Page 1 of 1

Mudane Ilka Jiir”Reer Puntland u gurmadeen Dadka Abaaruhu "

Posted: Sat Aug 06, 2011 11:39 am
by FBISOMALIA
Garowe(Puntlandi.com) Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Mudane Cabdullaahi Axmed Jamac Ilkajiir oo ka qayb galey afur sheley loo sameeyey Dadka Barakacaaysha ee ku sugan Garowe ayaa sheegey in Puntland ay wado qorshe balaaran oo lagu taakuleynayo Dadka Soomaaliyeed ee Abaaraha la ildaran.

Wasiirka oo munaasabada Afruka khudbad dheer ka jeediyey wuxuu sheegey in Barakacayaasha ku nool Puntland ay Xaaladoodu aad u wanaagsantehey taasna waxaa keeney buu yiri Shacabka iyo Dowlada Puntland oo xil dheer iska saarey horumarinta shacabka Soomaaliyeed u baahan caawimada, wuxuu kaloo Wasiirku ka hadley habka ay barakacaayssha ku nool Puntland u noolyihiin iyo iney hada yihiin dad qayb ka ah shacabka Puntland.

Wasiirku wuxuu hoosta ka xariiqey in Dowlada Puntland ay hada wado qorshayaal gargaar loogu gaarsiinayo Dadka Abaareysan ee ku sugan Koonfurta, isagoo raaciyey in Puntland soo dhaweyneyso shacabka Soomaaliyeed ee Abaareysan hadii ay Puntland soo gaari karaan.

Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole ayaa horey ugu baaqey shacabka Puntland dal iyo dibadba iney isu taagaan taageerida Dadka Abaaruhu hayaan, kuna booriyey Qurba joogta Puntland iney gaarsaaiyaan wax alaale oo taageero ah dadkaas dhibaateysan.

Re: Mudane Ilka Jiir”Reer Puntland u gurmadeen Dadka Abaaruh

Posted: Sat Aug 06, 2011 12:30 pm
by Aseelah-Raaida
Puntlanders everywhere are working on securing more donations for those affected by the drought.
Kudos to the Puntland govt for mobilising the masses Image :up:

Re: Mudane Ilka Jiir”Reer Puntland u gurmadeen Dadka Abaaruh

Posted: Sat Aug 06, 2011 12:31 pm
by FBISOMALIA
Aseelah-Raaida wrote:Puntlanders everywhere are working on securing more donations for those affected by the drought.
Kudos to the Puntland govt for mobilising the masses Image :up:
:up:

Re: Mudane Ilka Jiir”Reer Puntland u gurmadeen Dadka Abaaruh

Posted: Sat Aug 06, 2011 1:51 pm
by Aseelah-Raaida
PDP donates again to barakacayaasha Xamar :up:

http://www.allpuntland.com/article/anmv ... =11176&z=2

Re: Mudane Ilka Jiir”Reer Puntland u gurmadeen Dadka Abaaruh

Posted: Sat Aug 06, 2011 2:05 pm
by abdisamad3
This is what i've been saying since last election ilka jiir for president, :up:

Re: Mudane Ilka Jiir”Reer Puntland u gurmadeen Dadka Abaaruh

Posted: Sat Aug 06, 2011 2:13 pm
by quark
abdisamad3 wrote:This is what i've been saying since last election ilka jiir for president, :up:
:up:

Re: Mudane Ilka Jiir”Reer Puntland u gurmadeen Dadka Abaaruh

Posted: Sat Aug 06, 2011 2:17 pm
by Aseelah-Raaida
abdisamad3 wrote:This is what i've been saying since last election ilka jiir for president, :up:

Ilkajiir supporter since 08' here Image

Re: Mudane Ilka Jiir”Reer Puntland u gurmadeen Dadka Abaaruh

Posted: Sat Aug 06, 2011 2:58 pm
by abdisamad3
Aseelah-Raaida wrote:
abdisamad3 wrote:This is what i've been saying since last election ilka jiir for president, :up:

Ilkajiir supporter since 08' here Image
:up: