaaaaaw i hope they all day![]()
![]()
![]()
![]()
viva TFG viva Abdiwali viva Farmaajo viva Technocrats

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5212
- Joined: Mon Dec 04, 2006 11:05 pm
- Location: Vancouver, British Columbia, Canada
- Contact:
Re: Breaking News: Kismaayo bombed by US planes.
I'll never understand the USA's belief that taking out their leaders will solve anything, all this accomplished is 15 guys in al-Shabaab just got a promotion.
AUN to those who died.
AUN to those who died.
Last edited by James Dahl on Thu Jun 23, 2011 3:49 pm, edited 1 time in total.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 1610 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 121 Replies
- 11182 Views
-
Last post by Shirib
-
- 33 Replies
- 2346 Views
-
Last post by Ureysoo
-
- 51 Replies
- 4104 Views
-
Last post by zingii
-
- 1 Replies
- 105 Views
-
Last post by Nomand
-
- 1 Replies
- 974 Views
-
Last post by Nomand
-
- 16 Replies
- 2478 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 10 Replies
- 1276 Views
-
Last post by Vivacious
-
- 11 Replies
- 870 Views
-
Last post by xaliye123