puntland catch little flys in sool

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

puntland catch little flys in sool

Post by FBISOMALIA »

Image

Ciidamada Dawlada Puntland oo Gacanta ku Dhigay Maxaabiis Madax sare kujirto oo Somaliland ah Dagaal ka Dhacay Taleex.

Taleex(Puntlandi.com);- Ciidamada Daraawiishta Dawlada Puntland ayaa gacanta ku dhigay maxaabiis madax sare oo somaliland ah kujiraan dagaal ka dhacay aaga degmada Taleex ee Gobolka Sool.

Saraakiil katirsan ciidamada ayaa sheegay in masuuliyiin uu kamidyahay Godomiyihii maxkamada Gobolka Sool ugu magacawnaa Somaliland Salaad Cawar Taliyihii aaga Gobolka Sool Maxamed shire maxaed ( Dhoodi ) Agaasimihii waxbarashada iyo saraakiil ciidan oo aan latirakoobin.

Ciidamada Dawlada Puntland ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay 19 maxbuus oo qaybkamida dhaawac soo gaaray laguna dabiibayo isbitaalka Garowe 4gaari oo qaarkood nooca dagaalka yihiin.

Madax sare oo katirsan Dawlada Puntland ayaa lagu wadaa in waqtiyada na soo aadan Warsaxaafadeed ka soo saaraan jabka loogaystay mamulka Somaliland.


--------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

“Waxaan ku Dabajoognaa Masuuliyiin kale oo Katirsan Somaliland”G/sare Maxamed Maxamuud

Taleex(Puntlandi.com);- Taliyaha ciidamada aaga 26aad ee Policka Puntland G/sare maxamuud Maxamed Axmad ayaa sheegay in ay kudabajoogaan saraakiil iyo madax sare oo katirsan mamulka Somaliland kuwaa oo qaybkamida haatan gacanta ku hayaan.

Taliyaha ayaa kawaramay sida uu dagaalka ku dhacay waxaana uu sheegay in duulaan soo qaadeen ciidamada iyo madaxda wehlisa ee mamulka Somaliland waxaana uu intaa ku daray in ay iska difaaceen intoodii badnaydna gacanta ku dhigeen.

Taliyaha ayaa sheegay in waqtigan aaga taleex iyo deegaanadii ay cagta soo galeyeen mamulka Somaliland ay ku suganyihiin ciidamada Dawlada Puntland waxaana uu intaa raaciyay in marnaba aysan u dulqaadandoonin daandaansiga Somaliland.

Waxaa uu sheegay in kuwa hada gacanta ay ku hayaan ay yihiin kuwa la soo qalday caadaqaatayaal shacabkooda loo soo adeegsaday hadana ay ku suganyihiin magalada Garowe.

G/sare Maxamuud ayaa sheegay in sharciga lamarsiindoono waajibkoodana Dawlada marindoonto waxaana uu carabka ku adkeeyay in maxkamad la soo taagayo.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: puntland catch little flys in sool

Post by FBISOMALIA »

other pic

Image

Image

Image
Taliyaha Ciidanka Madaxtooyadda Col.Cumar Cabdilaahi Farawayne

faroole will give you a brave medal for your great job :up:
Image

isaaq boys waiting for Transfer to garowe jail :lol: :lol: :lol: :lol:

Image

more pic in this link

http://taleex.net/2011/08/10/masuuliyii ... aya-sawiro

new minster of security doing great job only in 1 month :lol: :lol: :lol:
Last edited by FBISOMALIA on Wed Aug 10, 2011 9:30 am, edited 1 time in total.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: puntland catch little flys in sool

Post by FBISOMALIA »

Image
Taliyaha ciidamada aaga 26aad ee Policka Puntland G/sare maxamuud Maxamed Axmad (right)
Last edited by FBISOMALIA on Wed Aug 10, 2011 9:31 am, edited 1 time in total.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: puntland catch little flys in sool

Post by FBISOMALIA »

in the other hand sland try to make it as ambush by puntland dariwsh waiting them in taleex :lol: :lol: :lol:

check it down what they said

Ciidamo Puntland ah oo wefti Somaliland ah ku qafaashay duleedka Taleex ee gobolka Sool

Laascaanood(Qaran news)-Waxa saaka duleedka Laascaanood lagu af-duubtay wefti sare oo ka socday Somaliland oo uu hogaaminayay Xildhibaan Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo ay ka mid ahaayeen Taliyihii Ciidanka Taleex, Guddoomiyayaasha Waxbarashada, Xeer ilaaliyihii Gobolka, Maxkamadaha iyo Gobolka, kuwaasoo ku sii jeeday deegaanka Taleex.

