Page 1 of 1

Mamuulka Gedo appoints agencies and province coordinator

Posted: Sat Jul 30, 2011 8:11 am
by XimanJaale
Mudane Maxamed Cabdi Kaliil appoints coordinator for the region and agencies. He has appointed Mr. Ibrahim Adan who is a intellectual and the office will be opened in Nairobi. Mr. Ibrahim Adan is reer Ahmed and good man. :up:

Nairobi, Kenya (AOL) – Guddoomiyaha maamulka DKMG ee gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa Mudane Ibraahim Aadan Cabdikariin (Kuna) u magacaabay isku duwaha hay’adaha samafalka maamulka u qeybsanaan doono, iskuna xiri doono hay’adaha iyo maamulka.
Wareegto ka soo baxday xafiiska Kaliil ayaa lagu shaaciyey magacaabistan, waxaana looga codsaday hay’adaha caalamiga iyo kuwa maxaliga ah in ay la shaqeeyaan wakiilka cusub oo ujeedada laga leeyahay magacaabistan lagu sheegay in la helo isku xirnaansho iyo wada-shaqeyn buuxda oo maamulka iyo hay’adaha gargaarka ka dhexeysa.
Xafiiska isku xirka hay’adaha iyo maamulka waxay xaruntiisu noqon doontaa magaalada Nairobi.

Halkan ka akhriso wareegtada magacaabista:-
http://www.allgedo.com/newswire/wp-cont ... 9x1024.jpg

Re: Mamuulka Gedo appoints agencies and province coordinator

Posted: Mon Aug 08, 2011 11:11 pm
by XimanJaale
He is doing well, :up: :up: