Shir Weynaha Beelaha Da'aud Garxajis (Cidangalle)

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Shir Weynaha Beelaha Da'aud Garxajis (Cidangalle)

Post by Siciid85 »

Shir Weynaha Beelaha Daa`uud Garxajis (CiidaGale) oo la filaayo in uu maalinta Bari ah 29 June 2011 ka furmo Hotel Ambassador Hargeysa.

Image

Hargeysa/ToggaHerer 28 June 2011
Shir Weynaha Beelaha Daa`uud Garxajis (CiidaGale) ayaa la filayaa in uu maalinta Bari ah 29 June 2011 ka furmo Hotel Ambassador Hargeysa .

Shirweynaha Beelaha Daa`uud Garxajis ee lagu qabanyo Hotel Ambassador Soco na doona Muddo laba maalmood ah ayaa waxa ka soo qayb galaya Ergooyin Gaadhaya 100 Ergey iyo illaa iyo Afartan Goob jooge oo ka kala socoda dhamaan Ardaayada Beelaha Ciidagale ka kooban yahay ee 10 ka ah, Sidaana waxa noo xaqiijiyey Qaar ka mid ah Qabanqaabiyayaasha Shirweynaha Beelaha Ciidagale.

Shirweynahan ayaa ah mid ku saabsan Danaha Beesha , Warbixinta iyo Xilwareejinta Gudidii Hore iyo Magacwga Gudida Guud ee u arimisa Beelaha Daa`uud Garxajis .

Wixii Faahfaahin ah ee Ku saabsan Furitaanka Shirkaa iyo Go`aamada Ka soo baxaba kala Soco Shabakadda Wararka ToggaHerer Media Haddii Eebe Idamkeeda leeyahay.

Warqabadka ToggaHerer
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Shir Weynaha Beelaha Da'aud Garxajis (Cidangalle)

Post by Knight of Wisdom »

So, now you guys changed the name of "Ciidagaale" or "Cidangalle"? :lol: :lol: :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Shir Weynaha Beelaha Da'aud Garxajis (Cidangalle)

Post by Siciid85 »

What are you on about? Cidangalle/Cidagalle is their nickname were's their real name is Daud Ismaaciil(Garxajis) Sheikh Isaxaaq.
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Shir Weynaha Beelaha Da'aud Garxajis (Cidangalle)

Post by Cumar-Labasuul »

Siciid, how come I didn't get the memo :) ileen I'm reer waraabe too :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Shir Weynaha Beelaha Da'aud Garxajis (Cidangalle)

Post by Siciid85 »

Cumar-Labasuul You do know Reer Waraabe (not to be confused with the names for Cidagalle families such as Abdi Waraabe's, Ali Waraabe's) is an actual sub clan? :lol: They are part of the Siciid Xirsi branch of H.Y. Third chairman of the SNM -Abdiqadir Koosar AUN was Reer Waraabe. :up:
Last edited by Siciid85 on Tue Jun 28, 2011 5:11 pm, edited 1 time in total.
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Shir Weynaha Beelaha Da'aud Garxajis (Cidangalle)

Post by Cumar-Labasuul »

walee I thought that nick was mostly for cidagalle :)

When it comes to cidagalle subclans wallahi I haven't got a clue, same goes for ciise muuse, arab and ayuub.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Shir Weynaha Beelaha Da'aud Garxajis (Cidangalle)

Post by Siciid85 »

They both use those nicknames.
Last edited by Siciid85 on Tue Jun 28, 2011 5:52 pm, edited 1 time in total.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Shir Weynaha Beelaha Da'aud Garxajis (Cidangalle)

Post by KyrieJama »

In my time in Hargeisa the coolest and most welcoming isaaqs I met were Cidagalle real talk. Big Ups reer guleed suldan :up:
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Shir Weynaha Beelaha Da'aud Garxajis (Cidangalle)

Post by abdikarim86 »

garad13 wrote:In my time in Hargeisa the coolest and most welcoming isaaqs I met were Cidagalle real talk. Big Ups reer guleed suldan :up:
daantee baad degan tahay?
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Shir Weynaha Beelaha Da'aud Garxajis (Cidangalle)

Post by Siciid85 »

AbdiWahab252 a while back on his visit to Hargeisa was saying how daanta Cidagalle was the safest place for a southern to be when in Hargeisa :lol: i guess they are more tolerant of guests or those who belong to other sland clans that live with them.
Last edited by Siciid85 on Tue Jun 28, 2011 7:03 pm, edited 1 time in total.
User avatar
KingMJ
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sun Dec 05, 2010 1:04 pm
Location: Back frm the Dead

Re: Shir Weynaha Beelaha Da'aud Garxajis (Cidangalle)

Post by KingMJ »

I hope the shir ends with guul, I agree our Ciidagale garxajis brothers are for sure very friendly :up:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Shir Weynaha Beelaha Da'aud Garxajis (Cidangalle)

Post by KyrieJama »

abdikarim86 wrote:
garad13 wrote:In my time in Hargeisa the coolest and most welcoming isaaqs I met were Cidagalle real talk. Big Ups reer guleed suldan :up:
daantee baad degan tahay?
jig jigga yar, but visit calamadaha star area frequently :up: Coffee shopska kuraasida way iga kacan fadhiso yaa garaad, waa very pro dhulbahante ragaas 8-)
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Shir Weynaha Beelaha Da'aud Garxajis (Cidangalle)

Post by abdikarim86 »

garad13 wrote:

Horta are there significant numbers of Dhulbahanta in Hargeisa?

I think you'd be hard pressed to find anyone who has an opinion on the dhulbahanta
in hargeisa, Laascaanood is too far away.
Although had you been ogadeen, you would've avoided Ciidagale and HY neighbourhoods :lol:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Shir Weynaha Beelaha Da'aud Garxajis (Cidangalle)

Post by KyrieJama »

^^^^ There is a surprisingly high number of dhulos in Hargeisa :up: Dhulos and Warsans in general like staying in Cidagale side of Hargeisa because they are more hospitable towards Hartida, and I have had many conversations with many of them they know us very well, while an average sacad muse for example wouldn't know any dhulbahante subclans. The cidagalle's would automatically ask you which subclan you are, and tell if you are landheere or not :mrgreen:

All of reer hargeisa generally despise ogadeenka :| I always have to defend them when their name is brought up :down:
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Shir Weynaha Beelaha Da'aud Garxajis (Cidangalle)

Post by abdikarim86 »

garad13 wrote:^^^^ There is a surprisingly high number of dhulos in Hargeisa :up: Dhulos and Warsans in general like staying in Cidagale side of Hargeisa because they are more hospitable towards Hartida, and I have had many conversations with many of them they know us very well, while an average sacad muse for example wouldn't know any dhulbahante subclans. The cidagalle's would automatically ask you which subclan you are, and tell if you are landheere or not :mrgreen:

All of reer hargeisa generally despise ogadeenka :| I always have to defend them when their name is brought up :down:
Their neighbourhoods are generally the fastest growing parts of town, East and South Hargeisa :up:
very cheap and good land as well especially the east of Hargeisa.

About the Ogaadeen,Most I'd say dislike them although a lot are probably extreme.
They're generally even more disliked as you go west towards Oogo and south towards Hawd.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”