Weftigan ayaa la sheegay inay dhexda u galeen Ciidamo ka yimi dhinaca Garoowe oo ku hubaysnaa baabuurta dagaalka ee loo yaqaan Tikniko, waxaanay kaxaysteen dhamaan masuuliyiintii jidkaas maraysay oo watay Afar gaadhi, ilaa hadana lama hayo meel ay jaan iyo cidhib dhigeen.

Sida ay Waaheen ku soo gaadhayaan wararkii u danbeeyay ee ku saabsan Af-duubkaasina waxa ay sheegayaan in Xildhibaan Saleebaan Yuusuf Cali Koore iyo intii la saarnayd gaadhigu ay baxsadeen oo ay kooxda budhcada ahi wali baacsanayso, halka warar kalena ka sheegayaan in ay qabsadeen.

Wariye ka tirsan Telefishanka Qaranka oo la yidhaahdo Musatafe Maxamed (Dheereeye), oo markii la eryanayay la soo hadlay xarunta Telefishanka ayaa ku soo waramay in la hareereeyay balse isla markiiba telefoonka ayaa ka go’ay dib-na hawada ugumuu soo noqon.

Sidoo kale si xog dheeraad ah aanu uga helno waxa aanu isku daynay telefoonka Xildhibaanka balse isna si la mid ah ka waraiyaha ayuu khadku uga maqan yahay.

Xukuumadda Somaliland ayaan ilaa hada wax war ah ka soo saarin dhacdadan hase yeeshee sida lagu soo waramayo waxa la hadal hayaa in weftiga la qafaashay lagu sii wado dhinaca Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland

Waaheen
taleex iyo bocama iyo xudun iyo other cities out side lasscound under puntland control are they crazy to think to go outside lasscound they should bring xabasdii with them in every journey so they been secure or puntland darwishii will catch them like little flys :lol: :lol:
User avatar
Nabadiyocaano
Posts: 221
Joined: Tue Jul 19, 2011 9:23 am

Re: puntland catch little flys in sool

Post by Nabadiyocaano »

The cheek.

Puntland have no business in Sool. What an excuse to say they were on their way to Taleex when they had a disagreement with the SL maamul. It is obvious ambush. PL are becoming cowards learning hit an run tactics from Al shbaba.

Get out of SL business and stop the child like behaviour and in the middle of Ramadan....
PUNTLAND SHAMELESSLY PUSHING THEIR LUCK akhas yuuk :down: :down:
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: puntland catch little flys in sool

Post by sheekh-Farax-zero »

Puntland have no business in Sool
what business do DisnayLand has in Sool?
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: puntland catch little flys in sool

Post by FBISOMALIA »

Nabadiyocaano wrote:The cheek.

Puntland have no business in Sool. What an excuse to say they were on their way to Taleex when they had a disagreement with the SL maamul. It is obvious ambush. PL are becoming cowards learning hit an run tactics from Al shbaba.

Get out of SL business and stop the child like behaviour and in the middle of Ramadan....
PUNTLAND SHAMELESSLY PUSHING THEIR LUCK akhas yuuk :down: :down:
ooh really miss as if sland is USA can control every city in all somalia :lol: :lol: :lol:

be glad xabasdii saving your own ass inside lasscound outside the city sland control over because puntland hold 80% of sool especially south sool

next time bring xabasdii so we can give you visa to enter sool cities without harm :lol: :lol: :lol:
User avatar
Nabadiyocaano
Posts: 221
Joined: Tue Jul 19, 2011 9:23 am

Re: puntland catch little flys in sool

Post by Nabadiyocaano »

sheekh-Farax-zero wrote:
Puntland have no business in Sool
what business do DisnayLand has in Sool?
If you're asking that question then you don't know anything about Sool? Puntland has being lying through their teeth and you believed their tricks. God know they have more tricks then a magician.

Sool is Somalilanders town has always been so and Puntland being greedy has been pushing in refugees in the hope that this would change the numbers. They say they want peace and pull this in middle of Ramadan injurying 5 for what?

They are wasting their efforts and will concede again and again because sool is SL kapiish.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: puntland catch little flys in sool

Post by FBISOMALIA »

Nabadiyocaano wrote:
sheekh-Farax-zero wrote:
Puntland have no business in Sool
what business do DisnayLand has in Sool?
If you're asking that question then you don't know anything about Sool? Puntland has being lying through their teeth and you believed their tricks. God know they have more tricks then a magician.

Sool is Somalilanders town has always been so and Puntland being greedy has been pushing in refugees in the hope that this would change the numbers. They say they want peace and pull this in middle of Ramadan injurying 5 for what?

They are wasting their efforts and will concede again and again because sool is SL kapiish.
Image

you mean they have been surrender in two min :lol: :lol: :lol:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: puntland catch little flys in sool

Post by FBISOMALIA »

Puntland oo soo bandhigtay Maxaabis & Gadiid ay ka soo qabatay Somaliland Kadib iska horimaad

Iska horimadkaan oo sababay Dhawac iyo Maxabiis oo saaka wabarigii ka dhacay Degaanka Taleex oo ka tirsan Gobolka sool ayaa waxaa uu dhex maray Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland iyo Cidamo waday wafdi usocday Degmada Taleex oo ka tirsanaa Maamulka Somaliland.

Maxabiista ay soo qabteen dhanka Ciidamada Puntland iyo Gadiid Garayey 3 oo nooca SURFta loo yaqaan ayaa saaka waxaa ay warbaahinta ugu soo bandhigeen Saldhiga Boliska ee Magaalada Garowe iyo Ispitaalka Guud oo la geeyay 5 ka mida Maxabiistii lagu soo qabtay Iska Hor imaadkii oo
lagu dawaynayo.

Waxaana ka mida Saraakiisha la soo qabtay Taliyihii Aga sool ee Somaliland Col Dhoodi, Gudomiyihii Maxkamada Salaad Cawar , Gudomiyihii waxbarashada maxamed Cali Cartay iyo Xeer ilaaliyihii Gobolka Sool Siciid Cabdi Cali siciid Sandqad sida uu shir Jaraa’id ku shegay Taliyaha Guud ee Cidamada Madaxtooyada Puntland Col, Cumar C/laahir Maxamed.

Todobadkii aynu ka soo Gudubnay ayey ahayd markii Wafdi Wasiro iyo Ha’yadaha Qaramada Midoway oo uu hogaaminayey wasirka Amniga Puntland Gen Khalif Ciise Mudan ay Gareen Degmadaas oo ay kulan kula soo qateen Dadka degaanka
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: puntland catch little flys in sool

Post by FBISOMALIA »

miss Nabadiyocaano do you like if i tell you puntland own lassouncd what would you say to me , crazy right

some thing goes to your lolly land for claming lands is under pland control

just check this link for more info

Wasiirka Amniga PL Khaliif Ciise Mudan oo Taleex Booqday
viewtopic.php?f=246&t=282343

next time choice wisely where to go miss :lol: :lol: :lol:
User avatar
Nabadiyocaano
Posts: 221
Joined: Tue Jul 19, 2011 9:23 am

Re: puntland catch little flys in sool

Post by Nabadiyocaano »

FBISOMALIA wrote:miss Nabadiyocaano do you like if i tell you puntland own lassouncd what would you say to me , crazy right

some thing goes to your lolly land for claming lands is under pland control

just check this link for more info

Wasiirka Amniga PL Khaliif Ciise Mudan oo Taleex Booqday
viewtopic.php?f=246&t=282343

next time choice wisely where to go miss :lol: :lol: :lol:

Preserving buildings, historical at that does not mean Puntland Which isn't even in history can claim it to be part of theirs. Somaliland however was in history and it can legally claim it.

The UN being there is not political and you know it. They are their to perserve history full stop.

Misinterpretation seems to be you're achillise heal.

Puntland is using sool but has no interest in its peace and they know this. Puntland is use them whenever it needs to push their interests in the South causing it to never be able to get on with sorting its self out. All this is because Puntland wants to use Sool as leverage against the decision Mahiga made to have the peace conference in Mogadishu. PL needs to stop playing around especially in Ramadan.

No double dealing will be tolerated.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: puntland catch little flys in sool

Post by FBISOMALIA »

Nabadiyocaano wrote:
FBISOMALIA wrote:miss Nabadiyocaano do you like if i tell you puntland own lassouncd what would you say to me , crazy right

some thing goes to your lolly land for claming lands is under pland control

just check this link for more info

Wasiirka Amniga PL Khaliif Ciise Mudan oo Taleex Booqday
viewtopic.php?f=246&t=282343

next time choice wisely where to go miss :lol: :lol: :lol:

Preserving buildings, historical at that does not mean Puntland Which isn't even in history can claim it to be part of theirs. Somaliland however was in history and it can legally claim it.

The UN being there is not political and you know it. They are their to perserve history full stop.

Misinterpretation seems to be you're achillise heal.

Puntland is using sool but has no interest in its peace and they know this. Puntland is use them whenever it needs to push their interests in the South causing it to never be able to get on with sorting its self out. All this is because Puntland wants to use Sool as leverage against the decision Mahiga made to have the peace conference in Mogadishu. PL needs to stop playing around especially in Ramadan.

No double dealing will be tolerated.
you mean british somalialand can claim it not isaaq sland

sool is part of puntland and always will be if sland try to play clever by going to puntland domination as suicide mission thats their mistake not ours miss
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: puntland catch little flys in sool

Post by FBISOMALIA »

Image

Garowe ( RBC Radio ) : Dagaalka ayaa waxaa Ciidamada Puntland ay ku soo Qabteen 19 Nin 5 ka midihi ay yihiin Dhawac ,Gaadiidka ay soo Qabsadeen Ciidamada puntland ayaa ah 4 Gaari oo 3 ka mid ah ay yihiin Nooca Surfe Gaariga kalana uu yahay Landcruser kaas oo ku Gadoomay ama ku Rogmaday Goobtii Dagaalka lana Dhacay Ciidamadii Hore u watay ee soomaaliland ka soo jeeday,

Raga ay soo Qabsadeen Ciidamada uu Hogaaminayey

Image
Taliyihii Ciidamada Aaga Sool ee SL Col, Maxamed Shire Maxamed ( Dhoodi ) oo Ciidamada Pl Dagaalka ku soo Qabsadeen

Image
Gud.Maxkamada Sool ee SL Salaad Awar oo ka mida Maxaabiista Ciidmada PL Haystaan

Image
5 nin sland ee dhawaca ah oo lagu Daweynayo Isbitalka Garowe

Shanta Nin ee Dhaawaca ah ayaa lagu Daweynayaa isbitaalka Guud ee Magaalada Garowe Dhakhaatiirta ayaa sheegay in Nin kamida uu aad u Culusyahay Dhawiciisu walow ay Fududyihiin 3 kale ee Dhawaca ah,

Degmada Taleex oo ka tirsan Gobolka sool ayaa Todobaadkii Hore waxaa Gaaray Wafdi Balaaran oo ay Hogaaminayeen wasiirada Amniga & Warfaafinta puntland waxaana ku weheliyey Xubno Sarsare oo ka socday Dowladda Ingiriiska ( Britain ) , Ma ahan Markii ugu Horeysay ee Dagaal ku Dhexmaro Aag Sool Ciidamada kala Taabacsan Maamulada Puntland & Somaliland.

Wixii ka soo Kordha Dagaalkaas waxaan idiin ku soo Gudbindoonaa Wararka Raxanreeb ee Danbe,

RBC Radio Garowe

Xafiiska Wararka ee Garowe
User avatar
Username1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1251
Joined: Tue Feb 15, 2011 11:32 am

Re: puntland catch little flys in sool

Post by Username1 »

Don't fock with HJ FBI. You know the drill..
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”