Prime minister Abdiweli gets a visit from EU (pictures)

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Prime minister Abdiweli gets a visit from EU (pictures)

Post by Coeus »

I hate how the EU sends black people to give white mens message. Just as the US always sends a black goverment official if it wants to speak to TFG. Its f-king pathetic. It was also why Mahiga was choosen...Anyway im gonna stop ranting now.


Image


R/wasaaraha Soomaaliya C/weli Maxamed Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo ay hoggaamineeysay ku xigeenka xoghaya guud ee Q/Midoobay ee dhinaca bani’aadanimadda.

Wafdigan oo duhurnimadii maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay si toos ah u abaareen xafiiska R/wasaaraha halkaas oo ay kulan kula qaateen, kaas oo ku saabsanaa sidii loo taakuleyn lahaa dadka tabaaleysan loona sugi lahaa amaanka .

R/wasaaraha oo kulankaasi kadib saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in haweeneeydaasi ay ka wada hadleen sidii loo ballaarin lahaa gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee tabaaleysan iyadoo dowladduna ay sugi doonto amaanka.

Sidoo kale haweeneydaasi ah ku xigeenka xoghayaha guud ee Q.Midoobay ee dhinaca bani’aadanimada Floria oo hadashay ayaa sheegtay in ay ku faraxsantahay wax qabadka xukuumadda R/wasaare C/weli isla markaana ay rajeyneeyso in ay ku guuleeysan doonto suguda amniga guud ee dalka.

Wafdigan ayaa ah kii ugu horreeyay ee ka socda Q/Midoobay gaar ahaan dhinaca Bani aadanimada oo dalka soo gaara tan iyo markii uu bollowday gurmadka lagu badbaadinayo dadka tabaaleeysan.

Image
Image
Image
Image
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”